Xuruufta Xalqiga 00 6 xaraf ah

4
Tuesday January 13, 2015 - 14:06:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3936
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 6
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Xuruufta Xalqiga 00 6 xaraf ah

    Casharka caway waa fudeed isha ka sii jilci sharaxaduna wa 10:00 africa insha-allah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Casharka caway waa fudeed isha ka sii jilci sharaxaduna wa 10:00 africa insha-allah

bismilah

alxmdulilah wanastacinuhuu






Erery bixin

aqssal xalqi-- waa mesha u fog dhuunta

wasadal xalqi wa mesha dhexe dhunta

adnal xalqi wa mesha u sokaysa dhunta


casharka 4.qaybood ayuu ka koban yahay oo

6daan xaraf kusabsan caway in aan wada 

qadano wa suragal insha-allah


ee si aad u fahanto soo xadir sacada la kala 

dhig dhigayo 10:00 africa time


1. mesha ay ka so baxan oo makharijto ah 

2. xukunkoda marka nuun reban ama tanwin

 ka hormarto

3. sifaadka ay leeyihiin 

4 qaybta udanbysa wa sualo iyo jawabo ku 

sahlaya fahanka casharka

Qaybta 1aad

Xuruuful Xalqi waa 6 xaraf  ا -ه ح- ع-- غ--خ

waxa lagu kulmiya  akhii -haaka CIlman Xaasahu qayru khasir


dhuuntu sedex boos ama makhraj aya ka so baxa makhraj kastana

 2xaraf aya ka so baxa.

Aqsa xalqi waxa ka so baxa 2 makhraj makhraj astana 2 xaraf ba

ka so kala baxa  xaraf hamza iyo haa   ا -ه

 wasaul xalqi waxa ka so baxa  makhraj makhraj kastana ha2xaraf
 xaa iyo cayn ح- ع

Adnal xalqi waxa ka so baxa2  makhraj laba xaraf bana ka so kala baxa 

xaraf qayn iyo khaa   غ--خ 


sawirka sifiica u fiiri





Qaybta 2aad waa hadii nuun reeban ama tanwiin ka hormarto

Xuruuftaan waxaa kalo lagu magacabaa  xuruuful xalqi ama idhaarun xalqi

idhaar waa muujin ama xarafka oo booskiisa laga soo saro ayadon la qunayn



hadii nuun reeban ama tanwiin oo laba kordhig ama laba hos dhig ama laba god hortooda

dhacaan macnaha 6da xaraf kadib nuntas ama tanwintu timado nuuntaas iyo

 tanwiintaas waa la muujinayaa boskoda laga so saraya la qarin mayo

Nuun reeban waa       ْن
tannwiintuna wa laba kordhig ama laba hos dhig ama laba god  ياً  يٍ  يٌ
hadaba nuuntaas reeban ama tanwiintaas hadii gadashooda 6da xaraf aan so shegnay ka dib dhacaan nuuntaas iyo tanwiintaas waa la muujinayaa wa la cadaynayaa sifiican bad uguu dhawaqaysa booskodii bad ka soo saraysa
tusalayaal y=u fiirso nuun reeban ama tanwin 6xaraf ee dhunta haday kadaba dhacan wa la mujinayaa

tusalaheda tanwiinta tusaleheda nuunreban xarafkii 0
وَجَنَّاتٍ أَلْفَافاً ً     ٍ    ٌ منْ أهل    نْ أ   
1
وَلِكُلِّ قَوْمٍ هَادٍ ً ٍ  ٌ منْ هاد نْ  ه 2
فضلٍ على ً منْ عمل نْ       ع 3
مِّنْ حَكِيمٍ حَمِيدٍ ٍ
منْ حاد   

نْ       ح 4
إِنَّ اللَّهَ لَعَفُوٌّ غَفُورٌ ُ منْ غيرمنْ غير
نْ غ 5
إِنَّ اللَّهَ عَلَيمٌ خَبِيرٌ ُ مِنْ خَيْرٍ
نْ خ 6






Qaybta 3aad waa sifaatka ay leyihiin
sifo waa tilmaan sida buuru caato adayg jileec dheeraan ggaabni iwm
mahmuusa waxa ka so horjeda jahri
shida waxa ka so horjeda rikhawah iyo bayniyah 
istclaa waxa ka so horjeda infitaax
mahmuuzah waa cod qarsoon neef ayaa socota marka lagu dhawaqayo xuruftaas
jahri waa muujin neefta ayaa xirmaysa marka lagi dhawaqayo xuruufteda
shida waa adkayn codkaa xirmaya marka lagu dhawaqayo xurufteda
rikhawaha wa jilcin codkaayaa soconaya marka lagu dhawaqayo xurufteda
istclaa wa kor adid carabka qaybtisa danba kor adysa marka lagu dhawaqayo oo xarafka wa la buuraya
intitaax waa hoos adid oo carabka aya hoos adaya marka lagu dhawaqayo


Xarfaha Xaada haada khada makhra lagu dhawaqayo neef ayaa socota sababto ah waa xuruuful mahmuusah
Xarafka hamzada caynka qaynka neeftu waa xabismaysa sababto ah waa xuruuful jahri 
4ta xaraf ee kala ah haa xaa qayn iyo khaa marka lagu dhaqawayo cod aya soconaya oo aad maqlaysa sababto ah waxay leyihin sifada rikhawah
xarafka caynka codka qayb aya socta sababto ah wa sifada bayniya dhex dhaxeysi
xarafka hamzada codku wa xirmaya sababto ah waa sifada shidah
2xaraf  qaynka iyo khada carabka mesha u dadanysa wa qadmayaa oo waa la waynayaa marka lagu dhawaqayo sababto ah waxay leyihiin sifo la dhoho istclaa


Sualahan wa lagu waydin donaa sifiican ugu firso


Sualo iyo jawabo 16 sualood ee casharku ka koban yahay

1. sual  dhuunta maxa carabi lagu dhaha
jawaabwaxa lagu dhaha ( xalqo)

2 sual dhunta mqa makhraj ka so baxa

jawaab makhraj aya ka so baxa 

3 sual sedexdaas makhraj kala sheeg

jawaab aqsal xaqli wasadul xalqi adnal xalqi

4. sual aqsal xalqi mkharajkaas xuruuftee ka soo baxda

jawaab waxa ka soo baxa hamza iyo haa

5 sual wasadul xaqli maxa ka so baxa

jawab waxa ka so baxa cayn iyo xaa

6 sual adnal xalqi maxa ka so baxa

jawaab waxa ka so baxa qayn iyo khaa

7 sual xuruuftaan maxa logu magacabay xuruuful idhaar

jawaab waxa lagu magacabay waa la mujiya ama la cadeya marka lagu dhawaqayo

8 sual nuun reeban ama tanwiin xaraf kamid ah xuruftaan haday ka ka hormarto muxu yhay xukunkedu

jawaab waa lamuujinaya nunti iy anwntii wa la cadaynaya 

9 sual hamsada marka lagu dhawaqayo ma nef ba socota maxayse sabaabtu tahay

jawab maya ma socoto sababto ah waa xarfu shida wa xaraf adag

10 sual haada marka lagu dhawaqayo neef ma socota

jawaab haa wa socota sababto ah waa xarfu mahmuusah

11 sual caynka marka lagu dhawaqayo neef ma socotaa 

jawaab qayb ayaa socota sababto ah wa xuruufta dhex dhexaysiga ee bayniyah

12 sual xada marka lagu dhawaqayo neef ma socotaa 

jawaab haa neef ayaa socotasababto ah waa xarfu mahmuusah

13 sual hamzada marka lagu dhawaqayo cod ma socda 

jawaab maya codku wa xirmaya sababto ah wuxu leyahay sifada shidah

14 sual xuruufta haada xaada khaada qaynka marka lagu dhawaqayo cod ma socdaa

jawaab haa cod ayaa soconaya sababto ah wa xuruufu rikhawah

16 sual kala sheeg xuruuftan 6da ah meqa istcla ah meqase istifal ah
jawaab 2 xaraf aya istcla ah qaynka iyo khada 4ta so hartay waa istifaal

16 sual qaynka iyo khada sifade leyhiin
jawaab waxay leyihiin sifo istclaa la yiraahdo oo carabka qaybtisa danba aya kor u kacaya marka lagu dhawaqayana waa in xaraf buuran laga dhigaa 



qofkii 16 kaan jawabod xifdiya waa uu fahmay casharka100&

ikhlaas iyo mutabaco ku dadaal allena la kasho

wabilahi tawfiiq


Ducada hanaga ilaawin in alle tawfiiqda na waafajiyo

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip