MAXAA CUSUB:
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 1 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 2 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 3 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 4 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise
-
Kitaabka Abii Shujaac ᴴᴰ, [ Darsiga 5 ] ► Sh Xasan Ibraahim Ciise


Geeridii Rasuulka (SCW)
Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.

Qisaddii Nabi Ismaaciill (SC)
Sababtii keentay in Illaahay amro Nebi Ibraahiim inuu bireeyo Wiilkiisa Ismaaciil CS.Sababta keentay in Nebi Ismaaciil CS la amro in la bireeyo xaqiiqada Illaah baa garanaya, balse sida la sheegay Nebi Ibraahiim CS ayaa sadaqeeyey 1.000 Neef oo Ari ah, 300 oo lo'ah iyo 100 Neef oo Geel ah, wuxuuna…

Wadaddii Rasuulka
Rabi isaga oo amaanaya Rasuulkiisa s.c.w, wuxuu leeyahay: "Waxaad ku sifowday akhlaaqda tan ugu wanaagsan" (Al-qalam4) Akhlaaqdaas waxaa ka mid ah in dadka lagu kasbado jaceyl, hadal san, dhaqan fiican, wax bixin (deeqsinimo), anshax wanaagsan.

Sadexddii Ilmood ee yaraan ku hadlay
Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Reer banii Israa'iil dhexdood" saddex qof keliyaa iyagoo (ilmo dhashay) ah hadlay. Mid wuxuu ahaa nebi Ciise (C.S.) mid kalena wuxuu ahaa Jureyj Saaxiibkiis. Jureyj wuxuu ahaa nin saalix ah oo Cibaado badan, Wuxuu dhistay mowlac…Tuke, ku mahadsanid falcelintaada iyo fikraddaada gurracan ba" Xasan Sh. Xuseen Warfaa"
Alsunnah Center:Sunday,June,24,2012 Haddii aan, sida aad rabto adigu, isku koobo Qur'aanka oo keli ah, aragtida aad ka hadashay waxa beeninaya isla Qur'aanka laftiisaDumarka iyo Maamulka Xukunka Shareecada Islaamka "Xasan Sh. Xuseen Warfaa"
Alsunnahc Center:Monday,Jumada Al-Akhir,07,1433 Sideedaba doodda ah gabadhi madax ma noqon kartaa waxa ay bilaabantay xilli danbe oo fahanka diinta iyo u fiirsiga axkaamta sharcigu ummadda gabaabsi ku noqdeen.

Cabdullaahi Binu Xudaafa Al-Sahmiyi
Sheekada la xiriirta la kulankiisa uu la kulmay boqorka Kisraa, waxay ahayd sannadkii lixaad ee hijriyada, ka dib markii uu go'aansaday Rasuulka (scw) inuu u diro qaar ka mid ah asxaabta boqorada cajamta (aan carabta ahayn),

Dadaalka Salafka
Qalbiga hadduu ku xiran yahay Alle waxaan shaki lahayn inuu jeclaanayo salaada, sidaa awgeed ayuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu ahaa mid jecel salaadda,

Shaydaanku cadow ayuu idiin yahay
Waxaa diyaariyey Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi) Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya inuu dhumiyo,Qoyskaaga dacwada u kaasho W/Q Sheekh Axmed Cabdi Samad
Rabbi ayaa muslimiinta faray inay dadka diinta ugu baaqaan iyagoo ay dar Alle ka tahay, cilmi iyo xikmadna adeegsanaya. Taa waxaa ka dhalanaya in muslimka diinta ku baaqaya uu u adeegsado diinta fidinteeda iyo difaaceeda wax kasta oo Ilaahay uu siiyey, sida: cilmiga, caqliga, khibrada, xoogga, xoolaha…Xaqqa Waalidka Sh mustafa Abu Rawda
Arhus:- waxaa mantay soo gaba gaboobay mutamarkii shalay bilowdayQudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud Shibli
Qudabadii Jumacaha Masjid hidaaya Li Sh Maxamuud ShibliQiso!!! Saxaabiyad Towbad keentay هلكت واهلكت Iyo Abuuhorayra
Alle wa naxariistaa wuuna ku farxaa adoonkiisa u soo laabta ee xumaanta ka soo toobad keena ee ku dalaal walaal in aad ka toobad keento wixii macsi ah.QISO ÙCajiib!!!WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,06,000 QOF
QISO WIL YAHUDI AH OO ISLAMAY OO SOO ISLAMSHAY 6,006,000 QOF Waa qisaska aan ugu talagalnay in ay umada wax ka badalaan qof walbana uu goansado sidii uu gacantiisa ugu soo islaamin lahaa umado fara badan amaba uu u naftiisa wax uga badali lahaa ogaada ilaa nafteena aan wax kabadalno alle wax naga badali…

2013 taariikhda madaw
Ù„ÙÙƒÙÙ„Ù'٠جَعَلÙ'نَا Ù…ÙÙ†Ù'ÙƒÙÙ…Ù' Ø´ÙØ±Ù'عَةً ÙˆÙŽÙ…ÙÙ†Ù'هَاجاً 2013 taariikhda madaw allah subxanahuu watacala umad kasta waxa uu u samayay sharci sanad iyo manhaj hadaba asaga…Qiso:Geeri Kutimid Habenka Aroskeda!!!!!
Qisadan waxaa nosoo gudbisey gabadh ka mid ah gabdhaha Altaqwaa.Qisadii Mumtaas iyo Macalinkii Sports-ka
Qisadii Mumtaas iyo Macalinkii Sports-ka Qisadaan waxaa inoo soo qorey walaalk ka mid ah gabdhaha Altaqwa waxeyna ku dhacdey ardey ka mid ah ardeydeeda diinta islaaamka ay barto,Mumtaas iyo Geesinimadeedi waxeyna ka dhacdey wadkana Sweden>>>Qiso wax ku qaadasho mudan.
Qisadan wa mid murugo ku dheehantahey, waa qiso wax ku qaadasho mudan , waxaa soo qorey gabadh ka mid ah gabdhaha qolka somali islamic altaqwa netwaork>>>Ogaysiis Qofkasta oo altaqwa soo gala imtxanka juzkan waan ka rabnaa
Qofwalba oo soo gala altaqwa waxaan ka rabnaa oo uga fadhinaa macnaha iyo tafsiirka jux=zkaan cama oo ku diyaarsan qoraal somali ah maqal somali ah quranki oo carabi ah. hadaad altaqwa soo gashay cududaar heli maysid ah rabiyoow ciomigaa igu adkaaday waa sual lagu waydiinayo markaad alle hor istaagtee…Xadiiska Maanta [] Miisaanka Camalka Waa Niyadda
[][] Xadiiska Koowaad [][] [][] Misaanka Camalka Waa Niyadda [][] ------------------------------------ Waxaa Laga Wariyey Amiirkii Mu’miniinta Cumar ibni Khadaab Allah Ka Raali Noqdee inuu Yiri Waxaan Maqlay Nabiga { CsW} Oo Leh Camalku Waxaa Saldhig U Ah Niyadda Qof Kastana Wuxuu Helaa Niyaddiisa…Toban Sababood Ay Dumarkau Ku Galaan Naarta
Inta ka bacdi waxaa naf walbi khasab ku ah in ay ogaato inay ilaahay (sw) hor is taagi doonto maalinta qiyaamaha ka bacdina qofku aadi doono Jannada ama Naarta, sidii uu nabigu (scw) xadiis ku yiri { qof idinka idinka mid ah ma jiro ilaa wuxuu hor istaagayaa ilaaahay, wax turjumaan ahna ma jiro, dabadeed…[] Xadiiska Maanta [] Tiirarka islamka []
[][]~~~ Xadiiska 2aad ~~~[][] [][]~~Tiirarka islaamka ~~[][] Waxaa Laga Wariyey Cumar Binu Khadaab {Allah Ka Raali Noqdee} inuu Yiri Maalin Maalmaha Ka Mid Ah Annagoo Nabiga {CsW} La Fadhinna Ayuu Nagu Soo Baxay Nin Aad U Dhar Cad Aadna U Tima Madow Oo Aanay Ka Muuqan Astaan Safar Nin Yaqaanana Nagu…Xadiiska Maanta [] Dhidibbada islaamka
Somalislamic.net Dhidibbada islaamkaXalinta Mashaakilada Qoyska Sh Axmed Mikaiil Xafidahullaah
Muxaadaradaan Oo Xalay 19:00 uk ka baxday Hoyga dacwada SOomaliyeed Altaqwaa Islaamic Horyaalka dacwada Hoyga Diinta Difaacayaasha Xaqa Allaha ha Ku Sugo Aamiin Walashiin Amatalaah 55Wanaaga Walaaltinimada Sh Cabdisalaam Sh Cali Suufi xafidahullaah
Waa Muxadaro Xalay 21:uk ka baxday horyaalka dacwada hoyga islaamka hormuudka diinta Altaqwaa Islamic ka baxday Walalnimada islaamka ku sabsan ee u dhugyeelo walashiin amatalaah 55Ooy Oo Alle Dartiis U Ooy @Sh Xanaafi Xafithahulah
Ooy oo Alle swc u ooy sh xanaafi xafidahullaah. Waa Muxadaro Kugu Xiraysa Rabigaa Kuna Baraysa fadliga oohinta iyo qofka alle dartiis u ooya in uusan galayn naarta amatallah 55Miyaadan ku Cibro qaadaneyn walaaleey
Allaah baa mahad u sugnaatay mahad idilkeed allihii ina siiyay nimcooyin badan nabad galyo iyo naxariis ha ahato midkii ina tusay macaanka nolasha midkii aqoon yano naga dhigay jaahilnimadii inaga saray Muuhammed rasuulullaahi S,C,W.. inta ka dib ikhwaatii fillahQisada Xaarisah ibnu Suraaqah
Xaarithah Ibnu Suraaqah Waa wiil Reer ansaar waxaa kasugnaatay sheeko Cajiib ah waxaa ka sheekeeyay asxaabu siyarka asalkeedana Kutubka Bukhaari Bey ku sugantahaySaclabata ibnu cabdirahman, Waa qiso dhab ah
Dadka qaar waxey meelaha bulshadu ku kala war qataan dadka uga faaideyaan wacyi galinta iyo is xasuusinta maalinta qiyaamo. hadaba waxaan soo gudbin donaa qiso yaab leh ka faa ideysi wacan....Dhalinyarada ayagaa ah kuwa dhalinta kale dhumiya ama toosiya
allaah baa mahad dhamaanteed u sugnaatay nabad galyo iyo Naxariis ha ahaato nabigeena Mohamed salla-allaahu caleyhi wa sallaam intaa ka dib asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatu walaalayaal aqristayaal waxaan idin soo diyaarinay qoraal kooban misana ah qiso cajiib ah iyo toobad saalix ah wa…Qisadii najaashi (Boqorkii Xabashada) sh Xasan Ibrahim Ciise xafidahullaah
Qisaska Nolosha Saxaabada iyo Taabiciinta kala soco Qolka Somali Ismalic Altaqwa Network ----------Qisadii najaashi (boqorkii xabashada) sh Xasan Ibrahim Ciise xafidahullaahMuuminaat Lahunna Cindallaahi Sha'nu (Qisadii Maashidah) Sh Maxamed Xasan xafidahullaah
Kitaabkan wa Kitaab aad u qaali ah oo aan ka rabno in ay gabdhaha muslimaaatka ah in ay ku deydaan gabdhiii ALLE agtiisa ku weyna ee darajada ku lahaa ----- Muuminaat Lahunna Cindallaahi Sha'nu (Qisadii Maashiyah) Sh Maxamed Xasan xafidahullaahABAALKAAD GASHO WUU KUU SOO LAABANAYAA. â–¬ Qiso dhab ah.
ABAALKAAD GASHO WUU KUU SOO LAABANAYAA. â–¬ Qiso dhab ah.Markaan arkay waan ilmeeyay “Qiso cajiib badanâ€
Qissadaan waxaa ka sheekeeyay Dr joogo xaruunta caafimadka , ...................Qiso Xanuun Badan Mudana In Lagu Cibro qaato
Waxaan qisadaan u soo gudbinayaa akhristayaasha muslimiinta ah gaar ahaan gabar kasta oo muslimad ah inay ahaato mid ku cibro qaa-data qisadaan, nafteedana xisaabiso inta aan Alaah xisaabin.CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI part 2
CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI iyo la kulankiisi Qaysar............... part 2CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI part 1
CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI part1 ......Qiso cajiib ah oo ku dhacday wiil xabad tufaax ah cunay
Qiso cajiib ah oo ku dhacday wiil xabad tufaax ah cunay....................Tafsiirka Suuratul-Nuur nuurhordhac ah
(¯`☆Al- Fawaaid Suratul Nuuur☆´¯)Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo
Qiso Naxdin Badan oo qof walbaa ku cibro qaadanayo............Qissah Qissah Qissah
Qisada waxaa loogu magacdaray markeedii hore ‘ How An 80 Yr. Old Man’s Salat  Brought Cassie to Allah’,.......(Qiso cajib Ah gabdh illaah Hanunshay & Wiil Xumaan La donayay)
(Qiso cajib Ah gabdh illaah Hanunshay & Wiil Xumaan La donayay)...........Raali Galin
Raali Galin Waxaa Ku Socota Hawl Iyo Habayn Hadaba Hadii Meel Y Ku Qorantahay Muxadaradan ama tafsirkan ama kitabkan aad ka wayso ha noo caroon inta malmahaan shaqado ku dhamanayso wjzklh tafsirka waxaad asaga kala socon dontaa mesha maxaa cusub hadad ka waydo wararkaHOOYADII ISHA LA'EYD ''QISO XANUUN BADAN''
sheekaadaani waxeey ku dhacday wiil carbeed waxuu ku bilaawaanaay sidaaan : .........................
