Imtixaanka FIqiga Ee Gabdhaha Culumada Mustaqbalka

1
Wednesday April 17, 2013 - 03:33:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7112
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imtixaanka FIqiga Ee Gabdhaha Culumada Mustaqbalka

    Waa Qabka Imtxaanka Iyo Sualaha Lagu Waydiinayo Hada Xifdi Oo Sifiican U Eeg Casharada Horay Ayaad U Haysaten

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allah allah allah allah Bimarkazii Taqwaa Yadiibul Manaal Wa yadnuu sabaaxul Amaanil baciid Ialal Khayri nadwii Duruubal maxaal wanamtijaaha shumuukhal jadiid Calaa khayri diniin Buxuurul Culuum Tajalat lanaa kula yawm Wayaqduu lanaa kul anajdin fariid Haa haa haa haa haa Nubaarik Bil Xubi ahla najaax Bi Markizii Taqwaaaaaaaaaaaaaa ALlah Allah Allah ALlaH
Waa Qabka Imtxaanka Iyo Sualaha Lagu Waydiinayo Hada Xifdi Oo Sifiican U Eeg Casharada Horay Ayaad U Haysaten
Su'aal kasta uga jawaab sida saxda ah hadii lagu waydiiyay khilaf ma jiraa sheg sidoo kale sheeg meshe jamhuurtu martay  sidoo kale mid labo sedex afar ka sheeg jamhuurtaas ama saxaabi ama tabici ama culumada kale iyo sidoo kale cida sartay raajaxa

ha cabsan waxaan waa dintaadii waa qaybtii kobaad ee dahaarada qaybta labaad wa ka fududanaysaa imtixankaan waxa uu dhacayaa axada soo socota maalinka sabtidana  waa la idin murajacayn doonaa 13:00 uktime sidoo kale inta ka horaysa qofkii u baahda sual jawabteeda waxa uu ka heli karaa   Ustaad Al Farxaan iyo Ustaad Asalmaan Cise iyo cidii kalo lamid ah sida cabdrxman32  iyo waliba gabdhaha ehlul fiqiga ah   bishardi qofka galaya ama suasha qaba waa in uu yahay ehlu tafsirka ehlu fiqiga dadka galaya imtixanka iwm 


6 imtixaan oo midkaan u horeeya qofkii ku baasa waxa uu awood u yeelanayaa in helo shahaado sharaf wadanka uu joogana arimaha diinta uu ka dhibi karo wixi mawducyadas ah lo xilsari doono doqoni calaf maleh danbeye magaro.

mantay Waa malinkii gabdhaha halyeeyada libaaxyda ducaada kumandoska Reer taqwa marada dhexda ku xirta walahin somaliyeed bad badsha cilmiga ugu hiliya jahliga ka saara allaha haydin xifdiyo waa in ay ka soo baxaan 100 gabdhood oo xifdisan kitabka alle macaa tafsiir ka jawaabahaya sualaha afarta madhabadood iyo waliba qawlka jamhuurta iyo raajixa  idhaha uga dhufanaya cidii ka hortimaada  wana idin soo ducaynaynaa allaha garabkina ha galo amiiin

Allah allah  allah allah 

Bimarkazii Taqwaa Yadiibul Manaal Wa yadnuu sabaaxul Amaanil baciid Ialal Kahyri Danwii Duruubal maxaal
wanamtijaaha shumuukhal jadiid

Calaa khayri diniin Buxuurul Culuum Tajalat lanaa kula yawm Wayaqduu lanaa kul anajdin fariid Haa haa haa haa haa

Nubaarik  Bil Xubi ahla najaax 

Bi Markizii Taqwaaaaaaaaaaaaaa ALlah Allah Allah ALlaH

Sualaha Waa Kuwanaa ee sifiican uga fakar

gadaalna ugu laabo kutubtaada wjzklh allaha ku sahlo amiin gesi marada dhexda ku xiro 

waa bilaabatay  

1. NAJAASADA MUSHRIKIINTU. MAJIRKOODAA NAJAASA AH .MISE QALBIGOODA AYAA AH NAJAASA?

2. IMISAA AYAY U QEBSAMAAN BIYAHA?

3. BIYO NAJAASADA AH WA SIDE AMA HA YARADAN AMA HA BADANDEN MAXAY ISLAMKU KU IJMACEN YASE SOO RARA IJAMACAS

4. BIYO YAR HADII AY NAJAASO KU DHACDO MA DAHIRBA MISE WA NAJASO IMISE HADAL BEYSE KA DHAHEN CULUMADA MAXAASE RAJIX AH YASE KAMID AH RAGA TARJIXIYAY.

5. MA BANAANTAHAY IN LOO JEESTO DHINACA QIBLADA AMA LA AQBALO MARKII LA XAAJA GUDANAYO? IMISA QAWL BA KU JIRTA MAXASE RAJIX AH.

6. WAYSADA MAXAA BURIYA?

7. XUS SEDEXDA HADAL EE EE MADAAHIBTU KA TIRI GUDNIINKA?

8. TIMAHA HOSE CIDIYAHA SHARUBAHA IWM IMISA UGU BADAN OO LA DAYN KARAA SIDA RAJIXA KADIBNA XARAN AH IMSAASE AH MUSTAXAB IN LA SUULIYO.?

9. WAA IMISA SHURUUDA WAYSADA SOO TAX? IYO QAWLKA FUQAHADABA

10.XUS AXKAAMTA WEESADA?

11.XUS WAXYABAHA WAYSADA BURIYA?

12.XUS SHURUUDA MASAXA KHUFAYNKA?

13.QABKA LO MASAXAYO WA NOCE?

14.MAXAA BURIYA KHUFAYKNA?

15.KABNINKA MALA MASIXI KARA WAKHTISE MALEYAHAY

16.GAMBADA GABDHU MA MASIXI KARTA?

17.SIGISAANTA MALA MASIXI KARA MAXASE RAJIX AH YASE RAJIXIYAY. WAX KA SHEG CULUMADAS.?

18.WA MEQA QUBAYSKA WAJIBKA?

19.WA MEQA QUBAYSKA MUSTAXABKA?

20.XUS QABKA JINADA LOGA QUBAYSTO RAG IYO DUMARBA?

21.SHEEG SEDEXDA JEER EE GABA GABAYSIGU BANAN YAHAY?

22.SHEG WAXYAABAHA KA XARAANTA GABDHA XAYTKA QABTA MAXAASE U BANANA.

23.HADII AY DAHIRTO QORAXDON DHICIN SALAD CASAR OO KALIYA MIYA LAGA RABA MISE CASAR IYO DUHUR MUXUSE YAHAY QOLKA JAMHURTA AY RAJIXIYEN?

24.HADDII UU USOO GALO WAQTIGA SALAADA KA DIBNA AY U TIMAADO CAADADA INTEYSAN TUKAN KA HOR MA LAGU LEYAHAY MAXASE RAJIX AH SHEG QAYBO KAMID AH FUQAHADA?

25.DHABAR FURANKA SIDE ISKU DAHIRINAYSA OO AY U TUKANAYSA?

26.SHEEG SEDEXDA XALADOOD EE DHABAR FURANKA?

27.HADII GABDHA WAX KA DILMAN OO KALE OO AY SOO TURTO CAD IYO WAX AN SURO LAHAYN MA KATAGAYSA SALADA IYO SONKA SIDA NIFASKO KALE AM?

28.HADII HAWENAY AY ISKU ARAGTO DHIIG JOOGTO AH OO AAN KALA GO LAHAYN SANADO MUXU NOQONAYA XUKUNKEEDA SALADA IYO SOONKA SIDEESE U TUKANAYSAA HADII LAGU YESHO?

29.DAREERAHA GABADHA KA YIMAADA OO CAD AMA CAGARKA MA DAAHIRBAA MISE WAA NAJAASO. HADII UU DAAHIR YAHAY WAYSADA MA JABIYAA?

30.DHIIGAAS SOCDA OO AAN ISTAAGAYN HADII AY U WAYSO QADATO OO AY SALADA TUKADO FARALKAA MA U ANSAXMAYSAA IN AY TUKADO SALAADO KALE OO SUNO AH

31.GABADHAAS OO KALE WAYSADA SALADA FAJAR MA KU TUKAN KARTAA SALADA DUXADA.

32.SALAADA LAYLKA MA KU TUKAN KARTAA WAYSADA CISHAHA

33.HADII AY WAYSO QADATO GABDHA UU KA SOO DAGAYO DHIGAAS ASAGO KALA GO GOAYA OO MARKAS KA MAQAN LAAKIN MARKII AY SALADA GALAYSAY AYUU KA YIMID MUXU YAHAY XUKUNKEDU.

34.GABDHU QURAANKA MA AKHRINKARTAA MARKA AY KU JIRTO CADADEEDA AMA DHIGA NIFASKA. TUSAALE MARKAY SEXANAYSO OO KALE AYAD KURSIGA AYADOON TABANAYN MUSXAFKA?

35.SUASHA U DANBAYSA QOLKA ALTAQWA IYO WALAHA ALTAQWA MAXAAD KU JECLATAY?


Wixii Fikir Iyo Sual ah Hoos Ku Oor Rayigaaga iyo bahidada iyo sidaad u aragto qabka imtxankan






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip