HOOYADII ISHA LA'EYD ''QISO XANUUN BADAN''

0
Sunday February 24, 2013 - 22:47:13 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 7404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    HOOYADII ISHA LA'EYD ''QISO XANUUN BADAN''

    sheekaadaani waxeey ku dhacday wiil carbeed waxuu ku bilaawaanaay sidaaan : .........................

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sheekaadaani waxeey ku dhacday wiil carbeed waxuu ku bilaawaanaay sidaaan : ......................... waxaan ahaa arday dhigtaa madarasada waxaana lahaa hooyo. hooyaday waxay ahayd haweeneey hal il la` waa aan dhibsan jiray inay soo istaagtaa meelahaa aan joogo sidaa oo ay tahay waxay ka shaqayn jirtay madarasadayd oo ay macalimiiintaa uu samayn jirtay shaaha iyo kofeegaa taas waxaay igu beertay inaan karhaa ayada dhan oo aan naca maalin maal mahaa kaa mid ah baa markey soo gudatay howsheedii waxay iigu timid fasalkayga si ay ii salaanto bacdamaa aay aad iigu xiistay waxay igu noqotay filan waa aad baan ugu xumaaday markii laa gaaray beri oo kale baaa ardaydii fasalkayga waxay bilaabeen hadalo jees jees ah inay igulaa hadlaan ayagoo igu oranaayaa Hooyadaa hal il baay laa dahay iwn waqtigaas waxaan ahaa arday dhigtaa dugsiga dhexe maalintii xigtay ayaan qolkeedaa ugu galay anigoo doonaayaa inaan laa hadlaa unaa sheego waxa aan tabaayaa oo culays ah hooyaday aad baay ii jacleyd oo wakhti kasto inay i araagto baay xiisaayn jirtay halkaa aan anigu dhibsan jiray oo aan kaa xishoon jiray inaay dadka igu ceebeeyso markaan u tagay ayaan ku dhahay maxaad ii ceebeysataa waxaan ku sigtay inaan nafta iskaa jaro markaad madarasada timid ee aad fasalkayga iigu soo gaashay waaan karhay arggaagaa oo aan dhibsaday waana inaan kaa tago oo aan meel fog kaa aado sii aanaan uu fadeexoobin waxaan hooyo kulaa hadlay eraayo culus oo aanaan ogayn saamaantooodaaa intay qalbigeedaa ku raabi karaan maa garanaynin hooyo waxyaabo badan oo aay dareensan tahay waayo waxaanahaa qof hilmaansho kaaga sugan waaqica dhabtaa ah xitaa maa ahayn wil fikiraa oo xaqiiqdaa raadiya waxaan isu arkayaay nasiiblaawe maadaama aay haweeneey il laa ii dhashay erayadaas kul kulul oo idiil intaaa aan kulaa hadlaayaay hooyo waxay eegeeysay hoos wax hadal ahna imaa aanay celin jawaab ahaa kolaay eray ku tahayna wax yar kama soo wareegin inaan nasiib uu yeeshto jeer aan helay safar uu baxayaa magaalo kale oo aan raacay sii aan ugu qarsada habarta isha la ma ogayn inaan ahay indha kuushii indhaheeda oo aay aniga i fiirsanaysaa mana dareensanayn arrinkaas waayo waxaan aha wiil yar oo fud fudud waxna aanan fahmi karin diinteenaa suubban aqoon sidaas ah uma lahayn mana garanaynin wax la yiraahda ixtiraam waalid iyo xuquuqdoodaa dhibta iigu wense waxay ahayn inay i dhashay haweeneey il la oo ay inamada facayga ah igu caayaan muddo kadib waan guursaday oo aan noqday nin leh guri gaar ah oo gooni uu degen waxaan noqday aabbe oo aan yeeshay caruur waxaana galay nolol cusub iyo farxad waxaan uu baxay farxad aanan horey uu heeli jirin waana ilaaway hooyo oo aan ka nastay maalin maalmaahaa ka mid ah ayaay hooyo timid gurigeygaa si aay ii soo booqaataa bacdamaa aanay mudo sanado ah i arkin waxay ii qabtay hamuun iyo xiiso gaar ah waxayna dartay uu soo jartay musaaafa aad uu dheer tilmaan iyo dhib dheer kadib waxay timid albaabkii gurigeyga oo aay soo garaacday markii aan ka furay caruurtaydii ayaa waxay bilaaabeen inaay ku qoslaan oo isheedu ay farta ku ishaaraan aad baaan uu xanaaqay dhulka ayaana ilaa wareegtay anigoo aan cara degin baaa intaa dib uu laabtay haddana aan soo laabtay markale markaasaan erayadaan kulkul kula dul dhacay aniga leh maxaad igu timid adigoonaan i soo ogeysiinin maxaad caruurtamaxaad caruurta iga cabsiiinaaysaa iyo aad rucbiga ugu rideysaa kaa tag halkaan intaa aan ku jeedo

hadal dabacsan oo aad uu hooseeyo ayaay igu tiri ii cududaar waayo waan qaldamay in badan waayo waxa dhacday jiid qaldan inaan soo qaaday oo aan ku hungoobay wayna iska baxday maalintaas wixii ka danbeeyeey maa aanan arag hooyaday warkeeduna ma helin jiirin marki danbe fariin ay iiga timid asxaabtii aan isku dugsiga ahayn kuwaaso ii fidiyeey casuumaad heer sara ah bacdamaa aanan sanado dhaqsiya badan wayna i yeeshay oo aay isagootisay markii aan tegey magaladii kale ee aay saxiibyaasheedaa iyo hooyoba deganaayeen waxa isoo dhaweeyeey asxaaabteydii oo isharfay oo i sooray intaas kadib ayaa mid dhalinyardaasi ka mid ahaa wuxuu ii sheegay in hooyaday ayaaa dhimatay islaa isbuucaan gudahiiisa haba yaraatee wax iliin ah uma qubin geeridii ku timid hooyaday mana uu murugoonin waxaab dareemaay farxad iyo rayn rayn balse wuxuu saaxiibkey igu war galiyeey inuu haaya dhanbaal aay hooyadii igu taalo gashay oo aay tiri sii wiilkeygaa markii uu yimaado magaaladaan ama aad araagto waxay dhanbaalkaasi qortay kaa hor maalmo yar intaa aanay dhiman wuxuu durba ii keenay saxiibkey dhanbaalkiii oo anna si degey ayaan dhanbaalkii uu furay wuxuu uu qornaa sidaa wiilkeygiii qaaaliga ahayoow hooyo mudo warkaagu maa aanan heliin mana doon doonin waa aan ka xumahay hooyo inaan gurigaaga imid oo aan caruurta kaa argaagaax geliyeey waxaan kaa codsanayaa inaad iska kaay saamaaxdo waxaana ku rajaynayaa farxad waartaa aad baaan uu farxay markii aan maqlaay in aad imaanaysaa magaaladaan balse sariirta ayaaan kaa soo dul kici waayaay waana ku dhici waayaay inaan wejigaada hor istaaga waxaan wiilkeygoow kaaga waramayaa ilma nimadaadi markii ilma yar adigoo la ciyaaraaysid isha laga dhawacay dabeetana aay ku soo dhacday markaaasoon isheydaa midig ku siibay sidaa oo aay tahay waan farxad oo aan aad ugu qancay waayo waxaan noqday wixii aay hooyo ahayd waxaaa i farxad gelin jirtay mar waalibaa wiilkeygaa quruxdaa badan ee la wada haweysto inuu isheydii qiimaha badnayd ku xaragoooda inkastoo iley la ii arkayaay hadana waan ku faraxsanaa arrintaas waana ku faani jiray waayo waxaan ahaa hooyo wax dhashay sidaa oo aay tahay waan ku jaclahay hooyo ku waar farxad''

BY: AKHUUKUM SALMAAAAN CIISE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip