لTakhliis SIfatu Salatu Nabiyi 6

0
Sunday June 01, 2025 - 02:36:51 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 36
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    لTakhliis SIfatu Salatu Nabiyi 6

    Casharka 6aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Casharka 6aad







 

دعاء الاستفتاح:

45. ثُمَ يَسْتَفْتِحُ القِرَاءَةَ بِبَعْضِ الأَدْعِيَةِ الثَابِتَةِ عَنِ النَبِيِ صَلَى اللهُ عليه وسلم وَهِيَ كَثِيْرَةٌ أَشْهَرُهَا:

سبحانك اللهم وبحمدك، وتبارك اسمك، وتعالى جدك، ولا إله غيرك وَقَدْ ثَبَتَ الأَمْرَ بِهِ فَيَنْبَغِيْ المُحَافَظَةُ عَلَيْهِ.

Akhrinta:

45- Dabadeed waxaa waajib ah qofka tukanaya inuu Eebbe ka magangalo Shaydaanka waana dembi hadduu ka tago


اللهم باعد بيني

هريرةأصح ما ورد في ذلك - -.
-وجهت وجهي.

 

5- القراءة

46.ثُمَ يَسْتَعِيْذُ بِاللهِ تَعَالَى وُجُوْبَاً وَيَأثِمُ بِتَرْكِهِ.

46- Waxaana Sunna ah inuu yiraahdo mar:

47. وَالسُنَةُ أَنْ يَقُوْلَ تَاْرَةً:"أَعُوذُ بِاللهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ، مِنْ هَمْزِهِ، وَنَفْخِهِ، وَنَفْثِهِ و(النفث) هنا الشِعر المذموم.

47.Sunnadu waxay tahay in mararka qaarkood la yiraahdo: "Ilaahay waxaan ka magan galay shaydaanka la fogeeyay, xantiisa, afuufkiisa, iyo candhuuftiisa”. Halkan, "tufid” waxa ay tilmaamaysaa gabayada canaanta ah.

أعوذ بالله السميع العليم، من الشيطان وتارة يقول:48,
48- Marna wuxuu leeyahay:

 

" أعوذ بالله السميع العليم، من الشيطان…" الخ.

49. ثُمَ يَقُوْلُ سِراً فِيْ الجَهْرِيَةِ وَالسِرِيَةِ: "بسم الله الرحمن الرحيم

49-Dabadeedna wuxuu si hoos ah u leeyahay salaadda kor loo akhriyo iyo midda hoos loo akhriyaba:

" بسم الله الرحمن الرحيم ".

قِرَاءَةُ الفَاتِحَةِ:

50. ثُمَ يَقْرَأُ سُوْرَةُ (الفَاتِحَةِ) بِتَمَامِهَا- وَالبَسْمَلَةُ مِنْهَا، وَهِيَ رُكْنٌ لَاْ تَصِحُ الصَلَاةُ إِلَا بِهَا، فَيَجِبُ عَلَى الأَعَاجِمِ حِفْظُهَا.

Akhrinta Faatixada:

50- Ka dibna wuxuu akhrinayaa suuradda Faatixada siday u dhan tahay, Bismillaahina iyaday ka tirsan tahay, waana tiir salaadna ma ansaxayso Faatixada la’aanteed, waana ku waajib dadka aan ku hadlin afka carabiga ”Cajamta” inay kor ka bartaan.


51. فمَنْ لَمْ يَسْتَطِعْ أَجْزَأْهُ أَنْ يَقُوْلَ: سُبْحَانَ اللَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ ، وَلا إِلَهَ إِلا اللَّهُ ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ وَلا حَوْلَ وَلا قُوَّةَ إِلا بِاللَّهِ".

51- Qofkase aan awoodin waxaa ku filan inuu yiraahdo:

 


52. وَالسُنَةُ فِيْ قِرَاءَتِهَا أَنْ يَقْطَعَهَا آَيَة آيَة، يَقِفُ، عَلَى رَأْسِ كُلَ آَيَة، فَيُقُوْلُ: (بِسْمِ اللهِ الرَحْمَنِ الرَحِيمِ ) ثُمَ يَقِفُ، 
ثُمَ يَقُوْلُ:( الحَمْدُ للهِ رَبِّ العَالَمِينَ)،ثُمَ يَقِفُ، ثُمَ يَقُوْلُ:( الرَحْمَنِ الرَحِيمِ)، ثُمَ يَقِفُ، ثُمَ يَقُوْلُ مَالِكِ يَوْمِ الدِينِ)، ثُمَ يَقِفُ. 
وَهَكَذَا إِلَى آَخِرِهَا. وَهَكَذَا كَانَتْ قَرَاءَةَ النَبِيِ -كَلِهَا. يَقِفُ عَلَى رُؤُوْسِ الآَيَةِ، ولايَصِلُها بما بعدها،وإن كانت متعلقة المعنى بها.

.

52- Waxaana Sunna ah marka uu akhrinayo Faatixada inuu Aayad Aayad u akhriyo, uu ku dul istaago Aayad kasta bilowgeeda, oo uu yiraahdo:

(بسم الله الرحمن الرحيم)

dabadeed istaago, haddana yiraahdo:

(الحمد لله رب العالمين )

dabadeed istaago, haddana yiraahdo:

(الرحمن الرحيم)

dabadeed istaago, haddana yiraahdo:

(مالك يوم الدين)

dabadeed istaago, sidaas ayuuna ku wadayaa ilaa dhamaadkeeda.

Sidaas ayeyna ahayd akhrinta Nabiga n.n.k. dhamaanteed, wuxuu ku istaagi jirey Aayadaha bilowgooda, kumana qaban jirin midda ka dambeysa, haba la xiriirto macno ahaan.

53. ويجوز قراءتها (مالكِ) و(مَلِكِ).

53- Waana loo akhrin karaa labadoodaba:

(مالكِ)iyo(مَلِكِ).

Akhrinta qofka ku daba tukanaya:


قِرَاءَةَ المُقْتَدِي لَهَا:

54. وَيَجِبُ عَلَى المُقْتَدِي أنْ يَقْرَأَهَا وَرَاءَ الإمَامِ فِي السِرِيَةِ. وَفِي الجَهْرِيَةِ أيْضاً إنْ لَمْ يَسْمَعْ قِرَاءَةِ الإمِامِ، أَوْ سَكَتَ هَذَا بَعْدَ فِرَاْغِهِ مِنْهَا سَكْتَةً لِيَتَمَكَنَ فِيْهَا المُقْتَدِيْ مِنَ قِرَاْءَتِهَا، وَإِنْ كَنَا نَرَىْ أَنَ هَذَا السُكُوْتِ لَمْ يَثْبُتْ فِيْ السُنَةِ

54- Waana in qofka la tujinayo uu imaamka gadaashiis uu akhriyaa salaadda hoos loo akhriyo. Iyo sidoo kale salaadda kor loo akhriyo hadduusan maqlaynin akhrinta imaamka amase uu yara aamuso imaamka markuu akhriyey ka dib aamusid uu akhrin karo, inkasta oo aynu qabno aamusiddaasi ineysan ku sugnaanin Sunnada.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip