Sifada Salaada oo la soo gaabshay,,

0
Sunday September 07, 2025 - 02:51:43 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sifada Salaada oo la soo gaabshay,,

    في صفة الصلاة

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

في صفة الصلاة



 


استعداد للصلاة 

1.الاستقبال القبلة:

2. رفع اليدين: يقول "الله أكبر".

3.وضع اليد اليمنى على اليسرى على الصدر.

4.الاستفتاح: يمكن أن يقول: "سبحانك اللهم وبحمدك…".


2  قراءة القرآن

1.الاستعاذة والبسملة: "أعوذ بالله من الشيطان الرجيم، بسم الله الرحمن الرحيم".

2.قراءة فاتحة الكتاب ويقول: "آمين".

3.قراءة سورة قصيرة أو طويلة حسب الصلاة.

4.إطالة القراءةفي الفجر، الإجهر بها في الفجر , والمغرب والعشاء، التخفيف في الصلوات الأخرى.


3 الركوع

1.رفع اليدين كما في البداية ويقول: "الله أكبر".

2.الانحناء: يضع اليدين على الركبتين، والظهر مستقيم.

3.الذكر: يقول "سبحان ربي العظيم".


4 الرفع من الركوع

1.رفع الرأس قائلاً: "سمع الله لمن حمده".

2.الاعتدال قائماً:يقول "ربنا لك الحمد".


 5 السجود

1.تكبيرة السجود: "الله أكبر".

2.الوضع: الجبهة، الأنف، اليدين، الركبتين، أطراف القدمين على الأرض.

3.رفع المرفقين ورفع البطن عن الفخذين.

4.الذكر: يقول "سبحان ربي الأعلى".


 6 الجلوس بين السجدتين

1.الجلوس على الرجل اليسرى، اليمنى مستقيمة.

2.وضع اليدين على الفخذين.

3.الدعاء: "اللهم اغفر لي، وارحمني، واجبرني، واهدني، وارزقني".


  8  السجدة الثانية

1.السجود كما السجدة الأولى.

2.رفع الرأس والاستعداد للركعة التالية.



  9  التشهد

1.الركعة الثانية: الجلوس للتشهد الأول.

2.وضع اليد اليمنى على الفخذ الأيمن، واليسرى على الفخذ الأيسر.

3.القول: "التحيات لله والصلوات والطيبات… أشهد أن لا إله إلا الله… وأشهد أن محمدًا عبده ورسوله".

4.التشهد الأخير: إضافة "اللهم صل على محمد وعلى آل محمد…".


10 التسليم

التسليم عن اليمين واليسار: "السلام عليكم ورحمة الله".

11الترتيب بين الأركان: القيام → الركوع → الرفع منه → السجود → الجلوس بين السجدتين → السجود.

12 الطمأنينة:السكون في الركن حتى يعود كل عضو إلى مكانه.


 

أركان الصلاة (14 ركنًا)

1.القيام (للقادر).

2.تكبيرة الإحرام.

3.قراءة الفاتحة (في كل ركعة).

4.الركوع مع الطمأنينة.

5.الرفع من الركوع والاعتدال.

6.السجود على الأعضاء السبعة.

7.الرفع من السجود.

8.الجلوس بين السجدتين.

9.الطمأنينة في الأركان.

10.التشهد الأخير.

11.الصلاة على النبي ﷺ في التشهد الأخير.

12.الترتيب بين الأركان.

13.التسليم.


 

واجبات الصلاة الثمانية


1.جميع التكبيرات غير تكبيرة الإحرام عند الانتقال بين الحركات.

2.قول"س"ع الله لمن حمده"”لامام والمنفرد.

3.قول"ر"نا ولك الحمد"”لامام والمأموم والمنفرد.

4.قول"سبحان ربي الأعلى"”ي السجود مرة واحدة (ويستحب ثلاث مرات).

5.قول"رب" اغفر لي"”ين السجدتين مرة واحدة (ويستحب ثلاث مرات).

6.التشهد الأول: قول التحيات والتشهد بعد الركعتين الأوليين.

7.الجلوس للتشهد الأول.

8.متابعة السنة في كل الواجبات القولية والفعلية.

 ترك الواجب عمدًا يبطل الصلاة، وتركه سهوًا يُعوض بسجود السهو.


 


Su’aal & Jawaab (Sahlan oo kooban)

Rukni ka tagista salaadda

S1: Haddii qof si kas ah uga tago rukni ka mid ah salaadda, maxaa ku dhacaya salaaddiisa?
J1: Salaaddiisu waa baatil isla markiiba.

S2: Haddii uu rukni illoobo, maxaa ku waajib ah?
J2: Waa inuu dib ugu noqdaa ruknigaas oo sameeyaa.

S3: Qof baa akhriyey suuradda, kadibna si toos ah u sujuuday isagoo hilmaamay rukuucii. Intuu sujuudsan yahay ayuu xusuustay. Maxaa waajib ku ah?
J3: Waa inuu istaagaa, rukuucaa sameeyaa, kadibna salaadda sii wataa.


Xusuusta rukn la tagay kadib

S4: Haddii uu xusuusto rukniga la tagay markuu gaaro isla ruknigaas ee rakaacada labaad, maxaa dhacaya?
J4: Rakaacada labaad ayaa noqonaysa rakaacada koowaad, tii hore lama tiriyo.

S5: Haddii uu hilmaamo sujuudda labaad iyo fadhigii u dhexeeyay labada sujuud, kadibna istaago akhriska, dabadeedna xusuusto, maxaa waajib ah?
J5: Waa inuu ku noqdaa, fariistaa, sujuudaa sujuudda labaad, kadibna salaadda sii wataa.

S6: Haddii uu xusuusto sujuudda labaad oo la tagay markuu rukuuc ku jiro rakaacada xigta, maxaa sameeyaa?
J6: Waa inuu hoos u degaa, fariistaa, sujuudaa, kadibna salaadda sii wataa.

S7: Haddii uu xusuusto sujuudda labaad oo la tagay markii uu fariisto labada sujuud dhexdooda ee rakaacada labaad, maxaa dhacaya?
J7: Rakaacada labaad ayaa noqonaysa rakaacada koowaad.

S8: Dhammaan xaaladahaan haddii ay dhacaan, maxaa kale oo uu sameeyaa?
J8: Waa inuu sameeyaa sujood saxwi (khalad), kadib salaanta ka dib

Shakiga rukni ka tagista

S9: Haddii qofku shaki ka galo inuu rukni ka tagay, maxaa uu sameeyaa?
J9: Saddex xaaladood:

1.Shaki mala’awaal ah (waan xun ah) → ma saameeyo salaadda, wuu sii wataa.

2.Shaki badan (waswas joogto ah) → iska indhatiraa, wuu sii wataa salaadda.

3.Shaki ka dib salaadda → ma saameeyo salaadda ilaa uu hubiyo rukni la tagay.

  • Haddii shakigu yimaaddo intii uu salaadda ku guda jiray → waxaa la raacayaa sida qof dhab ahaan ka tegay rukniga.
  • Haddii uu u badan yahay inuu rukuucay (ظن غالب) → raac shakiga ugu badan, kadib sujood saxwi.

Xaaladaha dadka raaca imaamka

S10: Haddii qofku illaawo tirada rakaacadaha ka horeeya imaamka, maxaa la sameeyaa?
J10: Wuu raacaa qofka dhinaciisa jooga haddii aanu jirin shakii ama hubanti ka hor imaanaysa.

  • Tani waa ku noqoshada ظن غالب, oo waa ra’yiga ugu saxsan.
 

Sujoodka Saho (Sujoodka Khaladka)

S11: Waa maxay Sujoodka Saho?
J11: Sujoodka Saho waxaa loo sameeyaa 3 sabab oo waaweyn:

1.Kordhin (زيادة): sida in la kordhiyo rukuu’, sujood, qiyam, ama q’ood si khalad ah.

2.Khasaar (نقص): sida in la iloobo rukn ama waajib.

3.Shak (شك): sida shakiga tirada rakaacadaha.


6️ Xukunka Kordhinta (الزيادة)

  • Haddii ula kac ah → salaaddu waa baatil.
  • Haddii la ilowday (nasiyan) → salaaddu waa sax, kadib sujoodka Saho.

Tusaalooyin:

  • Nabi wuxuu salaadda ku soo gabagabeeyey laba rakaac, kadib sijdaday laba sujood markii la xusuustay.
  • Nabi wuxuu salaadda Duhur ku tukaday shan rakaac, kadib sijdaday laba sujood.

7️ Xukunka dhimis  (النقص)

أ. wax laga dhimo salada  rukn:

  • Haddii la xusuusto ka hor rakaaca labaad → ku laabo ruknkii, kadib sujood Saho.
  • Haddii la xusuusto kadib rakaaca labaad → rakaaca labaad waxay noqotaa bedelka rakaaca lumay, kadib sujood Saho.

ب. dhimista waajib:

  • Haddii la ilowdo waajib sida "سبحان ربي الأعلى" → sii wad salaadda, kadib sujood Saho ka hor salaam.

8️ Xukunka Shakiga

  • Haddii uu tarjuh (mid ka muuqda inuu sax yahay) → ku saleyn waxa u muuqda, kadib sujood Saho kadib salaadda.
  • Haddii aysan muuqan mid sax ah → ku saleyn waxa ugu yar (yaqiinka), kadib sujood Saho ka hor salaadda.

Tusaalooyin:

  • Qof ayaa shakiyo: rakaaca 3aad mise 4aad? Waxaa u muuqata 3aad → tukadaa rakaaca 3aad, salaam, kadibna sujood Saho.
  • Qof aan garanayn mid sax ah → ku saleyn rakaaca ugu yar, kadib sujood Saho ka hor salaadda.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip