
Gabay Muruga Duco Dalbasha Sacdiyo Dagan
Waa Walasheen Qaliyah Maxkamad Gaalo Ku Socoto Caruurteedii Sababteeda Weey Ka gulaysanaysaa Ducada ku soo Garabsiiya
Sacdiya Dagan>> Murug Iyo Ilmada ka dhamayn Xasadka Galada Oo Alle noga waramay Iyo Sacdiya dagan sababto
cilmiga uga mashquushay noo ishaaraya
Waa Gabay Calaacal Ah kana Hadlaya Hodonimada Dhulkeenii Gobolkastana waaxa uu canka ku yahay inta ka taqaan ka
sheegaysa aloow walaasheen garabkeeda istaag qofwalba ha u soo duceeyo ducadiini hore weey heshay gabdhediin
alle wa u soo ceshay lakin wali maxkamad iyo daba gal aya lagu haya israacsha ita dhiman walaalayaal
<<< GABAYGAN WAXAN KA TIRIYEY DHACDO IGU DHACDAY,,,,,,,,
INDHAWYD madarasadii ma iman iyo mawlacii altaqwa ,, aduun baa mashquul iga dhigiyo gaalo murankoode
kolba habar mushaar kororsan baa laygu miinayne ,,,, maskaxdaan ka daaliyo qalbiga mooralkoo idile,,,
muqdishiyo hadii aan ka dego mudug banaankeeda ama aan markiyo jawhar dego beeraha afgooye ,,,,
qarhaa hadii aan gurtoon yaanyo goobaysto miyaa gaal imaamuli lahaa iyo habar mushaar dooni,,,,,,,,,
berbera iyo boorame hadan bari salkii aado badaydaa malayga ku jira aan la baxoo shiisho,ama timirta
baar gaal ku taal aan ka cuno baasha miyuu gaal imaamuli lahaa iyo habar mushaar dooni,,,,,,,
burco iyo hadaan tegi aha ciida buuhoodle dhulkaa geela dhalay joogo ee dhayda laga maalo dhiisha
hadii aan cushion dhinac ka soo maalo ama aan madheedhkaa gurtiyo midhaha toon buuxa miyuu gaal
imaamuli lahaa iyo habar mushaar dooni,,,,,,,
gaalkacyiyo cadaadiyo hadaan caabudwaaq aado dhulkaa adhigu
ciidaa yahee ciirta lagu daadsho hadaan xayn adhiya aan dhaqdoon xero ka
meegaarto dhitadaa hadii aan lushaan dhuuqo subagayga miyuu gaal imaamuli lahaa iyo habar mushaar dooni.,,,,,,
Garoowiyo Hargaysiyo hadaan tegi lahaa Laaska meherad hadii aan furtoon miisto badarkayga ama mawlacyada
Sheekh ku yaal aan ka meersado quraanka miyuu gaal imaamuli lahaa habar iyo mushaar kororsan,,,,,,,,,,
Beledwayne hadii aan tagiyo wabiyadaa buuxa ama Buurxakabo Baydhabiyo aan Bakool aado mesegada
hadii aan tuntoon badarka muufaysto miyuu gaal imaamuli lahaa iyo habar mushaar dooni,,,,,,
Gedo iyo hadaan tegi laha goboldaa Waamo macsarada hadaan beerto iyo mooska iyo liinta miyuu gaal
imaamuli lahaa iyo habar mushaar kororsan.
loool habarta musharka doni wa habro marba
mid la iisoo diro nafta ii keenaysacdiya_degan, Today 0:22
walaasheen sacdiyo degan gabaygaas murugada ah bey tirisay ducada kusoo kaalmeeya plz
markasta ood xasuusataan
Gabay Muruga Duco Dalbasha Sacdiyo Dagan
Waa Walasheen Qaliyah Maxkamad Gaalo Ku Socoto Caruurteedii Sababteeda Weey Ka gulaysanaysaa Ducada ku soo Garabsiiya