Waxaa caway 17:30 uk ka bilowday Wadanka Soth Africa Mutamarkii Sanadla alahaa

0
Tuesday December 25, 2012 - 05:13:23 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa caway 17:30 uk ka bilowday Wadanka Soth Africa Mutamarkii Sanadla alahaa

    Waxaa caway 17:30 uk ka bilowday Wadanka Soth Africa Mutamarkii Sanadla alahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa caway 17:30 uk ka bilowday Wadanka Soth Africa Mutamarkii Sanadla alahaa Waxaa caway 17:30 uk ka bilowday wadanka soth africa mutamarkii aanadla ahaa ee

Waxaa halkaan ka so jediyay warar horu dhac ah gudiga dacwada albayaan ayaga oo shegay culumo ay u soro gali waysay imaanshaha oo ka baqsaday shirka culumadaas oo kala sh maxamed cumar dirir iyo sh axmed cabdi samad.

waxaa sidoo kale bari goobta soo gaaridoona sh maxamed idrs axmed,

waxaa isla caway 18:00 uk bilaabmay muxadaraadkii waxaa muxaadaradii u horaysay caway soo jeediyay fadilatu sh maxamed cabdi umal mux oo cinwaankeedu ahaa *(Huwa Samaakumul Muslimiin),


Waxaa isla barito sii socon toona ilaa labada usbuuc oo fooda nagu soo haya muxaadaraadkaas waxa ay barito dib u bilaabmi doonaan sacada 8:00 uk ee subaxnimo.

Waxay si live ah ugala socon doonaan dadka aan joogin masjidka Qolka Somali Slamic Altaqwa networ,

Anaga oo ku rajo wayn muxadaro kastoo baxda aad ka heli doontaan mawqacaan oo ay ka shaqayn doonaan shaqaalo udhaga nugul hawlaha dacwada lana socda dhaq dhaqaayada baraamijta diiniga ah haba wixii u danbeeyay qaasatan kuwa ka baxa markazka altaqwa islamic network

wixii faahfaahin ah bari kalasoco webkan insha-allah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip