Halaag Halaag Halaaga Maxa lagu gartaa

0
Saturday January 11, 2014 - 14:00:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2870
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Halaag Halaag Halaaga Maxa lagu gartaa

    Calaamadaha Qofka halaaga Ku So Socda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Calaamadaha Qofka halaaga Ku So Socda

ayad kamid ah quraanka ama xadiis kamid ah sunada nabig ayoo ogaaday lakin kuma dhaqmin

2. qofka waxaa la siinayaa caafimaat taam ah
3.qofka waxaa la siinayaa irsaqad ama shaqo buuxda oo faqri kama baqayo Phisa Card Maser Card Helth Card Cayr Kar Ayuuto Card Iwm
4.caruur iyo amni iyo amaan
5. hididiilo iyo himo uu isleyahay tamaniyayo wax soo socda


markaas ayaa malinka danbe si kadis ah lo qabanaya

gaarigii ba la gadoomay

qarax baa helay baabur ama gobtu jogay

rasaas aan lo wadin ba ku dhacday

niman afduuban ba dilay

dhiig ba ku kacay

gaari ba jiray

waxba ku so domay doonba la dagtay
diyarada ama gurgi ba ku gubtay

tuuka u so dhacday

Wadnahaa istaagay

iwm

suurayso xaaladaas walakayoow

daliilkana hoosane akhriso

Allahumustaan Aloow adan ka magan galnay mawtul fajaha

فلما نسوا ما ذكروا به فتحنا عليهم أبواب كل شيء حتى إذا فرحوا بما أوتوا أخذناهم بغتة فإذا هم مبلسون

فلما نسوا ما ذكروا به فتحنا عليهم أبواب كل شيء حتى إذا فرحوا بما أوتوا أخذناهم بغتة فإذا هم مبلسون
macnaheda

Wixii Lagu Waaniyay Markeey Halmaameen (Oo ku dhaqanka kitabka ka jesteen) Ayaan ku Furnay Korkooda irridaha wax Kasta. (macnaha aan u nimceeynay)
Markay ku Farxaan waxii la Siiyey yaan ku qabannaa kado, Markaasay noqdeen kuwo Quustay

macnaha qofka ayadaha alle aan ku dhaqmin waa lahalaga
intaan mawtka lo so dirin ama cudurka
ayaa lo nimceeya caruurta xoolaha borka dolarka sharciga deganka quruxda markasuu ismodaya in uu wanag ku dhexjiro ama lo nimceyay markas ayaa geridii deg deg ugu imaan ama si xun uu u dhiman oo uusan filanayn

Fijignoow tigtoonoow is xisaabi intaan lagula xisaabtamin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip