Raabitaad 5 Tiradii U badneed oo khatimay 114 Quranka

0
Saturday May 31, 2025 - 17:44:23 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raabitaad 5 Tiradii U badneed oo khatimay 114 Quranka

    allhau abar 54 arday oo hal mar wada khatimay Hambalyo Qolka 8aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

allhau abar 54 arday oo hal mar wada khatimay Hambalyo Qolka 8aad

 

الفالف مبروووووووووووووك لكل الناجحات

Farxad………..Farxad……….Farxad………….Farxad

 

 

Allahu Akbar Malinba Alle Arin ayu u

Sahlayaa Walalaha''Reer Al-Taqwa''

GAAR AHAAN BANAAD Raabitaad s5

 

HANBALYO DHAMAAN REER ALTAQWAA WAA IN AY AY U SOO HANBALYEEYAAN WLALAHOOD. Gaar ahaan Banaat Raabitaad 5 Qolka 8aad

allahu akbar.

dhamaan macalimiinta iyo ardada reer altaqwa waxa ay halkaan hambalyo uga dirayaan ardada Raabitaad5 madrasada 8aad oo ale u sahlay in ay dhamaystiraan 114 quraanka kariimka iyo tafsiirkiisa. dhameeyay. waad soo dhabar adeeygteen, waad soo samirteen dadaasheen, alxmdulilaah allaha idiin sahlay.

dhamaan ardada reer altaqwa waa in ay u soo hanbalyeeyaan u soo duceeyaan walahood.

adiga oo soo raacinaya magacaaga iyo kooxda aad ka tirsan tahay hoos ugu soo qor.

 

Banaat Rabitaat 5Sare
1. Ikraam mohamed 2. Shukri mohamed
3. ⁠Nalka 4. ⁠Zamzam Abdullh 5. ⁠Shacnuu 6. ⁠Fardowsa ahmed 7. ⁠Imzaal Omar
8. ⁠Hamdi ali 9. ⁠Indho uroon 10. ⁠Makka hasan 11. ⁠Hamiido cabdullahi
12. ⁠Ayaanit 13. ⁠Fatuma ahmed 14. ⁠Sucaad jamac 15. ⁠Nacima ahmed
16. ⁠Ilwaad qurux 17. ⁠Fahmo mohamud 18. ⁠Iqro yusuf 19. ⁠Umu suheeb
20. ⁠Umu manaal 21. ⁠Umu suheyla 22. ⁠Farxiyo dhool 23. ⁠Umu Aisha 24. ⁠Bahjo mohamed 
25. ⁠Aamino Abdullh 26. ⁠Fowsiyo abdiqadr 27. ⁠Faduma dhuux 28. ⁠Faduma abdrisack 
29. ⁠Iqro Cali 30. ⁠Nasra Abdullahi  31. ⁠Faraxsan shaami 32. ⁠Gini Abdullahi 33. 
⁠Mariam Mohamed34. ⁠Halima cilmi 35. ⁠Mariam cigaal 36. ⁠Hawo mohamud 37. ⁠Laila Adaan
38. ⁠Noura Jano Abdullh 39. ⁠Sulekhina 40. ⁠Rumayyah 41. ⁠Sundus ahmed
42. ⁠Umulkhyr ahmed 43. ⁠Sumayoqueen 44. ⁠Umu Huda 45. ⁠Umu Ilyaas
46. ⁠Umu jacfar 47. ⁠Umu abdhrmn 48. ⁠Umu siciid 49. ⁠Ayaan abdi
50. ⁠Ummu yusra 51. ⁠Asiyo Abdikarim 52. ⁠Mulki shariif 53. ⁠Mouna man
54. ⁠Maryam Ruun
Ustada: Ina Hussein/Umu Zayid


waxaan u mahad celinayaa dhamaan Macaimiinti iku soo dadaalay allaha idinka ajarsiiyo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip