
Axkaamta Booraysiga
~«~★ ♥Ku Baro Hal daqiiqo darsi maalmo kugu qadan lahaa~«~★ ♥
Axkaamta Booraysiga
Booraysigu wuxuu ku sugan yahay Kitaabka Quraanka Sunada Iyo Ijmaaca Umada intaba
1. Markii biyaha la waayo Waa la booraysanayaa
2. biyo waad haysataa laakin cabid ama wax karsi kaagama badna oo hadaad wayso u isticmaasho gaajo ama oon baad ka cabsi qabta wad boraysan
3. biyaha laftooda hadaad ka baqayso in jirkaaga wax gaarsiiyaan xanuun awgi ama ay xanuun kugu keenayaan ama jirku bararayo xanuunka darti iwm waad booraysanysa
4. biyo waad haysataa laakiin maba istcmaali kartid oo ma awoodid in aad xubnahaaga ku dhaqdo tabar daro ama xelad la aan awgeed cid ku waysa qadana wakhtiga salaada in ay kaa baxdana waad kabaqysaa waad booraysanysa
5. qaboow dhaxan baraf iwm ayaa jira naftaada ayaad u cabsatay qabowgaas awgiis in aad qubaysato waxaad ku kululaysatana mahaysatid iyo biyo kulul toona wakhtigana wa ka baxaya xiligaasna waad booraysanaysaa
6, hadii aad haysato biyo yara waad kuweyso qadan inta soo hartana waad booraysanaysaa
7. dhawaca hadii biyaha aad uga baqdo ama in aad biyaha ku masaxdo xubintaas waad u booraysanaysaa baaqiga so harayna waad mayraysaa
waxaa lagu booraysanayaa carada ama nocyada ciida ee dhulka korkiisa saran oo dhan
labadaada sacab ayaad dhulka ku dufanaysaa kadib waxaad ku masaxaysaa wajiga iyo kadib gacmagaaga dhabarkooda ayaad korka ka masaxysaa
halkaan ka arag qaabka booraysiga 

Booraysigaas ama gabo bagabysigaas waxaa buriya Xadaska yarka ah ee waysada buriya iyo xadaska wayn ee qubayska sababa intaba
hadii la waayo biyo iyo ciidba wixii kaloo aad haysataad ku booraysnaysaa sida darbiga iwm hadii la waayo salaada waad tukanysaa sidaad awoodo alle uga cabso laakin salaada xaaladna laga tagi mayo
Maqalkii hore Ee Qubayska Halkaan kala soco
Maqaalkii Qaab Waysa Qadashadana Halkaan kala soco
ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒღ☆Allaha ha no sahlo cibaadadeena in aan barano aamiin ღ☆ღƸ̵̡Ӝ̵̨̄Ʒ
Axkaamta Booraysiga
~«~★ ♥Ku Baro Hal daqiiqo darsi maalmo kugu qadan lahaa~«~★ ♥