Carabka waxa ka so baxa 10 makhraj

1
Thursday January 15, 2015 - 18:56:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 65151
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 16 2
  • Share via Social Media

    Carabka waxa ka so baxa 10 makhraj

    10kaas waxa ka soo kala baxa 18 xaraf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

10kaas waxa ka soo kala baxa 18 xaraf

bismilah wa nastaciinuhuu

Erey bixin

Lisaan waxa la dhaha carabka


Aqsal lisaan wa mesha u fog carabka


Wasadu lisaan wa carabka bartankisa

Xaafatu lisaan waa carabka hareerihiisa mesha colork leh

darafu lisaan waa carabka mesha darafkisa u sokeyo wax lagu dhadhansho

adna xaafa waa hareerta u sokaysa carabka

lithada wa hilibka ku waregsan dhabxanaga

xanakul aclaa waa dhabxanaga sare


Lisaan waxaa ka soo baxa 10 makhraj


10kaas makhraj waxaa ka soo kala baxa 18 xaraf


ISDAJI sidagan kubilow alena la kasho.



Caarabka 4qaybood u qaybi



Qaybta u fog aqsal lisan waxa kasobaxa


  2mhraj iyo 2xaraf qaf iyo kaaf


Qaybta dhexe wasadu lisan waxa ka so baxa


1makhraj iyo3 xaraf jim shin yaa



Xafada carabka waxa ka sobaxa


 2makhraj iyo 2xara daad laam 



Darfu lisan 5makhraj iyo 11 xaraf

 

1.nuuun 2. raa 3. da dal taa 4. siin sad zay


 5. thaa'a thaal thaa


sharaxad

---q1aad carabka 

1.aqsal lisaan waxaa ka soo baxa 2makhraj 

waxaa ka soo kala baxa 2daas qaaf iyo kaaf   


Qaafku wuxu ka soo baxaa aqsal lisaan iyo 


dhabxanaga sare qaybta jilicsan


makhrajka labaad waa Kaaf  wuxuu ka soo baxaa aqsal lisaan 

  

 iyo dhabxanaga sare qaybta sare dhbxanaga ee adag




--------------------------------------------Q2aad carabka

 2. wasadu lisaan waxa ka soo baxa hal makhraj oo ay ka soo wada baxaan 3 xaraf

juum shin yaa oo ka so baxa carabka bartankisa iyo  mesha ku began dhabxanaga sare.



---------------------------------------Q3aad carabka

3. xaafatu lisaan waxa kaa soo baxa 2 makhraj oo ay ka soo

kala baxaan daad iyo laam


daadku wuxuu  qabsanayaa dhamaan


xafada iyo dhabxanaga sare iyo gawsaha sare 

arag sawirka xaafada 



xaafadaas waxay qabsanaysa gawsaha sare iyo dhabxanaga sare hadad rabta dhanka midig ka so sar ama dhanka bixid kui ku sahlan


makhrajka labaad ee xafada waa laam oo ka so baxa xafada


carabka qabybta soke ee banaanka carabka



Casharkeena Muraajacada Sabtida waa inta kore inta hose wa habaynka sabtida



sharaxaadiisu



Q4ad carabka--------------------------------------------------------


 

4. darfu lisaan wax aka soo baxa 5 makhraj iyo 11 xaraf

 waxaan u qaybinayna darfu lisan 5 qaybod a. b. c. d. e---

Q..A-----

A.arafka lisaan waxaa ka soo baxa nuun lithada hilibka gawsaha ku waregsan




Q.B------

B. darafka lisaan waxaa ka soo baxa dhabarkisa raa iyo hilibka foolasha ku waregsan



-----Q.C


C. darafka lisaan iyo foolasha sare salkooda waxaa ka soo baxa daa daal iyo taa

ط.د.ت



------Q.D

D. darafka lisaan iyo foolasha sare iyo kuwa hose dhexdooda waxaa ka soo baxa saad siin zaay

ص.س.ز



-----Q.E

E. darafka lisaan iyo fooda foolasha sare waxaa ka soo baxa

ظ.ذ.ث




booska 4aad ee makhaarijtu ka soo baxdo
waa 2bashimood waxaa ka soo baxa 2 makhraj
makhrajka 1aad waxaa ka soo baxa miim  baa iyo waaw
mahrajka 2aad waxa ka soo baxa faa

sawrka makhrajka 1aad ee 3da xaraf


 

baa


waaw



makhraj 2aad ee fada sawirkeda



sooska u danbeeya waa Khayshuumka

waxaa ka soo baxa Qunaha khayshumka waa sanqaroorka cod ka so baxa

ogoow 2 xaraf oo kaliya aya qune leh wa nuun iyoo miim

sawrka khayshuumka



Aruurin casharka saro dhan


1.Aqsal lisan waxa ka so baxa 2 makhraj waxana 2das makhraj ka 


so kala baxa labo xaraf qaaf iyo kaaf


2. wasadu lisan waxa ka so baxa 1 makhraj oo ay wadagan 3xaraf 


jiim shiin yaa


3. xaafatu lisaan waxa ka so baxa 2makhraj oo ay ka so kala baxan 


2xaraf daad iyo laam


4. Darfu lisaan waxa ka so baxa 5 makhraj oo ay ka so kala 


baxan 11 xaraf oo kala ah,


A

darfu lisan kisan kobad wa nuun


B.

darfu lisaan makhrka 2aad waxa ka so baxa raa


C.

darfu lisaan makhrajka 3aax waxa ka so baxa daa daal iyo taa


D.

darfu lisaan makhrjkisa 4aad waxa ka so baxa saad siin iyo zaay


E.

darfu lisaan makhrajkisa 5aad waxa ka so baxa 

thaa'a thaal iy thaa ظ.ذ.ث


Sualo iyo jawabo


1 sual Aqsal lisaan meqa makhraj ka so baxa 

jawaab waxa ka so baxa 2 makhraj 


2.sual sheeg 2makhraj ee aqsal lisan xuruufta ka so baxda

Jawaab waxa ka so kala baxa aqsal lisan qaf iyo kaaf


3. su'aal meqa makhraj ba ka so baxa wasadu lisan

Jawaab waxa ka so baxa hal makhraj


4. suaal wasadu lisaan mkhrjkisa meqa xaraf ka so baxa

jawaab wasadu lisan waxa ka so baxa hal mkhraj oo ay wadagan 3 xaraf jiim shiin yaa


5. sual sheeg xafatu lisaan meqa makhraj ka so baxa

jawaab waxaa ka so baxa xafatu lisan 2 makhraj


6 sual sheeg xafatu lisan 2labdiisa makhraj xuruft ka so kala baxd

jawaab waxa xafatu lisan 2badeda makhraj ka so baxa 2 xaraf oo kala ah daad iyo laam


7.sheeg darfu lisaan inta makhraj ka sobaxda

jawaab waxaa ka soo baxa 5 makhraj


8. sual sheeg 5 makhraj ee darfu lisaan inta xaraf ka soo baxda 

jawaab waxaa ka soo baxa 11 xaraf


9.sual kala sheeg 5 mkhraj xrufta ka so kala baxda


jawaab. makhrajka 1aad darfu lisna waxa ka so baxa nuun


2aadna raa


3aad daa daal taa


4aad saad siin zaay


5aad thaa'a thaal thaa .ظ.ذ.ث


Halkaaan ku dhufo si aad u aragto xuruufta carabiga iyo bosasaka ay kaa dagaan


http://somalislamic.net/view.php?articleid=2131&artname=Makhaarijta-Xuruuftu-Ka-soo-baxdo



wabilahi tawfiiq



caway 10:15 daqiiqo africa time ayan bilabayna sharaxada


yan lagu wayin

jzklhu khayran dhaan



 

allaha nawafajiyo oo no sahlo barashada cilmiga


 amiin


hanaga ilaawin ducada in alle in uu 


nawafajiyo tawfiiqda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip