Khaas ardada gabdhaha macadka Altaqwa

0
Tuesday December 25, 2012 - 05:01:28 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 11838
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Khaas ardada gabdhaha macadka Altaqwa

    Waxaa Maamulka Macadka Altaqwa Ogaysiinayaa Ardada Macadka Altaqwaa Network

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: Bytes
Waxaa Maamulka Macadka Altaqwa Ogaysiinayaa Ardada Macadka Altaqwaa Network Dhamaan Ardada Ku Xiran In AY Soo Diyaarsadaan Casharadooda Oo Uu ugu Muhiimsan yahay tafsiirka Quraanka kariimka iyo fiqiga dumarka

waxaa kor ku daabacan masaail quseeya dahaarada ee ka dhimanaa masaaishii aad qadateen fatwadiidee ah

Sidoo kale Waxaan ka codsanaynaa ardadii gashay tobanka juz intii ay ku dhimanayd 2 juz ee juzkla 9laad iyo 10naad in ay ku soo diyaar garoobaan 10 casho gudahoood

Tafsiirka Cankabut-Axzab 21

halkaan ka dhagayso http://www.somalislamic.net/view.php?id=48



Tafsirka juzka 22 Axsaab---yasin
halkaan ka dhagayso www.somalislamic.net/view.php?id=47

labadas juz waxaan laga codsanaya in ay u soo diyaar garooban xiliga loo soo dhajiyo.



Sidaas Oo Kale Waxaa Laga Codsanayaa Ardada

Cusub waxaa laga codsanayaa in ay iska soo diyarshaan 2 juz ee u hosaysa

Tafsirka Juz tabaarak sh xasan ibrahim

http://www.somalislamic.net/view.php?id=46

Juzka Cama

http://www.somalislamic.net/view.php?id=49

Wixi Danbe Oo Ogaysiisyo Ah gadaal ayeey ka soo gari doonaan ee dadaal gaari doontidee


Maamulka macadka altaqwa Networl

Wixii faahfahin iyo dheeraad ah ama codsiya ku soo dirso altaqwanetwork@hotmail.com






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip