Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo

0
Friday February 15, 2013 - 01:57:06 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 6155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo

    Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo............

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo............
Maalinba waxaa loo yeeray haweeneyda meydka dhaqda si ay u dhaqdo gabar ka geeryootay cid xaafada ah. Markas ayeey u tagtay gurigoodii kadib ayaa lugu dhahay qolkan ayey ku jirta markay gashayne isla markiiba Albaab kii ayaa gadaal looga

soo Xiray, way qaraacday waa laga furi waayey, cabsi baa gashay kadib ilaah bay Talo saaratay waxay damacayin ay meydkii dhaqdo laakiin si lama filaan ah ayeey waxay aragtay gabadhii oo wajigeedii uu sidii dhuxul uu madoowaaday subxaanallah way argagaxday, way acuudu bileysatay waxay guda gashay inay meydka dhaqdo Hadana Gabadha jirkeedii ayaaba kala daadanaya sidii suufka oo kale kala bax'baxayana Inaalilaahi wa'inaa ileeyhi Rajacuun!!!
way naxday waxay go'aansatay markaan inay allaah dartiis ku dhaqdo si dhaqsa ah , Way dhameeysay kadib albaabki ayay qaracday kuna dhahday waa dhaqee iga fura, waa laga furay dadkii way aamini waayeen inay dhaqday. Haweeneydii way carartay xaafadeedi bay tagtay Mudo 3malin ah ayey oyneysay ayadoo cinana la hadlin, kadib ayey sheikh u tagay una sheegtay qisadii,waa maxay bay dhahday sababta? markaa ayuu sheikhii ugu jawaabay waxuu yiri ''wajiga madoowga waxa waaye salaada
ayeyna tukan jirin, midkale ee ah jirkana waxaa weeye ayadoo Xijaabnayn ayeey dibadaa aadi jiritay oo qawan.. Suhbhanalllah.

Markas ayeey cidii gabadha dhashay u tagtey waxay waydiisay
gabdhiini qisadeeda maxay aheyd oo sidaan ugu dhacay? misane isla jawaabtii ayeey siiyeen.

Qof kastoow Salada dhoowr Gabar kastaayna Xijaab la'aane iska ilaali...Qofkastoow Salaada haka tagin ileeen taru-salaadka sidaas baa u dabeyso in Wajigiisa sidii dhuxusha noqdo.

Ya rabbi adigaan kaa Magan galnay Ciqaabtaada iyo Caradaada. Ameen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip