MAXAA CUSUB:
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 1 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 2 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 3 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 4 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 5 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise


Geeridii Rasuulka (SCW)
Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.

Qisaddii Nabi Ismaaciill (SC)
Sababtii keentay in Illaahay amro Nebi Ibraahiim inuu bireeyo Wiilkiisa Ismaaciil CS.Sababta keentay in Nebi Ismaaciil CS la amro in la bireeyo xaqiiqada Illaah baa garanaya, balse sida la sheegay Nebi Ibraahiim CS ayaa sadaqeeyey 1.000 Neef oo Ari ah, 300 oo lo'ah iyo 100 Neef oo Geel ah, wuxuuna…

Wadaddii Rasuulka
Rabi isaga oo amaanaya Rasuulkiisa s.c.w, wuxuu leeyahay: "Waxaad ku sifowday akhlaaqda tan ugu wanaagsan" (Al-qalam4) Akhlaaqdaas waxaa ka mid ah in dadka lagu kasbado jaceyl, hadal san, dhaqan fiican, wax bixin (deeqsinimo), anshax wanaagsan.

Sadexddii Ilmood ee yaraan ku hadlay
Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Reer banii Israa'iil dhexdood" saddex qof keliyaa iyagoo (ilmo dhashay) ah hadlay. Mid wuxuu ahaa nebi Ciise (C.S.) mid kalena wuxuu ahaa Jureyj Saaxiibkiis. Jureyj wuxuu ahaa nin saalix ah oo Cibaado badan, Wuxuu dhistay mowlac…

Sifaadka Sawjada Muslimada ah
1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda Ilaaheed oo haddana saalixad ah. 2) Waxaa laguyaqaan inay tahay tii xafidda maalka ninkeeda iyo jirkeedaba marka uu maqan yahay.

Quluubta waxay udhexaysa Qalayl iyo Raxmad
1) Qaluubta , axwaashooda iyo noocyadooda: Waa maxay qalbigu? Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu'aadka Insaanka oo Ilaahayna Ka hadlay, waana guriga / hooyga Imaanka , Taqwada, Ixtiraamka, Thikriga, Jacaylka iyo Nabadgalyada

Towbadii Wiilkii Hooyadii Caasiyey
Wuxuu hadal ku bilaabay wiilkani: Allow ii dambi dhaaf dambiga aan hooyaday ka galay. Aabahay wuxuu dhintay aniga oo yar hooyaday baa isoo korisay oo la rafaaday koriimadeyda, aniga keligeey beey caruur iga haysatay. Waxay i gelisay iskuul si aan cilmi u yeesho

Gabaryahay inta aan lagu xisaabin is xisaabi
Waxaan qisadaan u soo gudbinayaa akhris-tayaasha muslimiinta ah gaar ahaan gabar kasta oo muslimad ah inay ahaato mid ku cibro qaa-data qisadaan, nafteedana xisaabiso inta aan Alaah xisaabin.Tuke, ku mahadsanid falcelintaada iyo fikraddaada gurracan ba" Xasan Sh. Xuseen Warfaa"
Alsunnah Center:Sunday,June,24,2012 Haddii aan, sida aad rabto adigu, isku koobo Qur'aanka oo keli ah, aragtida aad ka hadashay waxa beeninaya isla Qur'aanka laftiisaDumarka iyo Maamulka Xukunka Shareecada Islaamka "Xasan Sh. Xuseen Warfaa"
Alsunnahc Center:Monday,Jumada Al-Akhir,07,1433 Sideedaba doodda ah gabadhi madax ma noqon kartaa waxa ay bilaabantay xilli danbe oo fahanka diinta iyo u fiirsiga axkaamta sharcigu ummadda gabaabsi ku noqdeen.

Cabdullaahi Binu Xudaafa Al-Sahmiyi
Sheekada la xiriirta la kulankiisa uu la kulmay boqorka Kisraa, waxay ahayd sannadkii lixaad ee hijriyada, ka dib markii uu go'aansaday Rasuulka (scw) inuu u diro qaar ka mid ah asxaabta boqorada cajamta (aan carabta ahayn),

Dadaalka Salafka
Qalbiga hadduu ku xiran yahay Alle waxaan shaki lahayn inuu jeclaanayo salaada, sidaa awgeed ayuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu ahaa mid jecel salaadda,

Shaydaanku cadow ayuu idiin yahay
Waxaa diyaariyey Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi) Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya inuu dhumiyo,

Ogow Quruxi Waa Diin
Dadku damaca guud iyo dusha waa kawada simanyahay, misna kala damiir roon, dariiqaad mareysiyo lamadiidi karo calaf, hadana dood kala tiri damanihii hurdaya dibi dhaley saciisuye ileen doqon calaf maleh.Qoyskaaga dacwada u kaasho W/Q Sheekh Axmed Cabdi Samad
Rabbi ayaa muslimiinta faray inay dadka diinta ugu baaqaan iyagoo ay dar Alle ka tahay, cilmi iyo xikmadna adeegsanaya. Taa waxaa ka dhalanaya in muslimka diinta ku baaqaya uu u adeegsado diinta fidinteeda iyo difaaceeda wax kasta oo Ilaahay uu siiyey, sida: cilmiga, caqliga, khibrada, xoogga, xoolaha…Calaamada Qiyaamha Ee rasulku shegay oo si baraktis ah loo arkay subxanalah
Waxaa uu rasulku shegay kontameeyo kamid ah calaamadaha qiyaamaha.Ila Qosol Nin madaw oo xaramka ku dhacay oo is moday in uu xuural caynti janada la jogo sh cariifi
Waxaa qisadaansoo warinaya ama ka shekeynaya sh cariifi waa nin madaw oo xaramka ku dawaafayaQiso!!! Saxaabiyad Towbad keentay هلكت واهلكت Iyo Abuuhorayra
Alle wa naxariistaa wuuna ku farxaa adoonkiisa u soo laabta ee xumaanta ka soo toobad keena ee ku dalaal walaal in aad ka toobad keento wixii macsi ah.QISO ÙCajiib!!!WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,06,000 QOF
QISO WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,006,000 QOF Waa qisaska aan ugu talagalnay in ay umada wax ka badalaan qof walbana uu goansado sidii uu gacantiisa ugu soo islaamin lahaa umado fara badan amaba uu u naftiisa wax uga badali lahaa ogaada ilaa nafteena aan wax kabadalno alle wax naga badali…Dig Niin Ku Socota dadka ISticmaala facbooka Iyo skyba Qiso cajibadan
Dig Niin Ku Socota dadka ISticmaala facbooka Iyo skyba Qiso cajibadanز Waxaa jira dad ku shaqaysta tuuganimo iyo been aladahaasna ka dhex ugaarta dadkaas oo waliba u sii badan curaafaystayal iyo faalalowyaal sida qisada aad ugu tagi doontaan. Hadaba ka digtoonaada dadkaas

SaLmaN Ciise: Qisas Qisas
SaLmaN Ciise: qisooyinkan ayaan waxaan kasoo qaatay muxaadirooyin kala duwan waxaan jeclahay in aynu kaheli doono xiiso iyo weliba in ay tusaale inoo noqdaan qisada ugu horeesa ee aan rabo in aan ku bilaabo waa sidan

Michael Jackson walaashiis oo muslimtay talow muslinimada ma afkey moden.
Michael Jackson walaashiis oo Muslimtey laguna aroosayo magaalada Doha ee Qadar

Hal lug ayuu habayn dhan ku tukada salatu laylka ilaa fajarka
Hal lug ayuu habayn dhan ku tukada salatu laylka ilaa fajarka Cajabul cujaabQiso:Geeri Kutimid Habenka Aroskeda!!!!!
Qisadan waxaa nosoo gudbisey gabadh ka mid ah gabdhaha Altaqwaa.Qisadii Mumtaas iyo Macalinkii Sports-ka
Qisadii Mumtaas iyo Macalinkii Sports-ka Qisadaan waxaa inoo soo qorey walaalk ka mid ah gabdhaha Altaqwa waxeyna ku dhacdey ardey ka mid ah ardeydeeda diinta islaaamka ay barto,Mumtaas iyo Geesinimadeedi waxeyna ka dhacdey wadkana Sweden>>>Qiso wax ku qaadasho mudan.
Qisadan wa mid murugo ku dheehantahey, waa qiso wax ku qaadasho mudan , waxaa soo qorey gabadh ka mid ah gabdhaha qolka somali islamic altaqwa netwaork>>>

Qiso ku saabsan qaatumo xumada
Qiso ku saabsan qaatumo xumada Allaah baa mahadi u sugnaatay dhamaanteed allihii islaam naga dhigay Nabad galyo iyo naxariis ha ahaato midkii kheerka ina baray mugdiga naga saray iftiinka inoo soo saaray Muxammed rasullullah sallaahu caleyhi wa sall
