Qiso Aad Ii Saamaysay Igana Murjisay Waxaana jeclaaday In Aan Idiin Soo Gudbiyo (Ku Waano Qaado Walaalka Muslimka ahow)

0
Tuesday January 29, 2013 - 14:13:54 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 7080
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Qiso Aad Ii Saamaysay Igana Murjisay Waxaana jeclaaday In Aan Idiin Soo Gudbiyo (Ku Waano Qaado Walaalka Muslimka ahow)

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

. Qiso Aad Ii Saamaysay Igana Murjisay Waxaana jeclaaday In Aan Idiin Soo Gudbiyo (Ku Waano Qaado Walaalka Muslimka ahow)(somalislamic.net)

Qisadaani waxay ku dhacady wiil, waxa uu yiri wiilkaani waxan ku jiray waqtigii qaan gaarka ama shabaabnimada waxn aad u jeclaan jirat banaanka waan necbanan jiray in aan joogo gurigaa balnba balan ayay isku kay dhiibi jirtay waxaan ku soo laaban jiray guriga waqti danbe hooyaday aad ayaya iigu qaylin jirtay wana dhibsan jiray hadalkeeda ayadan walawal iyo hurdo la,an ayaa ku dhici jirtay.


Anigana waxan iska ilaalin jiray in aan guriga kulaabto iilaa ay ka hurodo hooyo waxay gaartay heer ay iska seexato lakiin warqad ayaya ii qori jirtay oo iigu dhajin jirtay kushiinka hortiisa oo ay ku qorantahay cuntada meeshay ii taalo iyo nuucay tahay waxaan saas ku socdo oo habeenkiina iska wareegaayo maalintiina iska hurdadaba heer waxay gaartay hooyaday xataa in ay warqada iigu soo qorto dharka kaawasaqa ii soo dhig bananka si aan kuu dhaqo subixii.
yaa alaah layaab badaana …..
Waxa u dhahay habeenkii danbe ayaan waqti hore guriga ku soo laabtay mase waxaa ii dhagsan warqad aad in laygu baahanyahay ay ku qorntahy laakiin waqti aan ku sii aqriyo ma haysan oo hurdaa i ahaysay banaanka ayana ka soo casheeyaya oo cunto uma baahneeny sariirta ayan toos u tagay aniga oo aan aqrin waxa ku qoraa hurdada ihaysay darteed waxaan hurdaba subixii aya waxa isoo galay

aabahay oo ooynaayo hurdadii ayuu iga kiciyaya misane waxa uu idhahay hooyadaa waa dhimatay illaah ha u naxariisto iilaa laga duugaayaya waan ooynayay wan ku dhaganaay lakiin.

Maxay taraysaa markay dhimatay kadib oohin ..waxa uu dhahay waxan ku soo labaty gurigii galabkii markii laduugay kadib waxan ku aruuray sariirtii murug iyo naxdin iyo shalayto lakiin si dadgdag eh aya waxaa igu soo dhacaday warqadii aan kaseexday xaly aniga oo an aqrin hurdo dartee waxan aday kushiinkii wan soo qabtay waana aqriayaya waxaana ku qornaa hadal ka duwan kii hore oo eh hooyo guriga haada ku soo laabto ikici wayo waxaan dareemayaa xanun si aad isbitaal iigu qaado.

Oohin iyo murug aan xad lahayn ….. walidka waxay nagu leeyihiin ixsan inta ay dhiman ka hor ka fiirsada sida aad ula dhaqmaysaan.

[وقضى ربُكَ آلآ تعبدوا إلا إياه وبالوالدين إحسانا].


By:Abdirahman Abukar Diini

Hoyga Dacwadda Somalislamic.Net Wahelkaada Ka Dhigo.

Waxii Talo iyo Tusaale ah Inoogu Reeb.

webmaster@somalislamic.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip