Qiso:Geeri Kutimid Habenka Aroskeda!!!!!

0
Thursday January 03, 2013 - 03:42:37 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 4270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiso:Geeri Kutimid Habenka Aroskeda!!!!!

    Qisadan waxaa nosoo gudbisey gabadh ka mid ah gabdhaha Altaqwaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qisadan waxaa nosoo gudbisey gabadh ka mid ah gabdhaha Altaqwaa.
Geeri Kutimid Habenka Aroskeda!!!!! (waa sheko dhab ah)

Gabadhan muslimada ahi markay tukatay salaadedi maqrib,waxay marsatay make up wa waxyabo dumarka lagu qurxiyo kamidah waxay xeratay dharkedi aroska ayado isku diyarinaysa xaflada aroskeda,waxay maqashay aadanka salaadi cisha waxayna xasusatay in aysan weyso qabin gabadhi waxay tiri hooyo waxan ilaway weysadi wanso weysa qaadanaya salaadi cisha ayan so tukan ,gabadhii hooyadeed way naxday waxay tiri gabadheydi miyad waalatay? martida aday kusugayaan inay ku arkaan ! oo kawaran make upki lagu mariyay? make upka wuu wada dhaqmayaa hadaad biyo kutabato!!waxayna kusii dartay hoyadii:hooyadaa baan ahay waxana ku amrayaa inadan salaada tukan hada!hoyadi waxay kusi dartay wlhi hada dhaqdo make upka wanka caroonayaa''


Gabadhii waxay ku jawabtay walaahi ban ku dhartay inaan halkan ka dhaqaaqaynin ilaa aan ka tukado salaadaydii cishaha!hooyo waa inaa ogaataa in aan allah lagu caasi karin allah aso ku abuuray! hooyadi waxay tiri kawaran martida kusugaysa markaad hortagtid adigo make up la,aan ah?maku quruxbadnaanaysid indhahoda wayna kugu qosli donan!

Gabadhii ayado dhoolacadeynaysa ayaa waxay weydisay hooyaded :hooyo mawaxad ka murgaysaa inan ku quruxbadnan wayo indhaha dadweynahas isu yimid?kawaran allahii i abuuray?waxan ka walwalsanahay saladayda wayo hadan katago kuma quruxbadnanayi indhahisa;waxayna bilowday inay weyso qaadato make upkina waa uu dhaqmay dhamantis,lkn dan kamaysan yelan,kadib waxay bilowday salaadi cishaha waqtigi laso gaaray sujuuda ,ma aysan daremin waqtigani inuu yahay waqtigii ugu danbeyay nolosheda!allahu akbar waxay ku dhimatay ayadoo usujuudsan khaaliqii abuuray !khaatumo wanagsan ayay ugu dhamatay ayadoo ah gabadh adecday amarka rabiged swt!

Qisadan qofki maqlo aad buu udaremaya ,waxay dooratay inay rabigeed adeecdo allana wuxu ku abalmariyay in u nafsadeda ku oofsado mesha ugu quruxda badan ee ruux muslim ah nafta loga qado!waxay rabtay inay rabigeed u dhawaato allahna wuxu ku ofsaday mesha qofka muslimka ahi uu ugu dhawyahay rabigii khalqay subxanalllah!!

Walashayda muslimada ahay qayaas bal hadii aad joogi lahayd boskeda?maxaad samayn lahayd?yaase dooran lahayd?inaad dadwaynaha hortoda ku quruxbadnatid ama allahii ku abuuray hortisa?ma hubtid adiga daqiiqadan inay tahay tii kugu danbeysay!qof ogna majirto waqtiguu dhimanayo,
marabtaa inay geerida kutimado adigoo xijabkii lagu amray aadan wadan?maxad doranaysa?inaa nafsadada farxad gelisid xijab la,anta?ama rabigaa farxad gelisid oo lagu ofsado adigoo sita xijabki uu ku amray rabiga?adiga gabadhan xeriirka la leh rag aanan ku qabin diyaar ma u tahay ina la kulanto rabiga?beri maxad dooranaysaa nolosha adunyo farxadeda mise tan aakhiro?allaha nagu toosiya anagoo farxad gelinay rabigen swt,

Waxana urajeyna qofkasto aqriya warqadan khatumo wanagsan inu ilaahay ugu dhameyo noloshisa ;;,,waxa shegay qisadan sheikh,,abdul mohsen al ahmed;,waxay kadhacday abha wadanka saudi arabia fadlan si gudbi si walalaha kale ugu cebra qatan allaha ku xafido qisadan waxay iguso gartay english ahan waxan isku dayay inan fisiro inta an awodo si gabdhaha walalahay salada an ugu dhiirigeliyo iyo xijabkaba waxan qaldayna allaha iga cafiyo asc wr wbrkt.

Golaha Isbadalka Soomaliyeed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip