OLOLAHA QURAN RAMADAN IYO ISBDAALKa UMDa.

1
Wednesday January 20, 2016 - 17:49:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5668
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 18
  • 27 4
  • Share via Social Media

    OLOLAHA QURAN RAMADAN IYO ISBDAALKa UMDa.

    Waraaqaha Ducaada Reer Taqwa Ay walahooda somaliyeed u hibeey qoraalkaan hadaba si soomaali isku badasho ka qayb qado barashada quraankaa. walal oo waraaqaha hoose daabac oo u qaybi darskaga xafadada iskoolada magalada masajida tukaamada baburta mel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraaqaha Ducaada Reer Taqwa Ay walahooda somaliyeed u hibeey qoraalkaan hadaba si soomaali isku badasho ka qayb qado barashada quraankaa. walal oo waraaqaha hoose daabac oo u qaybi darskaga xafadada iskoolada magalada masajida tukaamada baburta mel walba allaga idinla garab galo.

Walaalahaaga Somali islaamic Altaqwa Network. _Guubaabo barshada Quraanka iyo Cilmiga.

 Waxaal waxaa kuu soo diyaarshay qoraalkaan walaalahaaka kali iyo laab walaahi ku farxaya guushaada hourmarkaaga intaba, alle iyo nabigisaana na faray inaan is jeclaano is xirirno wanaagena ka shaqayno qofkuna imaankisa ma dhama ilaa walalkis ama walshiis uu la jeclaado waxa uu naftiisa la jecel yahay.

Hadaba walaal.

So ma rabtid in nolshaada malin walba farxa gul horumar u siyaado

So ma rabtid in jidka janaa alle ku sahlo mala’gtu ku ducyso allena ku danbi dhafo

So ma rabtid inaad ku biirto kuwa alle ka baqa allena ducadooda aqbalo

So ma rabtid barako naxariis alle iyo camalko laguu aqbalo

So ma rabtid inaa ka bad baadid khasarada adun iyo akhiro walcasri lagu shegay.

So ma rabti in caruurta alle kaga xifdiyo gaalada jinka iyo sharoo dhan

So ma rabtid buuq la’aan iyo waliba arimahaaga oo dhan oo alle ku sahlo

So ma rabtid waalikaaga inaad wax tarto janadana sabab aad ugu noqoto

So ma rabtid in alle kugu hanuunsho jidka toosan aduun iyo akhiraba.

So ma rabtid in noloshadu isbadasho haa. hadaba bilow kitabka alle si ale kubadalo.

        Alle Qof ama dad ma badalo ilaa ay mesha iska qadaan oo kitabkisa kor u qadan.

Hadaba Hadaad Intaas Iyo Kabadan Rabto Ku Baro Kitabka Alle  freee. 700 qof ka badan ayaa alle u sahlay ayagooo guryahooda jooga Ineey barteen kitaabka alle iyo diinta islaamka waxaa is badalay noloshoodii dhan walba allahu akbar.

Waxaa hubaal ah hadaad la kulanto walahaga reer taqwa in noloshada is badalayso ee kaalay walaal bishaash ku baro diinta alle waliba wan ku saacidaynaa waxaana ku balan qaadaynaa inaad si deg deg ah is badal aa ku dareento.

Ku baro kitaabka alle bilaash adoo jooga xafaada la xiriiir altaqwanetwork@hotmail.com

Walaal waa kitaaab ku barakeynaya gurigaaga caruurtada mustaqbalkaaga akhirada iyo aduunkaagaba mise ogtahay in naariistii ale kugu dhacyso allena kuu balan qaday

 وَهَذَا كِتَابٌ أَنْزَلْنَاهُ مُبَارَكٌ فَاتَّبِعُوهُ وَاتَّقُوا لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ

Kanna (Quraanku) waa Kitaab aan soo Dejinnay oo Barkaysan, ee Raaca Dhawrsadana in laydiin Naxariisto.

كِتَابٌ أَنْزَلْنَاهُ إِلَيْكَ مُبَارَكٌ لِيَدَّبَّرُوا آيَاتِهِ وَلِيَتَذَكَّرَ أُولُو الْأَلْبَابِ 

Walaal quraanka adaa laguu soo dajiyay si aad u fahanto ayadihiisa ood waliba ugu tababurto oo waliba aad ugu fakarto hadaad dadka caqliga leh kamid tahay Sida uu ku Yiri Suurada Walaal alle wuxuu layaab ku sheegay kuwa quraanka alle aan ku cibro qadanayn ku adaburayn asagoo leh war kuwaas ma qalbiyadoodaa xiran yaa allah alow ha irin

 أَفَلا يَتَدَبَّرُونَ الْقُرْآنَ أَمْ عَلَى قُلُوبٍ أَقْفَالُهَا 

Walaal saxaabadii waxay ahaayeen kuwa markeey dhigtaan 10 ayadood aan ka gudbin ilaa macnihiisa ay bartaan ku dhaqmaan allahu akbar. 

Walaal qofka ka jeesta kitabka alle barashadisa iyo ku dhaqankiisaba ogtahay in culumada Muslimiintu ay dhaheen islaanimadiisu waa ay buraysaa 

وَمَنْ أَظْلَمُ مِمَّنْ ذُكِّرَ بِآيَاتِ رَبِّهِ ثُمَّ أَعْرَضَ عَنْهَا إِنَّا مِنَ الْمُجْرِمِينَ مُنْتَقِمُونَ*

 وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكاً وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَعْمَى

Alle wuxuu yiri yaa ka dulmi badan qof la xasuushay ayadaha quraanka kadibna iskaga jeestay oon baran ku dhaqmin fahmin mujrimiinta waan ka aarsan doonaa allena danbilayaal la cadaabayo ayuu ku shegay qofka aan baran ku dhaqmin fahmin kitaabka alle.

Hadaba walaal si aad uga bad baado halaga aduun iyo akhiraba baro ku dhaqan fahan .

‏"‏من قرأ حرفًا من كتاب الله فله حسنة، والحسنة بعشر أمثالها لا أقول‏ ألم حرف، ولكن ألف حرف، ولام حرف، وميم حرف‏

Wuxuu yiri nabigu celyhisalatu wasalam.

Qofkii hal xaraf oo kitaabka ah hal xasano ayuu leyahay xasanadiina waxaa laga dhigaa 10ajar, idin oron mayo alif laam miim waa hal xaraf laakin alifku waa xaraf laamiuna waa xaraf miimkuna waa xaraf. Waxa wariyay tarmisi wuxuna yiri waxadiis xasan ah.

 وَهَـٰذَا كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ مُبَارَكٌ مُّصَدِّقُ الَّذِي بَيْنَ يَدَيْهِ وَلِتُنذِرَ أُمَّ الْقُرَىٰ وَمَنْ حَوْلَهَا ۚ وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْآخِرَةِ يُؤْمِنُونَ بِهِ ۖ وَهُمْ عَلَىٰ صَلَاتِهِمْ يُحَافِظُونَ 

Kanna waa Kitaab aan soo Dejinay oo Barakaysan, oo Runiayn wixii ka Horreeyey iyo inaad ugu Digtid Maka ye Dhinaeyadeeda. kuwa Rumayn Aakhira waxay Rumeyn Quraanka salaaddana way ILaalin

كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ

kanna waa Kitaab aannu kugu soo dejinnay inaad kaga bixisid dadka mugdiyada xagga Nuur idamka Eebehood iyo jidka Eebaha adkaada ee la Mahadiyo.

 "إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلاةَ وَأَنْفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرّاً وَعَلانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَنْ تَبُورَ "

إِنَّا سَمِعْنَا قُرْآنًا عَجَبًا

نَّا أَنزَلْنَا إِلَيْكَ الْكِتَابَ بِالْحَقِّ فَاعْبُدِ اللَّـهَ مُخْلِصًا لَّهُ الدِّينَ ﴿٢ 

Annagaana kuugu soo dajinay Nabiyow Kitaabka si xaq ah, ee caabud Eebe adoo kali yeeli Diinta.

فَمَن شَرَحَ اللَّـهُ صَدْرَهُ لِلْإِسْلَامِ فَهُوَ عَلَىٰ نُورٍ مِّن رَّبِّهِ  

Qofkii alle uwaasiciyey Laabtiisa Islaamka oo nuurka Eebe ku sugan ma lamidbaa (mid la daboolay) halaag waxaa u sugnaaday kuwey ka angagtay quluubtoodu xuska alle(Quraanka) kuwaasina waa kuwa baadi cad kusugan.

ا----ذِكْرِ اللَّهِ ذَلِكَ هُدَى اللَّهِ يَهْدِي بِهِ مَنْ يَشَاءُ وَمَنْ يُضْلِلِ اللَّهُ فَمَا لَهُ مِنْ هَادٍ [

Arrintaasuna waa hanuunka Eebe uu ku hanuuniyo cidduu doono, quraankiisa ruuxuu Eebe dhumiyana ma jiro cid hanuunin.

:{إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَى رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ

Mu'miniinta dhabta ah waa uun kuwa marka Eebe la Xuso ay Cabsato Quluubtoodu, marka lagu Akhriyo korkooda Aayaadka Eebana ay Iimaan u kordhiso, Eebahood uun tala saarta

.الم ذَلِكَ الْكِتَابُ لا رَيْبَ فِيهِ هُدًى لِلْمُتَّقِينَ

Kaasi quraankaa waa kitaab aan shaki dhexdiisa ahaan, wuxuu hanuuniyaa dadka alle ka cabsada.

Walaal soo kama baqaysid adiga oo kitaabka alle ku sii jeedin caruurtada iyo walidkaa u

dardaarmayn in geeridu kuu timato mise ogtahay walaal in nabigu yiri csw

"مَا مِنْ عَبْدٍ يَسْتَرْعِيهِ اللَّهُ رَعِيَّةً يَمُوتُ يَوْمَ يَمُوتُ وَهُوَ غَاشٌّ لِرَعِيَّتِهِ إِلَّا حَرَّمَ اللَّهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ  متفق عليه 

Wuxuu yiri nabigu caleyhisalatu waslaam. 

Majiro adoon alle masuul uga dhigay dad ayna geeridu u timaado markuu dhimanayo asagoo khiyaamaya dadkiisii macnaha khayrka quraanka dinta salada aan farayn qofkaasi alle janadiisa ayuu ka xaaraamiyaa inu galo .

Walaal soo ma rabtid in waalidkaa qiyaame taajka boqorada loo xiro soo ma jeclid ehelkaaga 10 kamid ah inaad ushafeeco qaado oo sabab aad ugu noqoto cadabka iney ka bafbadaan oo janada galaan.

" مَنْ قَرَأَ الْقُرْآنَ ، وَعَمِلَ بِمَا فِيهِ ، أُلْبِسَ وَالِدَاهُ تَاجًا يَوْمَ الْقِيَامَةِ ، ضَوْءُهُ أَحْسَنُ مِنْ ضَوْءِ الشَّمْسِ

Wuxuu yiri nabigu caleyhisalatu waslaam. Qofkii quranka akhriya kuna camal fala quranka ale wuxuu u xiraa qiyaame waaludkiis taaaj ka iftiin badan oo ka nurbafan mudka qoraxda.

Walaal mise ogtahay hadaad kitaabka alle laabtada ku shubto in alle naarta ito sharteda ka magan gashay.

لو جعل القرآن في إهاب ثم ألقي في النار ما احترق »رواه أحمد.

Wuxuu yiri nabigu caleyhisalatu waslaam. 

Hadii quraanka harag ama jir oo kale laga dhigo oo lagu tuuro naarta waxba kama taryso oo ma gubyso.

Walaal soo marabtid inuu quraanka kuu shafeeco qaadayo

اقرأوا القرآن فإنه يأتي يوم القيامةشفيعا لأصحابه

Wuxuu yiri nabigu caleyhisalatu waslaam. 

Akhriya quraanka wuxuu ku imaan qiyaame asagoo kuu shafeeco qaadayo.

Walal ma ogtahay qofkaan kitaabka alle fahmin akhrin ki dhaqmin inuu lamid yahay guri bolol iyo kharaabo kalaa.

Walaal ma ogtahay in uu dardaarankii nabiga noga tagay markuu dhimanayay inuu yahay

dalxa wuxuu yiri cabdlahi bin awfaa ayaan waydiiyay nabiga markuu dhimanayay wax ma idin dardarmay  ama ma idiin qoray markaas ayaa yiri maya markaasaan ku iri sidee ayeey ahayd dardaarankiisii markaas ayuu yiri waxa uu noo dardaarmay kitaabka alle

Qofkii ku mashquula barashada kitaabka alle alle wuxuu siiyaa alle wuxuu siiyaa wax ka wayn wuxuu siiyo waxa la waydiisto allahu akbar.

· ( من شغله القرآن وذكري عن مسألتي أعطيته أفضل ما أعطي السائلين

Walaal Markaad kitaabka alle akhrinyso baranayso ale wuu ka difaacayaa sharka gaalada

 وإذا قرأت القرآن جعلنا بينك وبين الذين لا يؤمنون بالآخرة حجابا 

Cilmiga      Walaal barashada cilmigu waa ku wajib wiil iyo gabar walboo islaama.  « طَلَبُ العِلْمِ فَرِيْضَةٌ عَلَىْ كُلِّ مُسْلِمٍwalaal aduunka iyo waxa ku dhex jiraba alle wa nacladay naxaristiisana waa ka fogeeyay. أَلَا إِنَّ الدُّنْيَا مَلْعُونَةٌ مَلْعُونٌ مَا فِيهَا إِلَّا ذِكْرُ اللَّهِ وَمَا وَالَاهُ وَعَالِمٌ أَوْ مُتَعَلِّمٌ walaal qofka barashada diinta bilaaba waxa alle u sahlaa jidki janada waxay  culumadu dhaheen  madama alle u sahlay jidkii jinada waxaa hubaal ah arimahoda aduunyadana aduunyada madama alle u usahlay  janadii ale ku wayneeyd.

nabiga waxaa uu dardaarmay dadka u imaanaya barashaa diinta in la soo dhaweeyo maadaama dadkaas doonayaan wax la barto wixii ugu wanaagsanaa  kuna soo dhawada macadka altaqwa oo free ah

سَيَأْتِيكُمْ أَقْوَامٌ يَطْلُبُونَ الْعِلْمَ فَإِذَا رَأَيْتُمُوهُمْ فَقُولُوا لَهُمْ مَرْحَبًا مَرْحَبًا بِوَصِيَّةِ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ وَاقْنُوهُمْ قُلْتُ لِلْحَكَمِ مَا اقْنُوهُمْ قَالَ عَلِّمُوهُمْ   Walaaal nagala soo xiriir @mailka kor ku xusan ee altaqwa dhamaan rag iyo dumarba.

altaqwanetwork@hotmail.com       www.Somalislamic.net

hadaba la xiriir ardayga daacigaa ee waraqdaan ku soo gaarsiiyay si uu ku geeyo madrasada altaqwa. Ama @mailka altaqwanetwork@hotmail.comku soo dirso codsigaaga si lagugu so jawaabo.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip