Gabdho Farxad Daryeed ilmo Usayrshay Alla Walaalnimada, Islmku Macaana

2
Wednesday August 12, 2015 - 17:09:44 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2144
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Gabdho Farxad Daryeed ilmo Usayrshay Alla Walaalnimada, Islmku Macaana

    Waxaa labo waraqadood, usoo diray labo gabdhood oo muujinaya, farxada walaalnimada dartee ma ilma u qubay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa labo waraqadood, usoo diray labo gabdhood oo muujinaya, farxada walaalnimada dartee ma ilma u qubay
Walaalnimada Islaamka waa wax wayn
Tusaalaha: 
muuminiinta siday isku jeclyihiin wa haljir.


عَن النُّعْمَانِ بْنِ بَشِيرٍ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ 



وَسَلَّمَ: مَثَلُ الْمُؤْمِنِينَ فِي تَوَادِّهِمْ وَتَرَاحُمِهِمْ وَتَعَاطُفِهِمْ مَثَلُ 


الْجَسَدِ؛ إِذَا اشْتَكَى مِنْهُ عُضْوٌ تَدَاعَى لَهُ سَائِرُ الْجَسَدِ بِالسَّهَرِ 

والحمة

 

Tusaalaha muuminiinta sida ay isJecelyihiin 


Iskujeclyihiin iskugu caadi foodaan 


waxay lamid


tahay hal jir oo kale hadii xubin 


jirkaas kamida xanuunsato waxaa 


la xanuunsan jiraka oo dhan hurdo 


la aan iyo xanuun qofka ukeenta


Gabdha reer taqwa waxay dabaq 


een xadiiskaas aloow Ragan here 


kaas no gaarsii somaliya saas 


noga wada dhig amin.


Allena nagu jeclahay qofka alle siiyo walaalo ale dartis u jecel lamurugooda laqaybsada dhiba samir siiy  I ya'da udhisa udeceeya yaa allah farxad badanaa Hadii alle ku Siyo walalaha as
***
Hoos ka akhri fariimaha farxada xanbarsanSan ee gabdhaha soo direen
Gabdhaha an oo lala qabsaday dhibki iyo murugadii haysaa markii Walaalahooda u duceyeen waceen ayeey farxad isku badashay murugadiihaysay oo ka sushay Allahu akbar 
Farina 1aad zaakiya banaa caalmaat
[5:48:07 PM] zaakiya 1: [5:37 PM] zaakiya 1: 
<<< asc wr wb walalahyga qaaaliga waaan idin salaamay dhamaantiin  ,, jzklaaah walalayga qaaliga  sida aad igu soo ducayseeen ,, jzklaah  sida aad ila murugooteen  runtii farxad iga wayneed ma aysan jirin reer altaqwa oo aan hadalkooda maqlo alxmdulilaaah walalayga ilaahayga i baray ilaahay baan uga shukrinayaa ,,  alxamdulilaaah macalinkeena xanaafi runtii camoo abaalkaaga ma gudi karo  ilaahay baanse ku barayayaa in u rabbi aduun iyo aqiroba ku xafido amiiin , walalayga qaaliga ardayda isla nagay jzklaaah khayr ilaahay ha idinka abaal mariyo sida aad ila murugoteen iyo ducadiinaba
Qof reer taqwa haysta walahi cidlo murugoteen midna in uusan dareemay alxmdulilaaah [5:37 PM] zaakiya 1: 
<<< asc wr wb walalahyga.
Farina 2aad laki altaqwaa b.muumnaat.
Asc wr wb walalahayga qaaliga ah  see ii tahiiin jzklaaah walaalahi sida aad ila mitigateen jzklaaah ducadi aad I soo ducayseen runti Ma soo koobi karo farxada aan dareemYey walasheyda reer altaqwa we aan maqlay codleeda iyo tan aan maqlinba walaaltinada aad I tusteen iyo sidaad ila mirigoteen waxaan dareemay in aysan jirin walaal ka wanagsan walalo aad dar ilaahay walaal u noqoteen  ilaahay kalaamkisa aad isku jeclateen dadka dhana kaga sokeeya ilaahay swt ayaan kaga shukrinayaa ilahayga I Barry walalahygan qaaliga ah alxmdulilaah inta aan is aragnay iyo intan aan is arkinba alxmdulilaaah walalahyga jzklaaah ilaahay swt waxan ka baryaya in uu jano Fardowsa isfkugu kaya keeno amiiiin ya rabbi
Yasalaam hadal qalbi farxad la Ooyay kasoobaxay, waxaan leyahay horumatkaas sii badiya walahi alle wuu kufatxan wuuna nagu jeclaan allahu akbar soo qor alla waynee. Allahuakbar allahuakbar allahuakbar
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar 
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar
Aloow waan kaaga shukrinayaa nimcadaan ee noosiuaadi, Allahuakbar allahuakbar allahuakbar
Allahuakbar allahuakbar allahuakbarAllahuakbar allahuakbar allahuakbar
Dhamaan reer taqwa waxay uga mahad celinayaa zakiya iyo laki dareenkooda marlabaad imada naga quay eed nosoo gudbi seen waad kumahadsantihiin, jzklh
Kalmada ha Nashid ada Ile dartiis la isku jeclaado.


تفكرت يوما بمعنى الصديق

وأرسلت طرفي بفكر عميق

ترى من سيرسو عليه اختياري

وماذا سيغدو كظل رفيقي

وقالوا سيضنيك بحث دقيق

فجهزت نفسي لبحث الدقيق

ركبت البحار وخضت الصحارى

وسرت النهار وقد جف ريقي

ويممت شطر الجبال الرواسي

وفي قمة قرب واد سحيق

دعوت الإله الذي لا اله سواه بأن أهتدي للطريق

فإذ بي على حين يأس وصمت

بشيخ وقور حكيم رفيق

بدت في محياه آثار دهر

وعيناه أوحت بماض عريق

فبادرته سائلا كيف اختار

من بين كل الأنام صديقي

لقد طال صبري وما زال بحري

عميقا وهذا نداء الغريق

كأني بليلي أسير فهلي

بعيني بصير وكفي طليق

فقال استمع انه من يؤدي

حقوق التآخي كعقد وثيق

ومن حين تفضي إليه بهم

وغم وحزن وكرب وضيق

تجد منه جودا بصدر رحيب

ورأي رشيد ونصح رقيق

وما النحل إلا صديق الأقاحي

فهل نال غير ارتشاف الرحيق

كما الليل إذ صاحب النجم دهرا

فهل كان يحلو بغير البريق

فصاحب أولي الخير والعقل والصدق

والنصح تلقى الصديق الحقيقي

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip