Qiso ku saabsan qaatumo xumada

1
Wednesday January 16, 2013 - 13:24:53 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiso ku saabsan qaatumo xumada

    Qiso ku saabsan qaatumo xumada Allaah baa mahadi u sugnaatay dhamaanteed allihii islaam naga dhigay Nabad galyo iyo naxariis ha ahaato midkii kheerka ina baray mugdiga naga saray iftiinka inoo soo saaray Muxammed rasullullah sallaahu caleyhi wa s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qiso ku saabsan qaatumo xumada Allaah baa mahadi u sugnaatay dhamaanteed allihii islaam naga dhigay Nabad galyo iyo naxariis ha ahaato midkii kheerka ina baray mugdiga naga saray iftiinka inoo soo saaray Muxammed rasullullah sallaahu caleyhi wa sall SaLmaN Ciise: <<(01/16/13 5:02 AM EST)>>

( Intaas ka dib wallaayaal)
waxaan idin soo gudbineena qiso yar oo ka hadleeso
qaatumo xumada iyo daciifnimada nafta bin aadmiga ay leedahay
waxey ku dhacday qisadaan wiil dhalin yaro ah
waxeyna ku bilaawaneysa qisada sidatan
waxuu ahaa wiil dhalinyaro ah wuxuu ahaa mid fiirsada filimada
fasahadka ee xun-xun wuxuu ahaa mid waqtigiisa Ku ciyaaro
cimrigiisana dayacay wuxuu gurigiisa soo dhigtay oo soo

diyaarsaday aalada fasahaadka ah ee kumbiitarka
qadkina wuu soo xertay wuxuu bilaaway inuu u diro asxaabtiisii
sawirada xun xun asagoo indhaha ugu maceenaayo naftana raaxo
moodo muusan kaharin arinka illaa uu sii dhax galay gadidooda mooyee
wuxuu lawadagai jiray asxaabtiisa dirista iyo gadida aflaanta iyo
sawiradaxun-xun wuxuu ahaa mid dhigan jiray dugsi sare markii u
dhamaayay dugsigii sare buu bilaaway jaamacad asagoon
aqoonin waxaan aheyn gabdhaha xun iyo aflaanta xun-xun ee
xaaraanta ah Maalin maalmaha ka mid ah buu wiilkaasi ka yimid
jaamacadii una soo deg-degay gurigii xilli danbe oo habeen ah buu
yimid gurigii wuxuuna horay ka diyaarsaday oo daartay kumbiitarkii
albaabkii qolkana xertay si ay qof ugu soo galin una arkin aflaanta
xun ee uu daaranaayo balse wuxuu ilaaway midka aan laga dhuuma-
karin ee allaah waxa uu yeeray yeerihii allaah oo masaajidkii ba laga
adimay salaadii subbax iimaanki qalbigiisa ku jiray ba dhaqajiyay oo
damcay wiilkii inuu aado saladda subax Laakiin sheydaankii baan
noqday mid ka xoog batay oo ka reebay sallaadii inuu aado
Hooyadii baa albaabka ku soo garaacday wiilka in badan Ayadoo leh
kac wiilkeygoow sallaada baa la garay ka kac hurdada
wuxuu ku jawaabay wiilkii waayahay hooyo muusan ka fa,ideesan
cafimaadkii iyo xoogii iyo dhalinyaranimadii oo muusan aadin
salaadii subax isla Habeenka


Golaha Isbadalka soomaliyeed


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip