Dar Aalle Aan isku jeclaano

0
Wednesday December 26, 2012 - 03:18:07 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dar Aalle Aan isku jeclaano

    Waa mux aad u qiimo badan oo uu noo soo jeediyay sh cabdi salaam sh cali suufi xafithahulah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa mux aad u qiimo badan oo uu noo soo jeediyay sh cabdi salaam sh cali suufi xafithahulah. Waxaa si joogto ah habayn kasta oo arbaco ah walaha altaqwa kala qayb qaata dacwada sheekh cabdi salaam sh cali suufi xafithahulah Waxaa umada somaliyeed marka ay maqlaan sh cali suufi markiiba ay xasuustaan quraanka kariimka maadaama sh cali suufi oo loogu xasuusto quraanka tajwiidka ah.

sh cali suufi waxa uu ahaa sheekhii ama culumadii u horaysay ee wadanka ku dhex faafsha quraanka la siyo xaqiisa iyo wanaajintiisa intaba.

muxaadarada shekh cabdisalaan ayaa waxa ay ku saabsan tahay *(Aan dar allah isu jeclaano).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip