Afar Qaybood Ee Xurmada dhiiga islaamka uu leyahay ayaan idiin soo gudbin doona ee maqal wacan

0
Thursday January 17, 2013 - 06:54:35 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Afar Qaybood Ee Xurmada dhiiga islaamka uu leyahay ayaan idiin soo gudbin doona ee maqal wacan

    Waa Muxaadaraad Iyo Kitaab Iskugu Jira 40 Xadiis oo Xiligaan Aad Iyuo Aad Muhiim U gu ah shacabka Soomaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Muxaadaraad Iyo Kitaab Iskugu Jira 40 Xadiis oo Xiligaan Aad Iyuo Aad Muhiim U gu ah shacabka Soomaliyeed Dhiigaan Daadanaya In kabadan dhawr iyo labaatanka sano xaqiiqatan waa arin muhiimadeeda leh in laga wacyi gasho shacabka soomaliyeed waana arin mudan in la is dul taago.

waxaa uu sheekh cabdulqadir boobe xafithahulah uu is dul taagay si cilmiyeeysan kitaabkaan 4 xadiis ah asagoo soo aruurshay aqwaashi culumada oo dibada ka keenay nusuus kale oo fara badan.

waa hadalkii rasuulka csw arintaan uu uga digay ayada oo aad mantay arkayso hadalka rasulka oo laga hor marainayo wadaad somaliyeed oo xerow ah ayaa fatwooday in la laayo dadkaas


war rasuulkaa diiday baa lagu leyahay waa maxay wadaadkaan aad la ordayso subxanalaah waa arimo qariib ah.
hadaba hadaba afar qaybood ayaa iminka baxday oo aan idin soo gudbin doonaa xabad xabad ee la soco.

Golaha Isbadalka Shacabka Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip