Sifada Isticlaa Iyo Istifaaal

0
Sunday January 25, 2015 - 14:42:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4355
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 9
  • 12 0
  • Share via Social Media

    Sifada Isticlaa Iyo Istifaaal

    ALlahu akbar Casharka caway waana sahal QOfkii fahma wuxuu bartay Quraanka Qurxintiisa meelaha ugu muhiimsan aloow no sahal waxaan balan qadayna qofkii soo xaadira marka sharaxadu bilaabanysa in uu fahmo 100% alle no sahlaya insh-lah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALlahu akbar Casharka caway waana sahal QOfkii fahma wuxuu bartay Quraanka Qurxintiisa meelaha ugu muhiimsan aloow no sahal waxaan balan qadayna qofkii soo xaadira marka sharaxadu bilaabanysa in uu fahmo 100% alle no sahlaya insh-lah






Caway waxaan qadanaynaa insha-allah
4 sifo waana sahal waana isku dhaw yihiin 4taan sifo


1 istclaa iyo lidkeeda istifaal
2. idbaaq iyo lidkeeda infitaax


ISTICLAA إستعلي

Sifada 6aad waa Istclaa oo ka soo horjeedi doonto istifaal

luqada waxa lagu dhahaa: sareeyn ama kor aadid

isdilaxana: Carabka oo kor u qadmaya ama u kacaya oo adaya

dhabxanaga  waliba qaybtisa danbe marka lagu

 dhawaqayo xuruuful istclaa.


waxa lagu soo gabshaa خص ضغط قض waana 7 xaraf o oakliyah

waxa istclaa loogu magacaabay carabka mesha u danbaysa oo adaya 

ama u kacaya dhanka dhabxanaga sare kadibna codkii xarafka ayaa qadmaya

 oo waynaanaya waxaana ka dhalanaya sifo tafkhiim la dhohoo waynayn 

madama afkii buuxsamayo waana xuruufta istclaaga lagu magacabo

Istclaa Wa sifaatka Quwada leh

sawiro

khaa iyo qayn carabka kor ayuu u kacaya gadaal bu ka buuranayaa 
eeg sawra




Ufiirso Qaafka marka lagu dhawaaqayo carabka gadaal kor ayuu u kacayaa



Ufiirso Daada carabka gadaal korbuu u kacay lakin 2kala hoos ayuu adayaa





Ufiirso thaa marka lagu dhawaqayo carabka gadal wa ka kacayaa lakin labada kale kama kacayo






eeg sawrka daadka kadaal bu ka kacaya oo ka buran yahay



Fiiro gaara

4Xaraf oo danbe ee kala ah ص-ض ط-ظ- carabka gadaalna wa ka kacay

dhexdana waa ka kacay oo carabku kor ayuu qabsanaya oo sifada soo 

socota ee idbaaq ayeey leyihin sidaas awgeed laba sifo ayeey leyihin 

istclaa oo ay lla wadagan 3 hore iyo idbaaqa oo gooni ay la yihiin

Faado kale 

xuruufta isticlaa marwalba waa la wayneeyaa ha reebnadeen

ama ha godnadeen ama ha kordhiganden ama ha hosdhigandeen.


7aad waa sifada Istifaal waxa

luqada lagu dhaha hoos adid ama hoobasho (inkhifaad)


isdilaaxa:carabka dhankisa danbe oo hoos adaya ama hobanaya

oo adaya afka dhankisa hose marka lagu dhawaqayo  xuruufta 

istifaalka oo noqonaya 22 xaraf wana intii ka soo hartay 

7 xuruful istclaaga



sifada istifaalku waxaa ka dhasha tarqiiq xarafkii oo la yareeyo

ama carabka hoos u dhacay o yaraday ama afka uusan buuxin 

istifaal waa sidafa daciifka


fiiro gaara

Ogsoonoow sifo kastoo idbaaq ah waa isticlaa
laakiin sifo walboo istclaa ah idbaaq mahan.

Faaido kale xuruuftaan marwalba la yaryareeya marka laga rebo

raada laamka alifka oo mar mar la wayneyo wa no iman donan


Sifada 8aad waa idbaaq waxa lagu dhaha
luqada waa Taabasho

Isdilaaxa: Qayb kamid ah carabka oo taabanaya dhabxanaga sare 

ama ku dhawaanaya codkuna halkaas ayuu ku koobmayaa

xuruuful idbaaq waa 4 xaraf ص ض ط ظ waaa sifada ugu xoog badan sifaatka

 waxana logu magacabay madaba carabka dhankisa u fog ku dhagayo ama

 taabanayo dhabxanaga sare waxaana

xuruuftaan wa kala awood badan yihin waxa ugu

xoog badan ط waxana ugu dacifsan ظ waxaa u dhex

 dhexeya xaga awoda ص ض wana sifatka qawigaa



9aad waa infitaaxoo ka so horjeda idbaqi an so shegnay

luqada waxa lagu dhaha kala gayn ama kala foganshho ama kala durkid


isdilaax: carabka iyo dhabxanaga oo kala foganaya ama kala durkaya

oo kale marka lagu dhawaqayo xaraf kamid ah

waana 25 xaraf wixii ka soo haray xuruuftii idbaqa ee 4ta aha

 waana sifaatka daciifka sifadaan infiftaaxu


Sualo iyo jawabo

1.sual. Isclaa maxaa la dhahaa

jawaab. Carabka oo kor u qadmaya ama u kacaya oo adaya

dhabxanaga waliba qaybtisa danbe 

2. 
sual Xuruuful istclaa waa meeqa
jawaab خص ضغط قض

3. sual istifaal maxaa la dhaha

jawaabcarabka dhankisa danbe oo hoos adaya ama hobanaya

ooadaya afka dhankisa hose

4sual xuruuful istifal wa meqa
waa inta ka soo hartay 7 xuruuful istclaaga


5. sualtafkhiim maxaa la dhaha

jawaabwaa waynayn ama buuri xarafka la wayneyo


6 sualTarqiiq maxaa la dhahaa

jawaab waa yaray ama caatayn xarafka la cateeyo


7 sual idbaaq maxaa la dhahaa

jawaab Qayb kamid ah carabka oo taabanaya dhabxanaga 

sare ama u dhawanaya

8 sual infitaax maxaa la dhahaa

jawaab. waa carabka iyo dhabxanaga oo kala fogaanaya



Ducada  hanaga hilmamin dacwadana u soo duceeya

adigana malag aya ku ducaynayee xasuusnooow

wabilahi tawfiq

wuxuu bilaabanayaa 10:20 africa time insha-allah

qofkii sual qaba hoos wa ku soo qori karaa 

salamu calekum wr wbrkt



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip