QISO ِCajiib!!!WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,06,000 QOF

0
Saturday December 29, 2012 - 20:35:51 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 8562
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    QISO ِCajiib!!!WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,06,000 QOF

    QISO WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,006,000 QOF Waa qisaska aan ugu talagalnay in ay umada wax ka badalaan qof walbana uu goansado sidii uu gacantiisa ugu soo islaamin lahaa umado fara badan amaba uu u naftiisa wax uga badali lahaa ogaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QISO WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,006,000 QOF Waa qisaska aan ugu talagalnay in ay umada wax ka badalaan qof walbana uu goansado sidii uu gacantiisa ugu soo islaamin lahaa umado fara badan amaba uu u naftiisa wax uga badali lahaa ogaada ilaa nafteena aan wax kabadalno alle wax naga badali mayo

Hadaba walal qisadaan oo si dhab u dhacday waxaa lagaa rabaa in ad ku fakarto sidaas oo kale in aad ugu adegto diinta alle mahan oo kaliya akhris in aad uga tagto marka aad dhamayso go aanso in aad u istaagto dacwada alle iyo barashadi kitaabka alle.

hadaba qisada ayaan bilaabi doonaa qisadaan oo si rasmi ah uga soo gurinay ayan u qori dona balse codka sh nabil cawad ayaan idin maqashinay xaqiqadeeda hadaba qisadii iyo bilowgedii l asoco



JAADALAH AL QUR,AANI

Ku dhawaad 50sano ka hor waxa jiraynin da,diidiisu aad uweyntahay o turki ah 50sanno jir ah magaciisu wuxuu ahaaibraahim wuxuu lahaa dukaan lagu iibsho cuntooyinka

Wuxuu ku yaalay dukaankaas dabaq aydaganyihiin qayb ka mid ah reer yahuud ah waxaana ujoogay reerkaas wiil ladhaho jaad oo 7sanno jir ah

Jaadwaxaa joogta u ahayd inuu dukaankas kasoo gado waxyaabaha guriga loogabaahanyahay intuu ibraahim oo ah ninkatukaanka leh adeega ugu maqanyahay wuxuu maalin walba xadi jiray shukulaato,

Maalin maalmaha kamid ah jaad wuxuu iloobay inuu xado shukulaatadii kadib ibraahim ayaa uyeeraray wuxuunausheegay inuu iloobay inuu xado shukulaatadii uu malin walba xadi jiray ,jaad markuu intaas maqlay baqdin iyo argagax baalasoo darsay waayo wuxuu uqabay ibraahim inuusan ogayn wuxuu xado maalinwalba ,jaad wuxuu ka codsaday ibraahim inuu ka raaliahaado oo uu cafiyo,wuxuuna balan qaaday inuusan mardanbe shukulaato xadidoonin

Lkn duq ibraahim oo ahaa qof naxariisbadan wuxuu ku yiri mar danbe nolashaada wax ha isku dayin inaad xaddo maalinwalbana markaad sii baxayso shukalaato baad leedahay jaad wuu farxay wuuna ku qancay arrintaan,

Sannado badan ayaa lagasoo gudbay duqibraahim iyo jaad waxay udhaqmaan sidii dad is dhalay kalsoonidoodii waysiyaaday,jaad intas wixii ka danbeeyayhadduu la kulmo dhib ama ciriiri wuxuu u imaan jiray ibraahim suu ugu sheegtodhibta haysata,markuu usheegto ibraahim wuxuu siin jiray marwalba kitaabwuxuuna ka dalban jiray inuu furo bog ka mid ah kitaabkan kadibna waxaa u akhrinaya oday ibraahiim labadaa bogee uu soo doortay jaad,

Kadibna markii uu akhriyo jaad labadas bog wax walba wey uhagaagaanwalwalkuna wuu ka tagaa ,

Sanado badan baa gudbay labadoodiinamarwalba way isku soo dhawaanayaan ibraahim oo ahaa nin turki ah oo da,diisuaad uweyntahayna dhaqanka suuban ee uu kula dhaqmayo wiilka yahuudka ah aad buumarba maka ka danbeyso usii wanaagsanaanayaa,17 sanno kadib jaad wuxuu jirsaday24sano,ibraahimna 67, wuu dhintay oo waqtigii ibraahim wuu soo dhamaaday allahaunaxariisto sanadii 1985 inta uusan dhiman ka hor ciyaalkiisii wuxuu uga tagaysanduuq waxuuna ku riday dhexdiisa kitaab waana kitaabkii uu jaaad tusi jiraymarkuu ugu yimaado dukaankiisa wuxuunakala dardaarmay ciyaalkiisa inay hadiyyad ahaan usiiyaan jaaddalah markuugeeryoodo,

Jaad wuxuu ogaaday in uu geeryoodayibraahim kadib markii sanduuqii hadiyyadaahaa loo keenay,intaa kadib aadbuu umurugooday jaad wajigiisuna wuu is badelay waayo ibraahim wuxuu ahaa kankaliya ee farxada ka sameysta marwalbana caawin jiray,

Waqti dheer kadib jaad dhib baa lasoodaristay wuxuu soo xasuustay sanduuqii uu uga tagay ibraahim wuxuu soo saaray sanduuqii kadibna wuu furaywaxuu ka helay kitaabkii markuu akhriyo murugadu ka tagi jirtay ,jaad wuxuu furay bog ka mid ah kitaabkii nasiibdaro wuu awoodi waayay inuu akhriyo waayowuxuu ku qoranyahay luuqada carabiga asna ma yaqaan carabi,wuxuu u tagaywiil kaso jeeda tunusia oo ay sxbo ahaayeen wuxuu ka dalbaday inuu u akhriyo 2bog o ka mid ah kitaabkaan ,wuu u akhriyay ka dibna wuxuu usharaxay dhibtahaysata wiilkii tunusiga ahaa ayaa xaliyay jaad aad buu uyaabay wuxuuna waydiiyay kitaabkan mar walba xalka u ah dhibaatooyinkiisa magaca ladhaho,tunusigii wuxuu ku jawaabay waa kitabka quraanka kariimka ah eemuslimiintu ku dhaqmaan ,jaad wuxuu lasoo booday see ku noqdaa muslim ,wuxuuugu jawaabay inaad ku dhawaaqdo shahaadada shareecadana aad ku dhaqanto,

Jaaad saanuu ugu jawaabay diintana uukusoo galay:

اشهد ان لااله الا الله واشهد ان محمدا عبده ورسوله

Nolashiisii markuu diintasoo galay

Wuu islaamay wuxuuna la macag baxayjaaddalah alqur.aaniyi,wuxuuna udoortay magacaan weynayn uu ku weynaynayokitaabkan noloshiisa baalka dahadka ka galay,wuxuuna go,aansaday noloshiisainta ka dhiman inuu kitaabka alle u adeego ,wuxuu si fiican u bartay kitaabkawuuna xifdiyay wuuna fahmay,wuxuuna bilaabay inuu dacwo ka faafiyo wadamadayurub wuxuuna alle usababay umad badan inay diinta soo galaan oo asagu sababunoqdo waxaana dadkaas lagu qiyaasaa 6,000 oo isugu jira yahuud iyo christians,

Maalin maalmaha kamid ah asagoo rogrogaya waraaqihii hore wuxuu furay qurankii uu hadiyadda usiiyay ibraahim wuxuuka helay bilowga kitaabka qaarad ku sawiran, waxana ku sawirnayd qaarada africawaxaa

ku saxiixan ibraahim kitaaabkadhamaadkiisa waxa ku qoran

{ادع الي سبيل ربك بالحكمة والموعظة الحسنة}

Wuu fahmay wuuna ogaaday inay tahaydardaarankii ibraahim wuxuunago,aansaday inuu sameeyo ,wuu ka tagayyurub wuxuuna dacwa ila laah u aaday kenya ,koonfur suudaan,uganda, iyo dalalkau dhaw.wuxuu soo islaanshay qabiilka ZOLLO oo ka kooban in kabadan 6,000,000, qof

GEERIDII JAADALAHALQUR,AANI

Jaad alqur,aani ,oo u go,ay dacwadaalle wuxuu diinta islaamka dowrkiisa ka qaatay 30 sano noloshiisana alluuuhibeeyay iyo dacwada alle asagoo sabab unoqday inay gacantiisa ku islaamtaymilions kala haysta diimo kala duwan lkn aan xaq ahayn baadilna dhexdabaalanayay ayuu alle jaad usoo diray ,

Waxay geerida xaqa ahayd utimidjaad sanadii 2003dii xanuuna lasoodarsay awgood oo africa ku helay asagoo gudanayay waajibaadkiisa dacwada asagoojiray markaas 54sano oo uu ku dhameystaysidii alle ugu tala galay allene uu oofsaday asagoo raali ka ah ilaahnanaxariistiisa haka waraabsho intas kuma dhamaan qisadu lkn!

Hooyadiis oo yahuudiyad ahayd markaasjaamacadna macalimad ka ahayd way islaantay sanad kadib geeridii wiilkeedaayadoo 74sano jir ah waxay leedahay sidan:waxa lasoo dhaafay 30sano anuguna waxan dagaal kula jiray saanwiilkayga diinta islaamka uga soo bixin lahaa uguna soo celin lahaayahuudnimada! Lkn wax walba wan sameeyay si walbana wax waan ugu sheegay waanawoodi waayay inaan ku qanciyo yahuudnimada,lkn ibraahim oo ahaa nin aan cilmilahayn wuu awooday inuu badalo diintiisa,da,adiisuna ay aad uweynayd walaahi tani waa diin saxan

Markaas kadib ayadoo 74sano jir ahwaxay dacwada ka faafin jirtay koonfurta sudan

Hadaba maxaa sababay inuu jadalahislaamo ?

Jaadalah ayaa yiri:17sanoibraahim ima uusan oran gaal ama yahuudi iskadaa wax kale imuusan oransoo islaam ,intaasoo sano ugama uusan sheekayn islaamka iyo diinaha kaleba,

Qof da,diisu aad uweyntahay cilmi aanlahayn ayaa qalbiga cunagaan yaraantiisii badaley ilaa uu islaamka soo galaynasababna unoqday waa ibraahimee kadibna ay jaaddlah gacantiisa kusoo islaameenintaasoo milyan oo dad ah ,

FG:qof walba oo muslima waxa kasaaran xil inuu diinta faafiyo, haduusan awoodin in laga helo akhlaaqda diintawaayo gaalku markuu arko adoo kudhaqmaya diinta islaamka waxa soo jiidanaysa akhlaaqda wanaagsan ficilkaasnaalle agtiisa ajarbaad ku helaysaa lkn haddii gaalka wuxuu sameeyo aad kadabosameyso diinta islaamka dan kama galayo ,ugu danbeyn walalayal qisadaas cibrohaloo qaato hana lagu dhaqmo

إن الله لايغير مابقوم حتى يغيروا


Waxaa soo diyaarshay

Golaha Isbadalka Soomaliyeed



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip