Kitaabka Takhliis sifatu salati nabiyi 4aad

0
Sunday May 18, 2025 - 01:17:56 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kitaabka Takhliis sifatu salati nabiyi 4aad

    casharka 4aad 28 ilaa 44 aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

casharka 4aad 28 ilaa 44 aad








3- النية

28. وَلَابُدَ لِلْمُصَلِي مِنْ أَنْ يَنْوِيَ الصَلَاةَ اَلتِي قَامَ إِلَيْهَا 

وتَعْيِيْنِهَا بِقَلْبِهِ، كَفَرْضِ الظُهْرِ أَوْالعَصْرِ،أَوْ سُنَتِهِمَا مَثَلاً، 

وَهُوَ شَرْطُ أَوْ رُكْنٌ. وَأَمَا التَلَفُظُ بِهَا بِلِسَانِهِ فَبِدْعَةٌ مُخَالِفَةٌ لِلسُنَةِ


      Niyada:

28- Waxaa laga maarmaan ah qofka tukanaya inuu qalbiga ka niyeysto salaadda uu tukanayo sida salaadda duhurka ama casirka ee waajibka ah ama tusaale ahaan sunnooyinkooda, waana shardi ama waa tiir. Haddiise uu qofku afka kaga dhawaaqo salaadda uu tukanayo taasi waa Bidco oo kuma soo aroorin Sunnada, mana oran sidaas mid ka mid ah imaamyada ay raacaan kuwa Muqalidiinta ah.


 

 التكبير


29. ثُمَ يَسْتَفْتِحُ الصَلاةَ بِقَوْلِهِ: "اللهُ أَكْبَر" وَهُوَ رُكْنٌ، لِقَوْلِهِ صَلَى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَم: "


Takbiirta:

29- Ka dibna wuxuu ku bilaabanayaa salaaddiisa isagoo leh:" الله أكبر"waana tiir sida uu dhigayo Xaddiiska Nabiga n.n.k. ee oranaya:

Furaha salaadda waa daahirnimada, waxaana salaadda lagu xirtaa Takbiirta: "Allaahu akbar”, waxaana salaadda looga baxaa adigoo salaama naqsada.



 

مُفْتَاحُ الصَلاةِ الطُهُوْرٌ. وَتَحْرِيْمُهَا التَكْبِيْرٌ، وَتَحْلِيْلُهَا التَسْلِيْمٌ".


30. وَلَا يَرْفَعُ صَوْتَهُ بِالتَكْبِيْرِ فِيْ كُلِ الصَلَوْاْتٍ. إِلَاْ إِذَاْ كَاْنَ إِمَاْمَاً.

30- Korna uguma qaadayo codkiisa Takbiirta salaad kasta inuu Imaam yahay mooyee.



 

31. وَيَجُوْزُ تَبْلِيْغُ المُؤْذِنٌ تَكْبِيْرَ الإِمَامِ إِلَى النَاسِ، إِذَا وُجِدَ المُقْتَضَي لِذَلِكَ، 

كَمَرض الِإمَامِ، وَضَعْفِ صَوْتِهِ أَوْ كَثرَة المُصَلِيْنَ خَلْفَهُ 


31- Waana la oggol yahay inuu Muaddinka gaarsiiyo dadka Takbiirta imaamka haddii sidaas loo baahdo sida inuu imaamka xanuunsanayo, 

codkiisa uu hooseeyo ama ay badan yihiin dadka gadaashiis ku tukanaya.


 


32. وَلَا يَكْبِرُ المَأْمُوْمُ إِلَا عَقِبَ اِنْتِهَاءِ الإمَامِ مِنَ التَكْبِيْرِ.


32- Ma oranaya qofka la tujinaya Takbiirta marka uu imaamka yiraahdo ka dib mooyee.


رفع اليدين وكيفيته:


33.يَرْفَعُ يَدَيْهِ مَعَ التَكْبِيْرِ.أَوْ قَبْلَهُ.أَوْ بَعْدَهُ، كُلُ ذَلكَ ثَاْبِتٌ فِيْ السُنَةِ.

Kor u qaadidda gacmaha iyo sida loo qaadayo:

33- Wuxuuna kor u qaadayaa gacmihiisa markuu Takbiiranayo ama ka hor ama ka dib intaba waxay ku soo arooreen Sunnada.


 

.وَيَرْفَعُهُمَا مَمْدُوْدَةً الأَصَاْبِعِ34.

34- Waxaana kor loo qaadayaa gacmaha iyagoo farahooda fidsan yihiin.


 

35. وَيَجْعَلُ كَفَيْهِ حَذْوَ مَنْكِبَيْهِ ، وَأَحْيَانَاً يُبَاْلِغُ فِيْ رَفْعِهِمَا حَتَىْ يُحَاْذِيْ بِهِمَا أَطْرَاْفِ أُذُنَيْهِ.

35- Wuxuuna u dhaweynayaa gacmihiisa "baabacadiisa” isagoo la simaya garabkiisa, mararka qaarkoodna gacmihiisa intaas wuu ka sii sareysiinayaa isagoo la simaya dhinacyada dhegihiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip