Soo koobis kalam ismka noocyadiisa

0
Friday December 23, 2022 - 20:29:08 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo koobis kalam ismka noocyadiisa

    Aruurin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aruurin



بسم الله الرحمن الرحيم،

كلام

Kalam maxa la dhaha

Kalam waa hadal cod leh

Shuruuda kalaamku leyahay



1. لفظا Lafdun wa in uu noqda hadal cod ah. soowt


2. مركباMurakabun laba laba kalmo iyo kabadan wa in uu noqda


3. مفيدMufiidun sedex mufiid wax in uu hadalkaas faaiideeyo


4. بالوَضْعِBilwadci afar wa in xurufta carabiga yahay


اب ت ث ج ح خ د ذ ر ز س ش ص ض ظ ط ع غ ف ق ك ل م ن و ه ي


Imisuu u qaybsama kalaamku

Wuxuu u qaybsama


اسم isim


وفعل ficil


وحرفxaraf


Ficilka wa fal dhacdo wax dhacay ama horay u dhacay ama hada lagu amrayo in aad samayso

Xarafku waa in macno la yimda sida min ilaa can calaa fii


الاسم

Isimka waxa lagu gartaa


1, يعرف بالخفضِ


Kow hoos dhig kasrah


2, التنوين labo laba shaqal  in laba shaqal gadaal ka gasho laba kordhig laba hos dhig iyo laba god




3 ودخول الف ولام

in ay ka hor marto alif iyo laam sida albayt almasaajid al rajul alkitaab iwm 


4 . وحرف الخفض

In ay ka hor marto xuruufta wax hoos dhigta sida xarfaha hoose


afar in ay ka hormaraan xuruuftaan hoose mid kamid ah 

( من – عن – إلى ـ على ـ

فى – رب ك – ل – ب

والله بالله تالله

وب ت


Sedexda magac ee tanwiinta aqbala

التنوين
ٌٌٌ ٌٌٌ
ًًًً

ٍٍٍٍٍ


1, sedexda magac ee qadata tanwiinta waa koow ismka Kaliyah magaca kaliya ismul mufrad sida fardowsa cali farax iwm


2, jamacii bur buray horay ama dhexda lakin gadal cadi ka ah


3, jamaca dumarka jamac muanath saalim tun tin iwm ogoo jamaca dumarka gadal waxa ka raaca ta aiyo alif


Labada magac ee xuruufta gadaal laga raacsho

Labada ee ee xuruufta gadal ka racdo


1. Jamac mudakar salim waw iyo nuun ama yaa iyo nuun


2 muthana waxa gadal ka raaca alif iyo yaa ama yaa iyo nuun

Muhiimada


3 Jamac muanath waxa gadal ka raaca alif iyo taa

Sida muslimaat مسلم ات

 mar kale ku celi


amac mudakar salim waxa gadal loga dara waaw iyo nuun sida مسلم ون ama مسلِمِيْنَ



Muthana labada shey ama magac waxaa gadaal ka raaca alif iyo nuun sida مُسْلِمانِ مسْلِمَينِ


Waa intaas ee soo xifdi


Sedexda magac mid walba waxa gadaal ka raaca

1 jamac mudakar salim maxa gadal loga dara

2 jamac muanath maxa gadaal loga dara

3 muthne maxa gadaal loga daraa

Casharkaan lagama jawaabayo jawaabaha kii hore ku soo qor


                                          SULAHA

1 .SHEEG shuruuda kalaamka

2 isimka calamadaha lagu karto wax ka sheeg

3. sheeg isimka meeqa ayuu u qaybsamaa

4 muthanaha maxa gadaal loga dara daani iyo deeyni

5. Jamac mudakar salimka maxa gadaal loga daraa duuna diina

6 sheeg sedexda nooc ee magacyada ka qata tanwiinta laba shaqalka

7 ka soo saar magacyada ku dhex jira ayadahaan iyo calamadaha ismka ee mmagac walba ku dhex jira في الصدر الناس من الجنة والناس




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip