Hanbalyo Iy Aroo

0
Monday December 24, 2012 - 16:30:40 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo Iy Aroo

    Hanbalyo Guur Farxad iyo farxadeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanbalyo Guur Farxad iyo farxadeeda.
Dhamaaan Walaha Altaqwa famly Iyo Culumada Soomaliyeed Waxay Halkaan Uga Dirayaan Tahniyad Arooos Walakeen cabdi fataxaan iyo Ayaaan oo meherkoodu Mantay oo ah 24 december 2012 uu dhacay aan leenahay noqdo kuwii Isku waara oo isku nagaada waxaan lenahay . بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير

Xafladu Waxa Ay Bilaaban Doontaa Culumada Somaliyeed Qaybo kamid Ah kalamdo ka soo jeedin doonaa 21:00 uk Qolka keena barakaysan Somali Islamic Altaqwa network

Sidoo kale waxan halkaan tahniyad iyo duco aan uga diraynaa walalkeen ibraahim iyo walsheen xaawo oo shalay ayaguna meherkoodu dhacay allaha isku barakeeyo aamin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip