Tafsiir Suratu Naasicaat Ayada 34 ilaa dhamaad

0
Tuesday September 02, 2014 - 23:23:07 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1864
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Tafsiir Suratu Naasicaat Ayada 34 ilaa dhamaad

    Tafsiirka suratu nasicaat iyo sharaxadeda youtube

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tafsiirka suratu nasicaat iyo sharaxadeda youtube Somali

Arintaasne waano ayaa ugu sugan kuwa Allah ka Cabsanaya.

إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبْرَةً لِّمَن يَخْشَىٰ﴿٢٦

Ma idinkaa darran abuuridda mise Samada Allaah Dhisay.

أَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ السَّمَاءُۚبَنَاهَا﴿٢٧

Wuu kor yeelay saanqafkeeda wuuna egeeyay.

رَفَعَ سَمْكَهَا فَسَوَّاهَا﴿٢٨

Habeenkeedana waa madoobeyay maalinteedana soo bixiyay < idiyay>

وَأَغْطَشَ لَيْلَهَا وَأَخْرَجَ ضُحَاهَا﴿٢٩

Dhulkana markaas ka tib waa fidiyay.

وَالْأَرْضَ بَعْدَ ذَٰلِكَ دَحَاهَا﴿٣٠

Wuxuuna kasoo saaray xageeda biyaheeda iyo daaqeedaba.

أَخْرَجَ مِنْهَا مَاءَهَا وَمَرْعَاهَا﴿٣١

Buurihiina wuu sugay.

وَالْجِبَالَ أَرْسَاهَا﴿٣٢

Nacfi ayee idiin tahay idinka iyo Xoolahiinaba.

مَتَاعًا لَّكُمْ وَلِأَنْعَامِكُمْ﴿٣٣

Markii ay timaado musiibadii wayneed <Khiyaamada>.

فَإِذَا جَاءَتِ الطَّامَّةُ الْكُبْرَىٰ﴿٣٤

Maalintaas dadka way xasuusanayaan waxay sameeyeen.

يَوْمَ يَتَذَكَّرُ الْإِنسَانُ مَا سَعَىٰ﴿٣٥

Naarta Jaxiimaha waxaa loo muujinayaa Ruuxi arka.

وَبُرِّزَتِ الْجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ﴿٣٦

Ruuxii xad gudba.

فَأَمَّا مَن طَغَىٰ﴿٣٧

Nolasha Aduunyadana doorta.

وَآثَرَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا﴿٣٨

Naarta Jaxiima ayaa hoyadkiisa ah.

فَإِنَّ الْجَحِيمَ هِيَ الْمَأْوَىٰ﴿٣٩

Ruuxii ka cabsada la kulanka rabigiis Naftana ka reeba hawada <xun>

وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ﴿٤٠

Janada ayaa hoyadkiisa ah.

فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَىٰ﴿٤١

Waxay ku waydiinayaan saacada goormeey ahaanaysaa(dhecesaa).

يَسْأَلُونَكَ عَنِ السَّاعَةِ أَيَّانَ مُرْسَاهَا﴿٤٢

Maxaa ku ogeysiiyay (Nabiyow) sheegiteeda

فِيمَ أَنتَ مِن ذِكْرَاهَا﴿٤٣

Rabigaa xagiisa ayuu ku dhamaanayaa sheegiteeda

إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَاهَا﴿٤٤

Adiga ma tihid dige mooyee oo u digaya ruuxii Allaah ka Cabsanaya

إِنَّمَا أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخْشَاهَا﴿٤٥

Waxay la mid noqonesaa maalintay arkaan (Qiyaamaha)ayagon nagaanin Barqo iyo Galab mooyee

كَأَنَّهُمْ يَوْمَ يَرَوْنَهَا لَمْ يَلْبَثُوا إِلَّا عَشِيَّةً أَوْ ضُحَاهَا﴿٤٦





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip