
Qisada Xaarisah ibnu Suraaqah
Sheekadaas oo ahey In nabiga s,c,w UU dadka ugu yeeray u bixida
		
Dagaalkii Badar.Xaarithah Baa maqlay arinka dagaalka markaas buu
		
u Tagay hooyadiisOo aheyd hooyo waayeel ah wiilkeedana u jecel
		
saa,id ahJaceylka ayu qabto dartiis wey ugu baqan jirtay Kuleelka
		
qoraxda haduu istaago in uudhibo dabeeshana wey ugu baqan jirtay
		
Boorkeeda Markuu u yimid ayadoo mooda inuu ka dalban rabo
		
Guur si ay u aragto caruurtiisa Buuku yiri ,, Hooyo,, Waxey
		
tiriMaxaad dooneysaa Wiilkeygoow ? Waxuu yiri :Hooyo Rasuulka
		
alle scw Baa dadka ugu yeeray u bixid dagaal anna waxaan ka mid
		
ahay Kuwa baxaayo: Waxey tiri hooyo haiga tagin waan u darsan
		
doona bixidaada eeila joog ha iga tagin hooyoBalse muusan
		
sabirnee illeen waa janno dooneiney fasaxduu ka rajeenaya
		
lugaheeduu dhunkadaa madaxuu ka shumiyaa wuu tuugaa illaa ay
		
ufasaxday inuu aado dagaalkaAyadoo tiri wallaahi ma rajenayo
		
inaan cunnodha-dhamiyo illaa aad iiga soo laabato kadibna u
		
labistay dharkii dagaalkaoo hab siisay dhunkatay wiilkeedii markaas
		
buu ka tagay.Markii la baxay bey Muslimiintii fariisimo ka
		
sameesteen Ceelkii badaragtiisa Gaaladiina sooxaadiriin Dagaalka
		
illaa lagu dhawaaday inuubilaawdo Dagaalka,Xaarithah baa damcay
		
inuu ceelka aado si uu biyougu soo qaato ceelka oon daran oo
		
hayay Dartiis, Markii uu ku dhawaadayceelkii baa waxaa arkay
		
Saxaabi ahaa reer Banii Najjaar oo ilaalo ka hayayceelkawaxuu yiri
		
Subxaanallaah !! kani waa gaal doonayo inuu CeelkaNaga fidneeyo
		
Markaas buu fallaar la soo Baxay oo qaansadii dul saarayKadibna ku
		
riday xaarithah Markaas bey Haleeshay fallaartii xaarisah,Xaarisah
		
baa qeeliyay xanuunka fallaarta darteed Markaas buu dhawaaqay
		
iga soo gaara oo i badbaadiya balse cidi meysan Caawinin illeen
		
midgaalada ka mid ah bey moodeen xaarisah ba ku dadaalay si uu
		
fallaartaiskaga saro Balse muusan iska saarin illaa uu ka dhintay.
		
iLaaliyihii baa u yimid si u u fiiriyo qofka uu dilay MARKUU ARKAY
		
xaarisahinuu yahay buu yiri ''LAA XAWLA WALAA QUWATA ILLAA-
		
BI LLAAH ''Nabiga ayuu u sheegay arinka nabigana SCW wuu ka
		
cafiyay.Markii dagaalkii laga soo laabtay bey cid walbo sugeysay
		
qofkii ka maqnaadadkaas waxaa ka mid aheyd hooyo qalbigeeda
		
huraayo xiiso ay u qabtowiilkeeda darteed marki ay saxabadii soo
		
galeen badankood aysan aragwiilkeedii bey mid ku dhagtay oo
		
weydiisay wiilkeediiWaxuu ku yiri waa ladilay wiilkaadii .
		
Markii ay maqashay in la dilay bey xasuusatay jannadii iyowaxa loo
		
diyariyay shuhadada markaas bey tiri '' ALLAAHU AKBAR ''
		
shahiid weeye idin allejannada iiga shafeecayaa balse ninkii
		
baa ku yiri'' SHAHIID uma maleenayo shahiid '' sabab bey ku tiri
		
hooyadii,waxuu yiri wiilkaaga meysan dilin gaaladaYaa dilay
		
hadaba wiilkeygaasagoo la dagaalamayay gaaladaAsaagoo
		
kalimada tawxiidka difaacayayyaa dilay wiilkeyga bey tiri.
		
Waxuu ku yiri maya gaalo meysan dilinwaxey tiri hadaba yaa dilay
		
Meeyay wiileyga xaarisah ?Waxuuu yiri wiilkaaga waxuu dhintay
		
dagaalka ka hor muusan ka qeebqaadan dagaalkaba.
		
Markii ay maqashay intaa bey tiri AAWAY RASUULKIIALLAAH
		
S,C,WWAA KAAS SOO SOCDA B ALAGU YIRI DHANKIISIIBEY
		
AADAYayadoo indhaheeda ilmada daadinayaya bey nabiga scw
		
hortiisa fadhiisatay markas buu ku yiri waa tuma adi ?
		
waxey tiriWaa ummu XAARITHAH . MAXAD DOONEESA BUU KU
		
YIRI SCW ?waxy tiri hooyadii '' waad ogtahay jaceylka aan u qabay
		
xaarithah dadkadhanna wey ogyihiin ee ii sheeg saacadaan
		
wiilkeyga halkuu kusuganyahayHaduu jannada ku suganyahay
		
waan sabiri doonaaHadiise uu mida kale ( naarta) ku suganyahay
		
allaah wuu arki doonaawaxan sameeyo
		
( oo ay kala jeeday qeelo iyo ooyin iyo murugo )''
		
Wuu fiiriyay naxriis badnihii SCW Markaa buu ku yiri
		
Maxaad tiri ummu xaarisaay ? waxey tiri waxaad maqashaan iri .
		
Markaas buu hadana ku fiiriyay il naxariis leh waa hooyo murugo
		
u timidjaceylkeedii weysay indhaheeda ilmada qubayaan daal ka
		
muuqdosabarkii ka yaraaday markaas buu ku yiri
		
Maxaad tiri ummu xaarithah ? waxey hadana tiri waxaad maqashay.
		
waxuu ku yirayweyxak ummu xaarisaay ma waxaad mooday
		
Hal Janno kaliya iney tahay laakiinse ma ahee wa jannooyin badan
		
wiilkaagase xaarisahWaxuu asiibay jannada sareeso ee firdawsa .
		
Markey maqashay jawaabtaas bey indhaheedii ooyintii joojiyeen
		
waxey tiri Rasuul alloow jannada mu ku jiraa HAA buu ku yiri S,C,W
		
Markaas Bey Tiri '' ALLAAHU AKBAR '' .........................
		
kadibnaku laabatay gurigeediiAyadoo sugeyso inuu mawdku u
		
yimaadosi ay wiilkeeda ula kulantomeysan dalban lacag ama
		
qaniimooyinkiimidkooodna Balse waxey ku samirtay in uu
		
wiilkeedii jannado ku jiro ku dhex socdo miraha jannada cunaayo
		
xuurul ceyn uu guursaday ayadanau sheefeeco qaadayo
		
halkaasna kula noolaaneeso nolol tan u macaan ...
		
Waa sidaasi xaalada kuwa aduunka nacay ee aakhiro doortay naftooda bey
		
u huraan jannaa si ay u galaanShaleytee maxaan u diyaarsanay annaga
		
jannada siaan ku galno mise waan iska galeynaa jannada nimcda badan
		
camal la,aan Maya wallah taasi waa iska rajo ee allaah baa yiri
		
أَيَطْمَع٠كÙÙ„Ù‘Ù Ù±Ù…Ù’Ø±ÙØ¦Ù مّÙنْهÙمْ Ø£ÙŽÙ† ÙŠÙØ¯Ù’خَلَ جَنَّةَ نَعÙيمÙ
Ma wuxuu damcaa Ruux kastoo ka mid ah in la geliyoJannayu Naciim ''
Hadaba Hooyo iyo aabo eedo iyo adeer habo iyo abti iyo walaalooyin
		
Jannada camal bey rabtaa jannada waxaa la dhinac dhigay wax walboo
		
Nafta jeclaato ee naftaU diid nicmada maanta ee beenta ah si tan beri ee lagu
		
waarayou hesho insha allah taasi baa ah nicmo tan ugu weyn ee la helo ..
		
Wabillaahi Tawfiiq
		
BY: Walaalkiina SaLmaN Ciise
		

                      
                0            

Qisada Xaarisah ibnu Suraaqah
Xaarithah Ibnu Suraaqah Waa wiil Reer ansaar waxaa kasugnaatay sheeko Cajiib ah waxaa ka sheekeeyay asxaabu siyarka asalkeedana Kutubka Bukhaari Bey ku sugantahay