Qiso ku socota gabdhaha somaliyed Umu Nagaash Oo Ilmada ka qubaysa

3
Monday March 30, 2015 - 15:31:03 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 2624
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 8
  • 20 0
  • Share via Social Media

    Qiso ku socota gabdhaha somaliyed Umu Nagaash Oo Ilmada ka qubaysa

    ALlahu akbar Wa qisa ka hadlaysa Quraanka alle in uu fudud yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Wa qisa ka hadlaysa Quraanka alle in uu fudud yahay









bismilah


Ma Dhagysatay Qisadii Umu Nagaash


 Oo Ilmadu ma ka qubatay


Waa Qiso Xalay Ay ka akhrisay 03/27/2015 Xafladii Gabdha Reer Taqwa 


Umu Nagaash Allahu akbar allahu akbarAllahu akbar allahu akbar


inkabadan oo ka dhagysanayay copuyuutaradooda ila 300 qof ayaa ilmada wada sayriyay

dhamaan dadkaas ku qushuucay qisadaas ayaa balan iyo go aan qatay in ay ka 


faaidaysanayaan nimcada alle ee islanimada iyo luuqadooda alle ugu sahlay diinta


waxaan qisadaan u soo gudbinayna malaayinta somaliyeed ee u


 qaba quranku in uu adag yahay in ay maqlaan 

umu nagaash waa walasheen oo u dhalatay qawmiyada xabasha afkaasna 


ku bar bartay kuna nol iminka yurub lakin mantay alle u sahlay quranki kutubtii 


iyo waliba luqadii somaliga oo ay ku baranayso udo yara  allahu akbar


umu nagaash alle qalbigeeda wuxuu ku sharaxay islaamka iyo iimanka macaankisa alxmd.


umu nagaash waxay bilowday quranka 6bil ka hor  bishi8laad 2014 waxayna kamid tahay 


gabdhaha saabiraat ee xalay xaflada lo dhigay ee 5 juz xifdis ahaan tajwit ahaan


 iyo tafsiir ahaanba ayad ayad u dul istagay allahu akbar


umu nagaash waxay shegtay in quranka alle u sahlay markay bilaabaysayna uu ku adkaa

8 saac ay dul fadhinjirtay 15 yadood malin walbalaakin hada alle u sahlay dadaalkeedii


Umu nagaash waa gabar Itoobiyaan ah walsheen ah reer taqwa jecel yihiinn laakin wali

hoyadood aabahediyo ehelkeed waa mushrikiin aaminsan ilaahyo kale

u soo duceeya in alle u soo hanuunsho


umu nagaash waa qof aad u jecel diinta islmka barashadeeda mantayna heer maraysa

6 bil kaliya alle ugu furay oo u sahlay quranka allahu akbarAllahu akbar allahu akbar

ayadoo balan qaday xafladaha soo socda in ay soo jedin doonto waxay baratay allahu akbar

dhagayso ii sii gudbi qisadaan si walaha aminsan quranku in uu adag yahay in warshaydan

yahay allena uu sahay qofkii u runsheegaana u sahlayo


umu nagaash u soo duceeta waxay ka wal walsan tahay walidkeed 


oo wali ku baaqiya kirstanimadii ale ka soo ganuuunshay


qisadaan waxaan u soo gudbinaynaa masaalixda dacwada iyo in malaayinta somaliyeed ku

cibra qatanumu nagaash waa hooyo xaas ah caruurna alle ku irsaqay kuna nool wadama yurub

dhamaan u soo duceeya siina gudbiya qisadaan cibraqadashada leh qofkii dhgaysatana

isbadal uu u dareemyo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip