Qiso!!! Saxaabiyad Towbad keentay هلكت واهلكت Iyo Abuuhorayra

0
Saturday December 29, 2012 - 15:16:30 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 4925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiso!!! Saxaabiyad Towbad keentay هلكت واهلكت Iyo Abuuhorayra

    Alle wa naxariistaa wuuna ku farxaa adoonkiisa u soo laabta ee xumaanta ka soo toobad keena ee ku dalaal walaal in aad ka toobad keento wixii macsi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle wa naxariistaa wuuna ku farxaa adoonkiisa u soo laabta ee xumaanta ka soo toobad keena ee ku dalaal walaal in aad ka toobad keento wixii macsi ah.

Sidoo kale xuquuqda alle kugu leeyahay ilaali salaadaha xifdi xijaabka ilaaali wakhtigaagana dinta uga faaidyso ale wuu kaa aqbalin tawbada. hadaba qisada aa u gudbo.

هلكت واهلكت

Waxa uu leeyahay abuu hurayra aniga oo ka soo baxay habayn habaynada kamid masjidka salaada cishe kadib waxan si kadis ah ugu arkaywadada naag waxay itiri yaa abuu hurayra,

waxan ku dhacay danbi weyn ee tawbad maleeyahay waan sinaystay wiilkan ku dhalay sinadana waan dilay danbi dhaaf maleeyahay .

Abu hurayra:wad halaagsantay asagana wad halaatay,walahi tawbadna lagaama aqbalayo!

way ooyday oohin layaab leh aad bay udawaqday way wareertay wayna ka dhaqaaqday meeshii .

Markaasan naftayda ku iri ma adaa fatwonaya rassuulkii aloo dhabarkeena jooga subixii markii la gaaraysubaxii waxan ku kalahay rassuulka csw

waxan ku iri rassuukii allownaag ba xalay ii timid oo iweydiisay su,aasha saas ah waxaana ugu fatwooday saas !

Rasuulkii wuxuu yir csw Inaa lilaahi waa inaa ilaahi rajicun! Walahi abuu hurayrow adiga halaagsamay ayada halaagay ayadaan halkee bay kaa martay{الدين لايدعون مع الله الهاءاخرؤ} {فاولئك يبدل الله سيئاتهم حسنات وكان الله غفورارحيما}

abu hurayra wuxuu yiri wan baxay anoo dadkii dhaga uga qaylinay oo ku haya yaa itusaya haweenaydii xalay su,aasha iweydiisay ciyaalkiina ay leeyihiin abuu hurayra wuu waashay habaynkii markii la gaaray ayaan isla meeshii ku arkay waxan ogaysiiyay inuu rasuulku yiri tawbad wey leedahay

farxad daraaded bay la ooyday markaasay tiriwaxan haystaa beer waana sadaqaysanayaa si ay danbi dhaaf iigu noqoto,

Waxaa Idiin Soo Diyaarshay

Golaha Isbadalka Altaqwa Islamic




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip