Kitaabka Takhliis sifatu salati nabiyi 5 aad

0
Saturday May 24, 2025 - 17:23:22 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 5
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kitaabka Takhliis sifatu salati nabiyi 5 aad

    1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1



 

وَضْعُ اليَدَيْنِ وَكَيْفِيَتِهِ:


 

  36.ثُمَ يَضَعُ يَدَهُ اليُمْنَى عَلَى اليُسْرَى عَقِبَ التَكْبِيْرِ، وَهُوَ مِنْ سُنَنِ الأَنْبِيَاءِ، 

وَأَمَرَ بِهِ رَسُوْلُ اللهِ أَصْحَاْبَهُ، فَلَا يَجُوْزُ إِسْدَالِهِمِا.

Gacmo saaridda iyo sida loo saarayo:

36- Dabadeedna wuxuu gacantiisa midig saarayaa gacantiisa bidix korkeeda markuu Takbiirto ka dib, waxayna ka mid tahay sunnooyinka Nabiyaalka n.n.k., wuxuuna Rasuulka Eebbe faray sidaas Asxaabtiisa ee lama oggola inuu qofka gacmihiisa laalaadiyo




37.وَيَضَعُ اليُمْنَىْ عَلَىْ ظَهْرِ كَفَهِ اليُسْرَى، وَعَلَى الرَسْغِ وَالسَاعِد.

37-Wuxuu gacantiisa midig saarayaa gacantiisa bidix korkeeda, curcurkiisa iyo dhudhunkiisa.

38.   وَتَارَةً يَقْبُضُ بِاليُمْنَىْ عَلَىْ اليُسْرَىْ

38-Marna gacantiisa midig wuxuu ku qabanayaa gacantiisa bidix

مَحْلُ الوَضْعِ:

39. وَيَضُعُهُمَا عَلَىْ صَدْرِهِ فَقَطٌ، الرَجُلُ وَالمَرْأَةُ فِيْ ذَلكَ سَوَاءً

39- Gacmihiisa wuxuu saarayaa xabadkiisa oo kaliya, arinkaasna way ka siman yihiin ragga iyo dumarka.

 

40. وَلَا يَجُوْزُ أَنْ يَضَعَ يَدَهُ اليُمْنَى عَلَىْ خَاصِرَتِهِ

40- Lamana oggola inuu saaro gacantiisa midig calacashisa”dhexda qofka kalida”.

 

الخشوع والنظر إلى موضع السجود:

In la khushuuco oo la eego goobta lagu tukanayo

 

41. وَعَلَيْهِ أَنْ يَخْشَعَ فِيْ صَلاْتِهِ، وَأَنْ يَتَجَنَبَ كُلَ مَاْ قَدْ يَلْهِيْهِ عَنْهُ مِنَ زَخَارِفَ

وَنُقًوْشٍ، فَلْا يُصَلِي بِحَضْرَةِ طَعَامِ يَشْتَهِيْهِ، وَلَا هُوَ يَدَاْفِعُهُ البَوْلِ وَالغَائِطِ

 

41- Marka uu tukanayo waa inuu khushuucsanaadaa, waana inuu iska ilaaliyaa waxa u diidaya inuu feejignaado hadday ahaan lahaayeen naqshado ama wax sharsharaxan, yuusanna tukan iyadoo hortaalo cunto uu jecel yahay ama uu iskucelinayo kaadi iyo xaar.

 

42.وَيَنْظُرُ فِيْ قِيَامِهِ إِلَىْ مَوْضِعِ سُجُوْدِهِ.

42- Wuxuuna eegayaa marka uu taagan yahay goobta uu ku sujuudayo.

 

43. وَلَا يَلْتَفِتُ يَمِيْنَاً، وَلَا يَسَاراً، فَإنَ الِالتِفِاتِ اِخْتِلاْسٌ يَخْتَلِسُهُ الشَيْطَانُ مِنْ صَلَاةِ العَبْدِ

43- Mana u jeesanayo midigta iyo bidixdaba maxaa yeelay u jeesashada waa dafid uu xadayo Shaydaanka addoonka salaaddiisa.

 

44. وَلَا يَجُوْزُ أَنْ يَرْفَعَ بَصَرَهُ إِلَىْ السَمَاءِ.

44- Lamana oggola inuu eego cirka.

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip