MUCJISO:Haweenay mudo 2 sano ah la qabey oo nin isku badashay(SAWIRO

0
Tuesday January 01, 2013 - 20:20:49 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUCJISO:Haweenay mudo 2 sano ah la qabey oo nin isku badashay(SAWIRO

    MUCJISO:Haweenay mudo 2 sano ah la qabey oo nin isku badashay(SAWIRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUCJISO:Haweenay mudo 2 sano ah la qabey oo nin isku badashay(SAWIRO Dhacdo yaab iyo amakaag reebtey ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Yemen, ka dib markii haweenay mudo laba sano ah dumarnimo loo qabey isku badashay nin arintaasi oo fajac ku ridey dadka wadankaasi.

Gabadhan dumar ahaanta loo qabey waxaa sheekadeeda baahiyey Telefishinka Al-Saciidah ee dalka Yemen kaasi oo warbixin uu ka diyaariyey sidan ku bilaabay.

Sadex sano ka bacdi guurkeeda Nabiila waxay isku badashay dumar noqdey rag, ka dib markii ay ka sheeganaysay buro xanuun ka haysey xubnaha hoose ee dumarka, waxaana la geeyey Isbitaal si loogu sameeyo qaliin ku aadan sidii looga saari lahaa buradaasi kaasi oo natiijeeyey waxa aan laga fileyn oo nolasheedii u badashay isbadal tin iyo cirib ah maadama ay iyadoo haween ah qaliin lagu sanmeeyey ay ku noqotey nin.

Axmed oo ahaa sayga haweenaydan ninka isku badashay markii uu geeyey Isbitaalka wuxuu la kulamy dhacdo la yaab iyo amakaag leh oo aan la fileyn, waxaa la gaaray xiligii lagu smaeyn lahaa qaliinka Nabiila iyadoo uu hareer socdo ninkeeda Axmed isagoo waligiis filaneyn in uu la kulmayo maalin uusan ilaawi doonin nolashiisa, taasi oo aheyd in Ninkii dhakhtarka ahaa uu u sheegay in Nabiila ay tahay Nin isla markaana qaliinka lagu ogaadey in Nabiila ay noqonayso Nabiil maadama xanuunka ay ka cabanaysay Nabiila uu ahaa xubinta ragga oo markii qaliinka la sameeyey lagu arkay qaybaha hoose ee ninkaasi horey u ahaa gabadha.

Video uu baahiyey Tv-ga Al-Saciidah oo arintan ka sheekaynaya iyo wareysiyadii lala yeeshay ninkan gabadha horey u ahaa iyo waliba ninkii qabey ee Axmed lagu magacaabo, dhakhatarka oo ka sheekayanaya qisadan la yaabka leh link-ga hoose ka daawo.


Halkan Riix

DAAWO




Xigasho Sbc


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip