CAAWI WALAKAAGA DHIBATAYSAN

0
Monday November 18, 2013 - 02:04:49 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 3236
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 0
  • Share via Social Media

    CAAWI WALAKAAGA DHIBATAYSAN

    >>>

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

>>> Asc wr wb dhamaan walaalaha khayrka jecel ee walaalahood khayrka la jecel, dhibta ku dhacdana la qaybsada >>> waxaa la ogaysiinaya in ay jiraaan dad badan oo ku tabaalaysan duufaanadi ka dhacay bariga somaliya QOLKA ALTAQWA wuxu ku dhawaaqey in la gaarsiiyo gargaaar dagdag ah koontadaada aakhiro kayd ku shubo sadaqadu maalka wax kama dhinto hadaba qaabka looga qeyb qaadanaayo waxa ka mid ah 1kiish wa 30$, 3kiish wa 100$, 5kiish wa 150$, 10kiish wa 300$, 20kiish wa 600$, adiga iyo kartidaada, *** Waxaad Ku Diraysa Sidaan (Mashruuca Cuno Qaybinta Sh Maxamed macalin &0025290776364 bosaso xawalada amal**** gaarsi walaalkaaga kale si u uga qeyb qaato... wixi intaas dheer la xiriir QOLKA ALTAQWA MAAMULKIISA.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip