
Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-160-183 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah
Size: 57 KB
|
Waxy beeniyeen Qoomkii (Nabi) Luud Rusushii. |
كَذَّبَتْ قَوْمُ لُوطٍ الْمُرْسَلِينَ﴿١٦٠﴾ |
|
Waqti uu yiri Walaalkood Luud Miyeydaan Cabsaneen. |
إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ لُوطٌ أَلَا تَتَّقُونَ﴿١٦١﴾ |
|
Waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. |
إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ﴿١٦٢﴾ |
|
Ka cabsada Allaah Anigana i Adeeca. |
فَاتَّقُوا اللَّـهَ وَأَطِيعُونِ﴿١٦٣﴾ |
|
Idiin Su’aalan maayo Xaqa gaarsiintiisa ajuuro, Ajargaygana ma ahanin Rabiga Caalamiinta korkiisa ma ahane. |
وَمَا أَسْأَلُكُمْ عَلَيْهِ مِنْ أَجْرٍۖإِنْ أَجْرِيَ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴿١٦٤﴾ |
|
Ma waxaad u tegaysaan Ragga Caalamka. |
أَتَأْتُونَ الذُّكْرَانَ مِنَ الْعَالَمِينَ﴿١٦٥﴾ |
|
Maga Tagaysaan waxa Allah idiin Abuuray oo Xaasaskiina ah, waxaad tihiin kuwa Xadgudba. |
وَتَذَرُونَ مَا خَلَقَ لَكُمْ رَبُّكُم مِّنْ أَزْوَاجِكُمۚبَلْ أَنتُمْ قَوْمٌ عَادُونَ﴿١٦٦﴾ |
|
Waxay Dheheen Haddaadan Ka harin Luudoow, waxaad ka mid Noqonaysaa Kuwa laga Saaro magaalada. |
قَالُوا لَئِن لَّمْ تَنتَهِ يَا لُوطُ لَتَكُونَنَّ مِنَ الْمُخْرَجِينَ﴿١٦٧﴾ |
|
Wuxuu yiri (Nabi Luud) Aniga camalkiina waan ka Caraysanahay |
قَالَ إِنِّي لِعَمَلِكُم مِّنَ الْقَالِينَ﴿١٦٨﴾ |
|
Rabiyow iga Badbaadi Aniga iyo ehelkaygaba Waxay Samaynayaan. |
رَبِّ نَجِّنِي وَأَهْلِي مِمَّا يَعْمَلُونَ﴿١٦٩﴾ |
|
Waan badbaadinay Isaga iyo Ehelkiisa Dhamaantood. |
فَنَجَّيْنَاهُ وَأَهْلَهُ أَجْمَعِينَ﴿١٧٠﴾ |
|
Habar ku hartay Cadaabka Mooyee (Xaaskiisa) |
إِلَّا عَجُوزًا فِي الْغَابِرِينَ﴿١٧١﴾ |
|
Katibna waan Halaagnay Kuwii kale |
ثُمَّ دَمَّرْنَا الْآخَرِينَ﴿١٧٢﴾ |
|
Waxaan ku soo Robaynay Roob (Roob Dhagax Naara) waxaana xun Roobka kuwa loo Digay. |
وَأَمْطَرْنَا عَلَيْهِم مَّطَرًاۖفَسَاءَ مَطَرُ الْمُنذَرِينَ﴿١٧٣﴾ |
|
Arintaana waxaa ku sugan Calaamad Badankoodna ma aha Mu’miniin. |
إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةًۖوَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ﴿١٧٤﴾ |
|
Rabigaana Waa Casiis (Adgaade) Naxariis Badan. |
وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ﴿١٧٥﴾ |
|
Way beyniyeen Kayntii Asxaabteeda Rusushii. |
كَذَّبَ أَصْحَابُ الْأَيْكَةِ الْمُرْسَلِينَ﴿١٧٦﴾ |
|
Waqti uu u yiri (Nabi) Shucayb miyeydaan Cabsaneen |
إِذْ قَالَ لَهُمْ شُعَيْبٌ أَلَا تَتَّقُونَ﴿١٧٧﴾ |
|
Waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. |
إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ﴿١٧٨﴾ |
|
Ka cabsada Allaah Anigana ii Adeeca. |
فَاتَّقُوا اللَّـهَ وَأَطِيعُونِ﴿١٧٩﴾ |
|
Idiin Su’aalan maayo Xaqa gaarsiintiisa ajuuro, Ajargaygana ma ahanin Rabiga Caalamiinta korkiisa ma ahane. |
وَمَا أَسْأَلُكُمْ عَلَيْهِ مِنْ أَجْرٍۖإِنْ أَجْرِيَ إِلَّا عَلَىٰ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴿١٨٠﴾ |
|
Oofiya (Dhamaystira) Beega Hana ka mid noqonina Kuwa nusqaamiya |
أَوْفُوا الْكَيْلَ وَلَا تَكُونُوا مِنَ الْمُخْسِرِينَ﴿١٨١﴾ |
|
Miisaama Si Cadaalad ah Ee Toosan. |
وَزِنُوا بِالْقِسْطَاسِ الْمُسْتَقِيمِ﴿١٨٢﴾ |
|
Haga Nusqaaminina Dadka Alaabtooda Hana soconina Dhulka idinka oo Fasahaadinaya. |
وَلَا تَبْخَسُوا النَّاسَ أَشْيَاءَهُمْ وَلَا تَعْثَوْا فِي الْأَرْضِ مُفْسِدِينَ﴿١٨٣﴾ |

0 

Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-160-183 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah
Tafsiirka-Suuratul-Shucaraa-160-183 Li Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahullaah