0 Visits: 3750 |
Tuesday January 01, 2013 - 20:02:27
SaLmaN Ciise: qisooyinkan ayaan waxaan kasoo qaatay muxaadirooyin kala duwan waxaan jeclahay in aynu kaheli doono xiiso iyo weliba in ay tusaale inoo noqdaan qisada ugu horeesa ee aan rabo in aan ku bilaabo waa sidan
0 Visits: 5866 |
Saturday December 29, 2012 - 22:08:20
Dig Niin Ku Socota dadka ISticmaala facbooka Iyo skyba Qiso cajibadanز
Waxaa jira dad ku shaqaysta tuuganimo iyo been aladahaasna ka dhex ugaarta dadkaas oo waliba u sii badan curaafaystayal iyo faalalowyaal sida qisada aad ugu tagi doontaan.
Hadaba ka digtoonaada dadkaas
0 Visits: 2165 |
Wednesday December 26, 2012 - 12:11:53
Waxaan U soo gudbinaynaa walaha sida live ka ah ula socda iyo kuwa aysan u suurta galinba Tafsiirka Quraanka Kariimka Ee Sh Xasan Ibraahim Ciise Uu Ka Akhriyo QOlkeena Barakaysan ALtaqwa Network Suurada Daha Aayadaha 52 ilaa 64 - Sheekh Xasan Ibraahim Ciise
0 Visits: 3576 |
Saturday December 22, 2012 - 21:42:30
Arrin yaab iyo fadeexad ku dhalisay magaca Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Sweden ka dib markii gabar Soomaaliyeed ay nin cadaan ah oo u dhashay wadankaasi ku dhex mehrasadey Kaniisad ku taal wadanka dalka Sweden,