Xadiiska Maanta [] Dhidibbada islaamka

0
Monday January 28, 2013 - 17:59:11 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 4104
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadiiska Maanta [] Dhidibbada islaamka

    Somalislamic.net Dhidibbada islaamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalislamic.net Dhidibbada islaamka `~~~*^* Xadiiska >> Sadaxaad *^*~~~`
~~~~*^* Dhidibbada Islaamka ~~~*^*
-------------------------- -------------------------

Waxaa Laga Wariyey Abuu Cabdi Ar-Raxmaan Cabdullaah ibn Cumar-ibnu Al-Khaddaab—Allaha Ka Raali Noqdee—Inuu Yiri: Waxaa Maqlay Rasuulkii Alle {CsW} Oo Leh Waxaa Lagu Dhisay Islaamka Shan Dhibdib Oo Kala Ah:
(1) Qirida in ilaah Jirin Xaq Lagu Caabudo Alle Ma Ahee Nabi Muxamadna Rasuulkii Alle Yahay

(2) Oogida Salaadda
(3) Bixinta Sakada:
(4) Soomida Bisha Ramadaan
(5) Gudashada Xajka

<<<<>>>> Waxaa Wariyey Al-Bukhaari iyo Muslim<<<>>>

………………..Sharaxada Xadiiska………………..
Xadiiskan Wuxuu La Mid Yahay Xadiiska Labaad Qeybta Ku Saabsan Arkaanta Islaamka, Marka Shantaasi Dhidib Waa Shanta Tiir Ee Qofka Loogu Aqoonsan Karo Inuu Ka Mid Yahay Bulshada Muslimka Ah Muslimnimada Runta Ahna Waa Hadba Sida Qofku Dhaqmo Shanta Tiir iyo Waxyaalaha La Xiriira

Lasoco Xadiiska Xiga
-------------------------- -------
W/Diyaarshey”Abdirahman Abukar Diini:


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip