Xijaabka gabdhoow sawiradana ka fogaada

0
Saturday January 11, 2014 - 14:02:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3587
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Xijaabka gabdhoow sawiradana ka fogaada

    Naxdin Naxdin Naxdin!!! Oohin Oohin Oohin!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naxdin Naxdin Naxdin!!! Oohin Oohin Oohin!! bismilahi.


Ilmeeyn Ilmeyn Ilmeyn!!

Ishi Weey ooynaysaa Qalbiguna Waa Walwalayaal Walashayeey
Sababtuna waa cawradaadii iyo ceebtadii oo muqata xijaabkii bad ka taktay sawirkaagiina caalamkoo dhan ba dawanaya
Yaa alaaah yaalaah yaalaah ilahayoow walaheeyga ii soo hanuuni

1. Gabar yahay Guul marabtaa Gogol wangsan iyo gayan wanag marabta

2. Gabaryahay Guusha nataat iyo gargaarka alle marabtaa

3. Gabaryahay Galkacayl Caruur Iyo Dhalaan wangsan marabtaa
4. Gabaryahay garqaad xaqiyo Nolol Wnaaag marabtaa

hadaba intaasi waxay ku jirtaa ku dhaqanka kitabka alle iyo sunada nabiga

وَلَوْ أَنّهُمْ أَقَامُواْ التّوْرَاةَ وَالإِنْجِيلَ وَمَآ أُنزِلَ إِلَيهِمْ مّن رّبّهِمْ لأكَلُواْ مِن فَوْقِهِمْ وَمِن تَحْتِ أَرْجُلِهِم مّنْهُمْ أُمّةٌ مّقْتَصِدَةٌ وَكَثِيرٌ مّنْهُمْ سَآءَ مَا يَعْمَلُونَ
Kor Hoos mel kasta ayeey nimcadu kaga imanysa

Caruur Wangsan
2. Guur Wangsan
3. Nolol wangsan
Mustqbal wangsan
5 wal walaan
6 xanuun iyo korbo iyo shido la aan
7 fahanwangsan
8. janada alle iyo rali ahanshisa
hadaba intas iyo kabadanba wa ku dhaqanka wanaga is waydii

gabaryahay ma qadata xijabka hadadan qadan kitabka alle iskumadan xukumin ee waad diiday

2. raga jirkaaga ma arkaaan mise wad is tustaa haday cawradaada ama jirkaaga ay arkaan kitaabka alle iskumadan xukumin ee ka tigtoonow sawiradaada aad soo dhigyso raga dhexdooda

iswaydii malinkii imisa nin aya sababtaada ku danbaabta ma ogtahay in malinka qiyaamo buuro danbi ah ku imanayaan madama aad sabab u noqotay in wialsha islamka kugu fidnoobeen

Ma ogthay in shadaanka ad u tahay shabaaktii uu ku kalumaysanayay

allah ban kugu dharshaye gabaryahay xagee ka jogta ayadaan alle wuxuu ku yiri markaad raga waxwaydiisanaysid gidaarka ama xijaabka gadashisa ka waydiso hadaba hadaad sawirkaaga soo dhigtay ragii lagu yiri ka fogoow ayadaas ma isku xukuntay
وإذا سألتموهن متاعا فاسألوهن من وراء حجاب

hadaad diidid hadalkaan iyo wanadayda ma ogtahay walshayeey

in aadan khyr heleeyb
In aadan guur aad ku degto helayn o jacal iyo mustqbal fican leh
mise igtahay in caruurtu aysan baari ku noqonayn

iswaydii walasheyay caqligaga waydii rabigii ku abuurtay hadaad maqli wayso sideebeey caruurtaadu ku maqlayaan iyo ninkaagu
sideebuuse alle ku siinaya nolol wangsan oo uu alle u balanqaday in uu dhexdooda dhigayo raxmad iy daganasho

ma ogtahay guurku in uu kabur burayo cuduro iyo halis kalana aad qarka u sarantahay sababta in ay waxbadan kugu qabsomiwayen walwalka kugu yimado waa kitabka alle odan ku dhaqmin

alle wuxu yiri

وَأَنِ احْكُم بَيْنَهُم بِمَآ أَنزَلَ اللّهُ وَلاَ تَتَّبِعْ أَهْوَاءهُمْ وَاحْذَرْهُمْ أَن يَفْتِنُوكَ عَن بَعْضِ مَا أَنزَلَ اللّهُ إِلَيْكَ فَإِن تَوَلَّوْاْ فَاعْلَمْ أَنَّمَا يُرِيدُ اللّهُ أَن يُصِيبَهُم بِبَعْضِ ذُنُوبِهِمْ وَإِنَّ كَثِيرًا مِّنَ النَّاسِ لَفَاسِقُونَ * أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِقَوْمٍ يُوقِنُونَ

Alle Wayne Wuu Ku yiri surada maida
Ku kala Xukun Dhexdooda wuxuu Alle Soo dajiyay , hana Raacin Hawadooda,
kana Digtoonow inay kaa Fidmeeyaan waxa Eebe kugu soo Dejiyey qaarkiis, hadday Jeedsadaanna Ogow in Alle la Doonayo inuu ku Aassiibo Ciqaabo Dambigooda Qarkiis, In badan oo Dadka ka mid ahna waa Faasiqiin.

hadaba aydan bes eeg

gabdha kataktay xijaabka ama raga so dhex dhigaysa sawirkeda kitabka alle wey ka taktay dhaqankii galada ayeey racday hadaba danbigaas ay gashay sababtisa ciqabkedu wuxu noqonaya wax alle ogyahay oo ah arimaha iyo dhibaatoyinka aan kor ku so shegnay

go aanka adigaa iska leh noloshada iyo mustaqbalkaaga hadad la rabto wan iyo hadii aad la rabto ciqaab intaba

hadaad kamid tahay kuwa gabdha somaliyed sharfkoda cizigoda adun iyo akhiraba jecel garsii warkaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip