Ogaysiis Iyo horumar

3
Wednesday January 16, 2013 - 01:10:58 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Iyo horumar

    Shabako Cusub Oo islaami Sh Oo Hawada Soo Gashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabako Cusub Oo islaami Sh Oo Hawada Soo Gashay. Mareegtaan Oo Lagu Magacaabo http://alkhilaafah.com/ ayaa maamulaha mareegtaas waxa uu noo sheegay in uu ku qaban doono isku keenida umada somaliyeed iyo wixii wax tar u ah diintooda iyo midnimada dalkooda allaha u qaado niyad wanaagiisa iyo hamiga ku jira intaba.

Waa waajib saaran soo dhawaynta tafaaulka iyo in uu qof walba ku fakro wixii midnimo u ah dadka iyo dalka aduun iyo akhiradooda ay uga faaidaysanayaan.

hadaba waxaan lenahay hanbalyo iyo bogaadin ku soo dhawaada shabakadaan cusub iyo horboodayashooda intaba allaha idinla garab galo wanaaga iyo khayrka aad faadin doontaan amin wixii gaf iyo qalad ahna allaha idin dhafo anaga iyo adinkana waxaa inoo balan ah u soo noqoshada kitaabka iyo sunada iyo raadinta xaqa intaba.



Golaha isbadalka shacabka soomaliyeed

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip