Watiin Quraan+Tafsiir

0
Sunday August 24, 2014 - 06:31:04 in Wararka by Somali islamic
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Watiin Quraan+Tafsiir

    Allahu akbar Qiraaan Tafsiiir+Qoraaaal Cududaar ma jiro marada dhexda ku xiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahu akbar Qiraaan Tafsiiir+Qoraaaal Cududaar ma jiro marada dhexda ku xiro

Suuratul Tiin

سورة التين

Waxaan ku Bilaabay Magaca Allaaha Naxariista Guud Naxariista iyo Mida Gaarka ahba

بِّسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

<Allaah waxuu yiri> waxaan ku dhaartay Tiinka iyo zaytuunka

وَالتِّينِ وَالزَّيْتُونِ﴿١

Iyo Dhuuri siinana waan ku dhaartay

وَطُورِ سِينِينَ﴿٢

Iyo Baladkaan Aaminka ah (makkah)

وَهَـٰذَا الْبَلَدِ الْأَمِينِ﴿٣

Insaankii waan abuurnay waxaana ka abuurnay toosnaan tan u fiican

لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ﴿٤

Katib waxaan u celinenaa hoos tan ugu hooseeya (Gaboow dartiis)

ثُمَّ رَدَدْنَاهُ أَسْفَلَ سَافِلِينَ﴿٥

Kuwa xaqa rumeeyay mooyee Camal fiicana falay waxay leeyihiin ajar aan og’aynin.

إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ﴿٦

Maxaa kaa dhigay mid beyniya katib markii laguu cadeeyay.

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِالدِّينِ﴿٧

Miyuusan Allaah ahayn inta wax xukunta kan ugu xukun wanaagsan.

أَلَيْسَ اللَّـهُ بِأَحْكَمِ الْحَاكِمِينَ﴿٨




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip