Mutamarki south Africa 27/12/2012

0
Friday December 28, 2012 - 15:02:56 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mutamarki south Africa 27/12/2012

    Mutamarki south Africa 27/12/2012 Cinwaanka Mux*(Noqdo Adoomihii Alle Oo Walalaalaa Li Sheekh Maxamed Sh Cusman Xafidahaulla.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mutamarki south Africa 27/12/2012 Cinwaanka Mux*(Noqdo Adoomihii Alle Oo Walalaalaa Li Sheekh Maxamed Sh Cusman Xafidahaulla. Waxaa Shalay Ku Soo gaba gaboobay Magaalda Joohanis Berg Qaybtii Koobaad MUtamarka Soth Afric.
Waxaa Isla maantay Qaybta Labaad ka bilaabmi doonta galinka danbe magaalda cabtown, ayada oo la filayo in ay culumadu soo gaaraan halkaas bacda qudbada jumcaha isla galinka danbana bilaabaan


waxay ka socon doontaa sedex casho ee soo socota si taxane ah waxaana idin soo gudbin doona wariyayaasha iyo shaqaalaha dacwada kuna hawlan marwalma u shaqaynta iyo khidmaynta dacwada allah shabakadaas oo ay ku midaysan yihiin ducaada altaqwa


waxaa xaruntaas iminka ku sugan nagana soo gaarsiinaya haba sida axwashu isku bad badalayso walaheena qaaliga ah ustaad maxamed cabdulahi ustaad qalile iyo ustaad ali yare waxaa dhanka kale ka saacidaya gabdhaha reer altaqwa ee ducaada ee reer cabton o ay hogaaminayso al cazma gabdhahaas oo la garab socda ducaada iyo culumada hilibka iyo caanaha allaha barakeeyo dhamana walaha ducaada ee ku kala yaacsan daafaha dunida.

waxaa sidoo kale dhnaka yurub ducaada walaha reer altaqwa ee ku kala firisan qaybtoda swdan ay na soo gaarsiinayaan warar horu dhac ah iyo muxadaraat talan taali ah wararkaan oo qabyo ah sacadaha soo socda ayaan idin soo faah faahin doona si aad nola wadagtaan farxada.

Waxaa uga mahad celinaynaa halkan guruubka iyo qaybaha ustuudiyasha duubista iyo hagaajinta

samsam finland umu xafsa uk amatalaah norwey farxaan norwey

iyo sidoo kale qaybaha webka yutubyada qaybaha iclaamada

waxaan si gaar ah ugu mahad celinayna walakena in cabdoow oo 4 casho oo na soo dhaaftay si aan kala har lahayn u shaqeeyay allaha dhamaantood hawada xifdiyo misanka xasanaadka ahna ha u saaro aamin.


altaqwa network



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip