Yaab & Fadeexad: Gabar Soomaali ah oo lagu dhex mehriyey Kaniisad (DAAWO VIDEO)

0
Saturday December 22, 2012 - 21:42:30 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaab & Fadeexad: Gabar Soomaali ah oo lagu dhex mehriyey Kaniisad (DAAWO VIDEO)

    Arrin yaab iyo fadeexad ku dhalisay magaca Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Sweden ka dib markii gabar Soomaaliyeed ay nin cadaan ah oo u dhashay wadankaasi ku dhex mehrasadey Kaniisad ku taal wadanka dalka Sweden,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrin yaab iyo fadeexad ku dhalisay magaca Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Sweden ka dib markii gabar Soomaaliyeed ay nin cadaan ah oo u dhashay wadankaasi ku dhex mehrasadey Kaniisad ku taal wadanka dalka Sweden,
Arrin yaab iyo fadeexad ku dhalisay magaca Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Sweden ka dib markii gabar Soomaaliyeed ay nin cadaan ah oo u dhashay wadankaasi ku dhex mehrasadey Kaniisad ku taal wadanka dalka Sweden, iyadoo lagu mehriyey buuga Bible-ka oo ay Kitaab diineed ahaanta u aamisan yihiin dadka Kirishtaanka ah.

Gabadha fadeexadan sameysay ayaa magaceeda sida lagu arki video-ga hoose lagu sheegay Faadumo Cumar Maxamuud, waxaana laga daawaday Tv-yada wadankaasi meherkaasi iyadoo aad u dhuulo cadeynaysa oo waji xumada ay sameynso ku faraxsan.

Arooskan ceebta iyo fadeexada huwan ayaa lagu soo beegay maalintii Arbacada oo taariikhda bisha iyo sanadku isku noqdeen 12. 12.2012.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip