Markabka Janada Meqaad Sarnayd

44
Tuesday July 08, 2014 - 01:06:48 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 1650
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 16 0
  • Share via Social Media

    Markabka Janada Meqaad Sarnayd

    Oo Alle Kugu dhex sugay khyrkaaaan Meeqo bilood meqo maalmood Maxaad ka faiday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oo Alle Kugu dhex sugay khyrkaaaan Meeqo bilood meqo maalmood Maxaad ka faiday waaa kayd qoraalkaaan eee haka harin asxaabta  Markabka Altaqwa State 

Markabkaan umad aan tiro lahayn ayaa ku riyootay ayadoo saran allaha kugu daro kuwa janada uu geeyo aamiin

Allahu akbar Jiritaanka Altaqwa Satate 6sano waxa uga harsan bilo dhawr ah Waa Guul In Walaha Reer Taqwa Intaas Oo Sano Alle Ku SUgay Dintiisa Dacwa Ilalaah Kumanyaal Alle ku So hanuunshay Alxmdulilaah Kumanyaal Wax ka barteen Boqolaal Reer Ka Dhismeeen Mantay Waxaan jognaa Guushii bilo kadibna waxaad Arki Doontaaan Guulo Caalamka dhan gaara Allena Sabab uga dhigaya Ducaada iyo walaha Reer taqwa insh-allah

Guulaha ALle waxaa kamid ah in aad aragto alle oo ku sahlay diintisa kitaabkisa alle oo kugu sugay Dacwada Dadkii oo diintii alle koox koox ugu soo yaacaya allahu akbar

Waxaan u mahad celinaynaa walaha samirka dhabar adayga dulqaadka iyo adkaysiga u yeshay dacwada ayagoo laga yaabo xata in ay wax trsanayaan hadana dardarankii alle iyo rasulkisa qatay oo ah samirka iyo manhajka ehlu sunah oo ah isku duubni

Calaamadaha Wanagsan ee sunada waxaa kamid ah in alle ku jeclaysiiyo Midnimada Calaamadaha ehlu bidacana waxaa kow ka ah Khilaafka bur burka Alle mahad leh in Reer taqwa yihiin ul iyo diirkeed alxmdulilaah

sidaas oo kale walaha horay dacwada uga soo shaqeeyay oo mashquulay alle waxaan uga baryaynaa in uu jidka kanada u sahlo madaama diinta alle cimrigoda wakhti kamid ah u soo shaqeeyeen

Diinta alle barashadeeda difaceda waa wajib markaan alle u gar gaarno ayuu alle noo gar gaarayaa Ee Waxyarkaa ee noo dhiman aan ku dadaalno barashada cilmiga diinteena Ogooow alle anaga u bahan Diintiisana asaga difaacanaya Qofna uma baahna dhamanteen hadaan san taagno alle wuxuu kensan kuwaa alle jecel allena jecelyahay dhibka ku sabra sunada ku dhaga akhiro u shaqaystay ikhlas iyo mutaabaca ku dadaal

EE dhamanteen labadaas qodob aan ku dadaalno waa Ikhlaas iyo Mutaabacah




Markabkaan umad aan tiro lahayn ayaa ku riyootay ayadoo saran allaha kugu daro kuwa janada uu geeyo aamiin

Hadaba hoos ku soo qor shimee soo fuushay markabkaan hamigaaguse mayahay Riyoyinka loogu riyooday janada in aad kamid noqontoono jawabti wa haa ee ducada aan badino

Dacwadana aan u soo ducayno

Dadka Ka caajisay cilmiga u SOo duceeya walalheen In ALle Waafajiyo Kitaabkii ale Ee ay banaranayn In Alle u so sahlo oo wafajiyo Wa xuquuq ay nagu leyihin ducadu

Dadka Cusub waxaa laydin karabaa samir dulqaad iyo adkaysin Xataa hadaad wax katabanayso macalinkaga ama macalimadadaa u samir haka shaqayn dhib ee dulqaado ogoow in nabigu yiri qofkii walalo isku duban u yimada oo kala tagooda ka shaqeya madaxa seef halooga jaro Diinteena wa din sahlan ismaqal walanimo kala danbayn ku dhisan si aad u hiigsataan melo sare kudadal Samir ikhlaas iyo dulqaad

Meeqa Ayaad Markabkaan sarnayd waxaa suashaas ku waydiinayna kow in aad gasho balkaan labo in aad ugaato intaas habayn iyo maalin in aad ku dhex jirtay kitaabka alle daqiqad walbo kamidana camal salixa ku sacday allena shar badan kaaga bad badshay ee ku sii dadaal illaa aad alle kala kulanto cilmiga iyo diinta alle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip