SaLmaN Ciise: Qisas Qisas

0
Tuesday January 01, 2013 - 20:02:27 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SaLmaN Ciise: Qisas Qisas

    SaLmaN Ciise: qisooyinkan ayaan waxaan kasoo qaatay muxaadirooyin kala duwan waxaan jeclahay in aynu kaheli doono xiiso iyo weliba in ay tusaale inoo noqdaan qisada ugu horeesa ee aan rabo in aan ku bilaabo waa sidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SaLmaN Ciise: qisooyinkan ayaan waxaan kasoo qaatay muxaadirooyin kala duwan waxaan jeclahay in aynu kaheli doono xiiso iyo weliba in ay tusaale inoo noqdaan qisada ugu horeesa ee aan rabo in aan ku bilaabo waa sidan Asxaabi ayaa maalin maalmaha kamid ah ayuu wuxuu u adkaysan waayay gaajo kadib wuxuu usoo baxay suuqa iyadoo ay gaajo dabada kariixayso kadib markii uu suuqa in cabaar ah marmaraayay ayuu wuxuu helay kiish ay kujirto silsilad luul ah oo aad uculus aad ayuu ufarxay asxaabigii wuxuuna soo qaatay kiishkii wuxuuna keenay gurigiisii daqiiqado kadib ayuu banaankii ubaxay saa wuxuu arkay oday duq ah oo ordaayay oo ku qaylinaya waryaa kiish arkay war yaa kiish arkay warcidii argtay


waxaan siinayaa 500 oo dirham asxaabigii ayaa waxa uu istusay in uu luulkan ubaahanyahay maadaaba uu faqiir yahay lacag badan uu ku helayaayo oo aad ubadan kadib ayuu wuxuu is tusay war xaraan ayay noqonaysaa ee 500 boqol oo dirhan iska qaado oo baahiday iskaga tir kadib wuxuu udhawaaqay odaygii wuxuuna ku dhahay ina keen anaa kiish haye

wuu kaxeeyyay intii uu jidka sii socday ayuu is tusay oo maad 5000 boqolna ilaahay dartii ula baxdid odaygii ayuu sualay kiishka kaamaqan waa noocee maxaase ku jiray odaygii ayaa sheegay kiishkii iyo wax ku jiray kadib ayuu ku dhahay waa kan kiish kaagii ee qabso markii odaygii uu damcay in uu siiyo 500 ayuu ku dhahay maya maqaadanaayo ilahay ayaan wax wanaagsan karajay nayaa odaygii dhowr jeer ayuu kusoo celceliyay in uu qaato laakiinse kama uusan aqbalin in mudo ah kadib ayaa asxaabigii wuxuu raacay doon kadibna doontii ayaa xumaatay kadib

dhamaan dadkii saarna doonta way dhinteen asxaabigii ayaa kasoo hadhay isagoo dulheeheebayay alwaax doonta kajabay alwaaxii wuxuu saarna maalin iyo maalin badhkeed kadib alwaxii ayaa wuxuu kusoo caariday xeeb taas oo ay ku noolyihiin dad muslim ah asxaabigii masaajidka ayuu soo abaaray halkii ayuu quraan ku akhristay isagoo quraankii akhriyaya ayay dadkii maqleen wayna ku soo xoomeen waxayna usheegeen in ay la aayeen cid quranka barta waxayna ka codsadeen in uu quraanka baro wuuna yeelay halkii ayuu taclin ka bilaabay waxayna mudo kadib usheegeen dadkii in uu iskala joogo oo ay gabadh u guuriyaan

waxay usheegeen in ay rabaan in ay uguuriyaan gabadh agoon ah oo xogaa yar haysata wuu diiday hasa ahaateen way ku khasbeen in uu gabadhaa guursado kadib wuu aqbalay markii asxaabigii gabadhii losoo gelbiyay oo loosoo guri galiyay ayaa mise gabadhu waxay xidhantahay silsiladii uu berigii helay ee luulka ahayd asxaabigii waxa uu markaliya kajeesanwaayay gabadha luqunteedii dadkii gabadha soo gelbiyay waxay kala garanwaayeen in uu macalinku fiirinaayo gabadha luqunteeda iyo in uu fiirinaayo silsilada waayo mudo 10 daqiiqo kudhow ayuu markaliya kajeesanwaayay gabadha luqunteeda mid kamid ah dadkii gabadha soo gelbiyay ayaa waydiiyay asxaabigii macalin waad naga yaabisaye maxaad fiirinaysaa asxabigii ayaa dhahay silsiladan ayaan fiirinaaya oo aan beri helay kadib sheegadii ayuu kasheekeeyay kadib dadkii ayaa ku dhawaaqay alaahu akibar waxayna sheegeen in gabadha aabeheed uu dhihi jiray silsiladan ayaa intay iga luntay ayaa nin muumin ah ayaa ii helay ilahay waxaan kabaryayaa in uu ninkaa nakulansiiyo

gabadhayda ayaan uguurinlahaaaye isagoo sidaa dhahaya ayuu dhintay gabadhii uu dhihijaray waan guurinayaana waatan caawa arooska kuu ah iyada iyo silsiladiiba markaa gabadha waxaa dhalay oadaygii uu asxaabigu uhelay silsilada gabadhii asxaabigii 2 carruur ah ayay udhashay kadibna way gooriyootay labadii carruurta ahaana waa geeriyoodeen ninkii silsiladii ayaa soo hadhay wuxuuna kamid noqday taajiriintii reer makka.

Qisadaan waxaan kaqaadaneynaa wanaaga baadi celinta iyo alla dartii xoolaha loga tago in allaah dib kuu dhaxaliin doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip