Ila Qosol Nin madaw oo xaramka ku dhacay oo is moday in uu xuural caynti janada la jogo sh cariifi

0
Wednesday December 26, 2012 - 11:08:35 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 5810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 2
  • Share via Social Media

    Ila Qosol Nin madaw oo xaramka ku dhacay oo is moday in uu xuural caynti janada la jogo sh cariifi

    Waxaa qisadaansoo warinaya ama ka shekeynaya sh cariifi waa nin madaw oo xaramka ku dawaafaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa qisadaansoo warinaya ama ka shekeynaya sh cariifi waa nin madaw oo xaramka ku dawaafaya ayaa siduu alle u baryayay ayuu xamaasadooday kadib wuu miyir daboolmay intaas ka gadaal waxaa loo qaday huspital magaciisa la yiraahdo ajyaad ninkii waxa uu ka soo baxay koomadii,

laakin waxa uu soo toosay asaga oo dhex jooga qol dharcad dahya cad sariir cad oo udgoon dhex jooga nin badiye ka so tahriibay oo soo rafaadayna wuu ahaa markuu indhaha ka laqaday midig bidix mel kasta wada cadan iyo udgoon markaas ayuu yiri *Allahu Akbar Alle balankiisu waa dhan Al-janaaaaaaaah Al-janaaaah .


Waxa uu is mooday in uu ku jiro janadii kadib ayuu arkay gabdho cad cad oo filinbiiniyiis ah dabcan hosbitaalda waxaa ka shaqeeya wa filiniiniyaan cad cad kolkaas ayuu u qaatay in ay yihiin xuurul ciintiisii alle janada ugu balan qaday markaas ayu farxay asago leh allahu akbar ,

kadib 5tii gabdhood oo mesha taagan waxay u qateen ninkii oo koomadii ka soo baxay oo dawakhsan,

dabcan ayagana waa ay u tababaran yihin qofkaas oo kale in ay qabtaan oo ku celiyaan sariirtii kadibna ku xiran qalabkii markuu xagee gabdhaha soo aday ayeey ayagiina ku yaaceen ,kkk


markaas ayuu istaagay oo uu ku yiri xabad xabad igu imaada kkkk


maskiiin waxa uu is yiri waa xuurul ciintii ee xabad xabad ?







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip