Raabitaad 5 Tiradii U badneed oo khatimay 114 Quranka Iyo Fahankiisa

0
Saturday May 31, 2025 - 17:28:50 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 32
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raabitaad 5 Tiradii U badneed oo khatimay 114 Quranka Iyo Fahankiisa

    Guul Allahu akbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guul Allahu akbar

Raabitaad 5

وَلَقَدْ يَسَّرْ‌نَا الْقُرْ‌آنَ لِلذِّكْرِ‌ فَهَلْ مِن مُّدَّكِرٍ‌

الفالف مبروووووووووووووك لكل الناجحات

Farxad………..Farxad……….Farxad………….Farxad

Allahu Akbar Malinba Alle Arin ayu u Sahlayaa Walalaha''Reer Al-Taqwa''



AlxmdulilaaahDHEH

 HANBALYO DHAMAAN REER ALTAQWAA WAA IN AY AY U SOO HANBALYEEYAAN WLALAHOOD.

dhamaan macalimiinta iyo ardada reer altaqwa waxa ay halkaan hambalyo uga dirayaan ardada Raabitaad5 madrasada 8aad oo ale u sahlay in ay dhamaystiraan 114 quraanka kariimka iyo tafsiirkiisa. dhameeyay. waad soo dhabar adeeygteen, waad soo samirteen dadaasheen, alxmdulilaah allaha idiin sahlay.

dhamaan ardada reer altaqwa waa in ay u soo hanbalyeeyaan u soo duceeyaan walahood.

adiga oo soo raacinaya magacaaga iyo kooxda aad ka tirsan tahay hoos ugu soo qor.

wa magacyadii u badnaa ee hal mar dhameeyay

Banaat Rabitaat 5Sare


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip