Farxadaaan Akhriso ku so biir

36
Monday July 28, 2014 - 08:06:43 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 4203
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Farxadaaan Akhriso ku so biir

    Farxah Farxah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farxah Farxah
Waxaan ku lenahay ciid mubaarak waxaaad jaanis u haysataa walahaaga qaaliga ah rag iyo dumar in aad halkaan hanbalyadada farxadada ducadada ugu soo dirto

waxaa farxad noo ah in aad nala wadaagtay hanbalyadaada cieed

waxaa farxad noo ah in aan wada dhamaysanay soonkii quraankii iyo khyrkii malinka qiyaamane aan marag isku noqon doono


hadaba ogoow in marka uu biloowda marnaamjka xaflada wixii ka danbeeya aan waraaq la qaban doonin ee aad hada hoos ku soo qorratid comntskaaga ciida hadii ku dhbana walaha qof kamida ad dhado iga dir


XASUUSIN TAHNIYADAAN WAA CIIDUL FIDRI SANADKII HORE walaalahii Soo Dirsaday Magacaaga ka dhex Raadi ,,::: Hadiii ku seegay Tahniyaddii Ciida ee Sanadkii Hore , Hadaba Tahniyadda Ciidul Fidriga Sanadkaan yee ku dhaafin , Taqaballahu Minna wa minkum Saalixal Acmaaal :
Walaalahan Tahniyadda Hoose waa walaalahii Tahniyadda 2013 Ciidul Fidriga ,, magacaaga ka dhex raadi_
Ciid Mubaarak
(20:57:57‪) BINTU MUXAMMED_114: asalaama calaykum waraxmatullaahi wabarkaatuh ciid mubraak kulu caam wa antum bikheyr alle acmaasha saalixa ah ha inaga aqbalo danbigeenana hadhaafo alle sanadka sanadkiisa ha inagu gaarsiiyo nabad qab caafimaad iyo danbi dhaaaf aamiin

umu maahir_2: افتراضي عيد مبارك سعيد...وكل عام وانتم بخير
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.. وبعد:
تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيــام وصالح الأعمال ..
ثم إنه يسرني أن اهنئكم بقدوم أيام عيد الفطر المبارك ، جعلهــا الله أيام عـــز للإسلام والمسلمين...
عيد مبارك سعيد مسبقا وكل عام وانتم بخير...لكل الاعضاء اخوة واخوات بها المنتدى
_____________________________________________________________
21:04:09‪) sumaya_153: asc wrw b dhamaan walaalaha altaqwah waxaan leeyahy iid mubaarak
(21:04:13‪) sumaya_153: عيد مبارك كل عام وانم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
_________________________________________________________________
sacdiya-25
ascwrwb waxaan halkaan tahniyad uga dirayaa dhamaan walalalaheeyga islaamka ah meelkasta eey joogaan gaar ahaan walalaheeyga reer altaqwa waxaan lee yahay ciid mubaarak kulu caam wa antum biqeyr ciidaan ciideeda kale rabi samosamoha nagu gaarsiiyo iyo wadan keenii oo nabad ah allahuma amiin

(21:09:20‪) umu mohamed amiin_2: EID MUBARAK SANAD WALBA CAFIMAAD IYO BARWAAQO KU GARA *** ALLE CAMALKEYNA SAALIXA HA AQBALO **danbigane hano cafiyo***KULI CAAM WANTUM BIKHEER *** HAPPY EID dhamaan reer altaqwa iyo umud muslimka ah iyo umud soomaaliyeed allah baan ka baryaa in uuw wadankeyna nabad noga dhigo oo ciida so sacoto wadankeyna ku ciidno insha allah aniga iyo caruurteyda maxamed amiin , zakiriyeiyo xaajigeyga abdullahi kuuriyo waxaan salamey hooyadeen macaan xaliimo iyo aabe macaan geedi xuseen iyo walaalehay meelkasto ay joogan waa idin jeclahay dhamaantiin

(21:12:57‪) shardiid_3: asc wr wb walalayaal,Magacayga waa Muxammed Axmed waxaan leeyaahay iid muubaarak dhamaan muslimiinta aduunka meel walba ay ku noolyihiin, waxaa tahniyada qaas ah u dirayaa walaalaha altaqwa ee qeyrka jecel,dhamaan arday iyo macalimiinta qiimaha badan, Ilaahay SWT IIDaan iideeda qeyr iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo,wadankeena Ilaahay dhibka ha qaado ,nabad iyo dawlad wanaagsan oo diinta Allah SWT wax ku xukunta Allah Nooga dhaliyo, Walaalahay altaqwa Allah idin xifido waan idin jeclahay.
____________________________________________________________
MY Heart With Altaqwa 114: Asc Wr Wb waxaaan halkaan ugu tahniyeynayaa dhamaan muslimintaa iyo somalidaa khaas ahaan reer ehlu taqwaa waxaan leyahay kullu caam wa'antum bikheyr taqabalalahu minnaa waminkum salixaal acmaal waxaan kaloo kacodsanayaa cafiis aniga xageygana cafiis bay kayihiin jzk waxaan Allah karajeynaya inuu nagu kulmiyo harkiisa iyo janatul firdowsa amin amin amin
___________________________________________________________________
umu_sucaad: Aswc wrb DHAMAAN WALAALAHA ALTAQWA WAXAAN LEYAHAY CIID MUBAARAK

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip