صصصصصص

0
Friday October 27, 2023 - 00:18:49 in Maqaallo by Somali islamic
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    صصصصصص

    2

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

2
11


aa

 

 

 

 

Eray bixino iyo erayo la soo gaabinayo

Erayada la soo gaabin doono waxaa kamid ah tusaale mudaaric marfuuc bidamah wacalamatu rafcihii damatun daahiratun fii akhirihii waxaan ku soo koobayna muhiimadiisa oo ah Marfuucun bil damah madama afka somaliga qoralkisu dheer yahay

Waxa kamid ah tusaale ficil iyo faacil ayaa isku xiga xisa daraba muxamadun icrabteedu waxay ahayd daraba ficil maadi mabniyun cala fatxa fii akhirhih muxamedun marfuucun bi daraba wacalamatu rafcihii damatun dahiratun fii akhirihii

waxaan ku soo koobayna daraba muxamadun ficil wa facil sidaas oo kale ficil iyo damiirkiisa oo faacil ah sida darabtu icraabtedu waa farab ficil maadi mabniyun cala sukuun Tu damiir mafaacil mutasil mabniyun calal damah waxaan ku so koobayna darabtu ficil wa faacil

Damaairta oo dhan mid walba meesheeda ayaan ku cadayn doonaa lakiin markii ay tusaakayaal kale soo galaan waan soo gabin doonaa hadii aad u baahato mid walba meesheeda ka eego

Al Kalaam_

kalaam اللفظُ waa Hadal afka ka so baxay oo xuruuf la qori karo leh, المُرَكَّبُee la is saaray , المُفيدُ oo faaideynaaya ,, بالوَضْع Luqad carabi wax ku faideynaaya..



Kalaam waxuu u Qeybsama 3:اِسمٌ وفعلٌ، , وحَرفٌ جاءَ لمَعنى

1. Ism - Magac

2. Ficil - Fal

3. Xaraf - wa xaraf macna la yimid

Tusale:مررت بمحمدFicil=مررت  Ism =محمدXaraf=,ب waa xaraf isku xiray ism iyo ficil oo macno la yimid.


Qeybta 1: Ism اِسمٌ

ism waaa magac naftiisa wax kaa tusaaya.


wuxuu u qaybsamaa lix magac

1. Ismul mufrad>waa magac ku tusaya ama aad kafahmaysid hal qof wiil ama gabar waxa lagu goda xarkada damo waxad tusale muxamadun مُحَمَدُ marfuucun wacalamatu rafcihi damah waxa lagu gordhiga fatxo sida muxamad مُحَمَداً mansuub wacalamatu nasbihii fatxa waxa lagu hos dhiga khafdo محمدٍ muxamadin makhduf wacalamatu khafdihi kasrah.

2. Jamcu Mu’anath salim

Waa Jamac Mu’nath Saalim Markii ay mufratka ahayd sida muslima baa gadaal loga darayaa Alif iyo Taa sidas aya logu baxshay wa nabad galeen madaa horay iyo dhexda midna aysan ka jabin waxa lagu goda damo waxa lagu kor dhiga kasro waxa lagu hos dhifa kasro tusale

مُسلمة ات

مؤمنة ات

صَالِحَةُ ات

طيبةات

شَاكرة اتِ

فاطمةاتُ

عائشة اتِ

 

3. Waa Maxay Jamcu Taksiiir

waa jamac lab ama dhadig badan bur bursan oo xaaladii marku aha mufratka iskabadalay oo horay ama dhexda iskabadalay

Tusale rajulun bu aha mufratki jamaci wuxu noqdaay rijaalun farqiga eeg kow wuxu aha Rajulun hadanaa Rijaalun horey iyo dhexba wa ka bur buray Tusale Kale Rasuulun ay ahayd rusulun ay naqotay eeg isbadalka Ra iyo Ru madama xiligii jamaca isbadlkaas ku yimid ayaa lo baxshay jamac taksir waxa lagu goda damo waxa lagu kor dhiga fatxo waxa lagu hos dhiga kasrah

 

 

Ism waxaa lagu gartaa 4 Calaamadood:


1.بالخفض- Khafd wa Hoos Dhig ( Kalmada ugu Danbeya in la hoos dhigo)

Tusale:بِسْمِ اللَّـهِ, وَاللَّيْلِ, وَالنَّهَارِ , وَالشَّمْسِ- Ism inuu yahay waxa ku garatay Hoos dhiga xaraf ka ugu danbeya.


2.والتنوين ،- Tanwiin waa Labo xarakeyn ( labo godal , labo kordhig ama labo hoos dhig)

Tusale: سميعاً بصيراً, غفورٌ رحيمٌ, شيءٍ عليمٍIsm inu yahay waxaa ku garatay Tanwiinta labo godal labo kor dhig iyo labo hoos dhig .


3.ودخول الألف واللام- Waxey (AL) gasho waa ism

Tusale:النُّورِ , الرجلُ , الرحمانُ , البيت- Dhaman wa Ism sababto ah waxaa ku garatay wa AL galitankeeda.


4.وحروف الخفض -waa Xuruuftii Khafd keyneesay, oo waxey horey ka gasho gadal aya laga khafdina (laga hoos dhiga) xuruftas wax kasta ee gasho waa Ism.

- Xuruuftaas waaمِنْ وإِلَى وعن وعلى وَفِي وَرُبّ وَالْبَاءُ والْكَافُ وَالَّلامُ ، وَحُرُوفُ الْقَسَمِ وَهِيَ الْوَاوُ وَالْبَاءُ وَالتَّاءُ.


Tusale:بكلِ شيءٍ. - بكلِxarafka ugudanbya wa hoos dhiganyahay waxa hoos dhigay waبka hormartay...بسمِ الله- Bismi xarafka ugu danbeysa wa hoos dhiganyahayبaya hoos dhigay.مِنْ عِبَادِهِ ۚ - cibaadihi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah Min.. إِلَى اللَّـهِ- Allahi waa ism waxa ku gartay waxa ka hor martay xuruful Khafd oo ah ila.

عنالطفل

فيالبستان

خالدكالأسد

علىالأرض



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip