Ducooyinka hurdada

0
Tuesday September 10, 2013 - 21:26:05 in Ogeysiis by Somali islamic
  • Visits: 11152
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 11 6
  • Share via Social Media

    Ducooyinka hurdada

    XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA
. Ducooyinka hurdada
1-"يجمع كفيه ثم ينفث فيهما فيقرأ:بسم الله الرحمن الرحيم{ قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ*اللَّهُ الصَّمَدُ*لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ*وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ} بسم الله الرحمن الرحيم{قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ*مِن شَرِّ مَا خَلَقَ*وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ*وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ * وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ } بسم الله الرحمن الرحيم{ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ * مَلِكِ النَّاسِ * إِلَهِ النَّاسِ *مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ * الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ * مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ }ثم يمسح بهما ما استطاع من جسده يبدأبهما على رأسه ووجهه وما أقبل من جسده" ( يفعل ذلك ثلاث مرات
1- wuxuu kulminayaa labadiisa baabacood, kadib wuu ku tufayaa isagoo akhriyaya suuradahan. wuxuuna ku masaxayaa jidhkiisa inta uu awoodo, wuxuuna kaga bilaabayaa madaxiisa, wajigiisa iyo wixii kusoo aada jidhkiisa. ( saddex jeer).
2- اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ
3-آمَنَ الرَّسُولُ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْهِ مِن رَّبِّهِ وَالْمُؤْمِنُونَ كُلٌّ آمَنَ بِاللّهِ وَمَلآئِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ لاَ نُفَرِّقُ بَيْنَ أَحَدٍ مِّن رُّسُلِهِ وَقَالُواْ سَمِعْنَا وَأَطَعْنَا غُفْرَانَكَ رَبَّنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ * لاَ يُكَلِّفُ اللّهُ نَفْساً إِلاَّ وُسْعَهَا لَهَا مَا كَسَبَتْ وَعَلَيْهَا مَا اكْتَسَبَتْ رَبَّنَا لاَ تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا رَبَّنَا وَلاَ تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْراً كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا رَبَّنَا وَلاَ تُحَمِّلْنَا مَا لاَ طَاقَةَ لَنَا بِهِ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا أَنتَ مَوْلاَنَا فَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ
4-باسمك ربي وضعت جنبي وبك أرفعه إن أمسكت نفسي فارحمها، وإن أرسلتها فاحفظها بما تحفظ به عبادك الصالحين"
4 –(bismika rabbii wa dactu janbii, wa bika arfacuhu, in amsakta nafsii farxam)haa, wa in arsaltahaa faxfad-haa bimaa taxfadu bihi cibaadakassaalixiina).
< magacaaga ayaan rabigaygow ku dhigay dhinacayga, adiga sababtaadana ayaan ku soo dallacayaa dhinacayga, haddii aad qabatid naftayda u naxariiso, haddii aad daysana dhawr (xifdi) waxa aad ku dhawrto adoomahaaga wanwanaagsan >.
5-اللهم خَلَقْتَ نفسي وأنت توفَّاها لك مماتها ومَحْياها، إن أحييتها فاحفظها وإن أمتها فاغفر لها، اللهم إني أسألك العافية
5- (allaahumma innaka khalaqta nafsii wa anta tawaffaahaa, laka mamaatuhaa wa maxyaahaa, in axyeytahaa faxfadhaa, wa in amattahaa faqfil lahaa, allaahumma innii as-aluka alcaafiyata).
< allow adigaa abuuray naftayda adigaana oofsanaya, waxaa kuu sugan geerideeda iyo nolasheeda, haddii aad noolayso xifdi, haddii aad oofsatana (disho) u dambi dhaaf, allow waxaan ku waydiisanayaa caafimaadqab <> .
6-"اللهم قني عذابك يوم تبعث عبادك"( ثلاث مرات
6-(allaahumma qinii cadaabaka yawma tabcathu cibaadaka).
< allow iga ilaali cadaabkaaga maalinta aad soo saarayso adoomahaaga >.
7- " باسمِكَ اللهم أموت أحيا
7- (bismika allaahumma amuutu wa axyaa).
<> magacaaga ayaan allow ku dhimanayaa kuna noolaanayaa>>.
8-" سبحان الله ( ثلاثاً وثلاثين ) والحمد لله ( ثلاثاً وثلاثين )والله أكبر(أربعاً وثلاثين .
8 – {subxaanallaahi,(soddon iyo saddex jeer) walxamdu lillaahi, (soddon iyo saddex jeer wallaahu akbaru(soddon iyo ) afar jeer)}.
<> ilaahay ayaa ka hufan xumaan iyo ceeba, mahadna waxaa iska leh ilaahay, ilaahay baana weyn>>.
9-"اللهم ربَّ السموات السبع،ورب العرش العظيم،ربنا ورب كل شيء، فالق الحب والنوى، ومُنزل التوراة والإنجيل والفرقان، أعوذ بك من شر كل شيء أنت آخذٌ بناصيته،اللهم أنت الأول فليس قبلك شيء،وأنت الآخر فليس بعدك شيء، وأنت الظاهر فليس فوقك شيء، وأنت الباطن فليس دونك شيء، اقض عنا الدَّيْنَ واغننا من الفقر
9- (allaahumma rabbassamaawaatissabci wa rabbal-ardi, wa rabba alcarshi alcadiimi, rabbanaa wa rabba kulli shayin faaliqal xabbi wannawaa, wa munzila tawraati wal-injiili walfurqaani, acuudu bika min sharri kulli shay-in anta aakhidun bi naasiyatihi, allaahumma antal- awwalu falaysa qablaka shay-un, wa antal aakhiru falaysa bacdaka shay-un, wa anta thaahiru falaysa fawqaka shayun, wa antal baadinu falaysa duunaka shay-un, iqdi cannaa addayna wa aqninaa minal faqri)
< allow rabigii todobada cir rabbigooda ahaayow, rabigii dhulkana ahaayow, carshiga wayn rabigiisana ahaayow, rabiganaga iyo rabiga waxkasta ahaayow, kala faliiqaha iniinta iyo laf-timireedkow, allihii soo dajiyay tawraat iyo injiil iyo furqaanow, waxaan kaa magan galayaa wax walba sharkiis kaasood adigu haysid foodiisa(hogaankiisa). Allow adigu waxaad tahay ugu horeeye, mana jiro wax kaa horeeya, waxaadna tahay ugu dambeeye lagaamana dambeeyo, adiguna waxaad tahay ugu sarreeye, wax kaa koreeyaana majiro,adiguna waxaad tahay qarsoone ka qarsoon adoomihiisa,wax kaa sokeeyaana majiro,allow naga gud daynka (qaanka) nagana qaniyeel saboolnimada>>.
10- "الحمد لله الذي أطعمنا وسقانا وكفانا وآوانا فكم ممن لا كافي له ولا مؤوي
10- (Alxamudu lillaahi alladii adcamanaa wa saqaanaa, wa kafaanaa, wa aawaanaa, fa kam mimman laa kaafiya lahu wa laa mu>wiya).
< mahad waxaa leh allihii na quudiyay nana waraabiyay, nagana deeqay, nana hoysiiyey, imisaa kamid ah kuwo aan haysan wax kaafiya ama hoy sii > .
11-"اللهم عالم الغيب والشهادة، فاطر السموات والأرض، رب كل شيء ومليكه أشهد أن لا إله إلا أنت أعوذ بك من شر نفسي، ومن شر الشيطان وشركه وأن أقترف على نفسي سوءًا أو أجرَّه إلى مسلم
11 – (Allahumma caalimal qaybi washahaadati faadirassamaawaati wal ardi, rabba kulli shay in wa maliikahu, ashhadu an laa ilaaha illaa anta, acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suu-an aw ajurrahu ilaa muslimin)).
"allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan”.
12-" يقرأ {ألم } تنزيل السجدة، و{تبارك الذي بيده الملك}
12 – ( Wuxuu akhrinayaa (( alif laa miim)suuratu sajdah iyo suuratu tabaarak)).
13-" اللهم أسلمت نفسي إليك، وفوضت أمري إليك وألجأت ظهري إليك رهبةً ورغبةً إليك، لا ملجأ ولا منجا منك إلا إليك، آمنت بكتابك الذي أنزلت وبنبيك الذي أرسلت
13-(allaahumma aslamtu nafsii ilayka, wa fawadtu amrii ilayka, wa wajahtu wajhii ilayka wa aljatu dahrii ilayka raqbatan wa rahbatan ilayka laa malja walaa manjaa minka illaa ilayka, aamantu bikitaabika alladii anzalta wa birasuulika alladii arsalta).
< allow anigu naftayda ayaan kuu dhiibay, arinkaygana adaan kuu tiiriyey, wajigaygana waan ku soo qaabilsiiyay, dhabarkaygana xagaagaan u magan galiya, jecayl(doonid), iyo cabsi darteed, majiraan meel lagu gabado ama lagu magan galo, iyo meel lagu badbaado, adiga xagaaga mooyaane, waxaan rumeeyey kitaabkaaga aad soo dajiyey, iyo nabigaaga aad soo dirtay».



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip