
Tafsiirka Suuratu Quraf Q1-2-3-4aad
Wadadii janada waad u jeedaa cagtaad sartay haka harin ogoow noloshaada markii kuugu fiicnayd weeye madama aad hays jidkii warida daartii warida allahu akbar wax yar ku dhiman dadaalaa gaari doqona wa sexataa aloow kugu dar kuwa guulaysta dadaalay aamiin
Dqoni calaf ma leh danbeeye magaro
Banaaat Saadiqaat and muuminaat Casharkooda
Allahu akbar suradaan cajib adana
Waa suurad guryahooda janadiisana
Waa suurad koox aha kooxaha dadka
Ogoow koox diinaan akhri adinka
wada socdaa I'm baySan janada wada galisaan insha allah allahu akbar suuratu zumer wa kooxi koox
Dadaala walahi waan farxsanahay me Haan mar hadaad sogarteen waa bes wawankii qalinkI lagu duubaa for dhaw
Iga war dhawraan inta wasaafaat aad dhamanyaaan
Allahu akbar dadaala waa gaaraan
Waa furtay waa cunay waa ku or daa guryahooda janadiisana
Mantay wax yar baad dhibtoon
Lakin wa hubaal naso o iyo raxo badan kadanbysa
Allahu akbar alow garab gal amin isky soduceya
Anagaa nosoo duceya jzklh
Tafsiirka Suuratu Quraf Q1-2-3-4aad
Wadadii janada waad u jeedaa cagtaad sartay haka harin ogoow noloshaada markii kuugu fiicnayd weeye madama aad hays jidkii warida daartii warida allahu akbar wax yar ku dhiman dadaalaa gaari doqona wa sexataa aloow kugu dar kuwa guulaysta dadaalay aa